Sign in to follow this  
Jacaylbaro

WIDHWIDH: The RECONCILIATION CONFERECE

Recommended Posts

A_Khadar   

Widhwidh(Jidbaale.com):-Guud ahaanba waxaa burburay shirkii shirqoolka ahaa ee uu tukubaha u siday Kayse Cabdi Yuusuf, oo isagu waayadanba ku taamayey inuu beesha SSC Kala Jabiyo.

Markii aanu la xidhiidhnay qaar ka mid ah odayaasha ruug-caddaaga ah ee ka tirsan degmada Widhwidh, waxay noo xaqiijiyeen in uu isku dhac ku yimi maleeshiya beeleedkii loogu tala galay inay sugaan ammaanka shirka, oo uu gadh-wadeenka ahaa Kayse Cabdi Yuusuf.

Isku dhacanina wuxuu keenay inay wada hadlaan waxgaradka ku dhaqan magaalada Widhwidh iyo maleeshiya beeleedka deegaanka, oo lala damacsanaa in la majara habaabiyo, waxaanay isla qaateen in aysan marna u adeegin kuwa Horgallada ah ee sandareeradu madax martay.

Sidoo kale waxay wararku intaasi ku darayaan in dadweyne fara badan, oo gadoodsani ay ku soo qamaameen goobtii loo xaadhxaadhay shirkii shirqoolka ahaa, ka dibna waxay taasi keentay in meesha lagu kala yaaco.

Waxaana tallaabadan soo dhaweeyey shacabka gobolka Cayn, oo aadna u taageeray Waxgaradka degmada Widhwidh, ee iyagu geed gaaban iyo geed dheerba u koray in aanu shirkaasi shirqoolka ahi marna ka suura galin degmada Widhwidh.

Ciidamo Ayaa waxa ku gadaaman yihiin degaamada ka hoos rogan Dhillaalo, Dandan Bali cad, Xamar lagu xidh. Dhalaamu cune, Ciidaankii Abid ugu xoog badnaa ayaa caawa ka baxay xarumaha ciidamada Buuhoodle saldhigyadooda waaweyn iyagoo degaamada caymeed xaga gamaha ee horufadhi ka sareeya meelo badan ka fadhiya xaalad colaadeed adag ayaa Gobolka cayn laga filayaa saacadagha Soo Socda,Saraakiisha Ciidanka Buuhoodle oo caawa Dula fadhiya Degaamo badan oo Gamaha ka mid ah Captian maxamed Cabdi shiikh Dabcasar {Tuur}.Halkan ka Dhagayso.

Cabdiraxmaan Cismaan Yuusuf

Jidbaale.com

Buuhoodle - Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Widhwidh,(Lasanod Online)- Xubno Wasiiro ah oo katirsan maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay waxay soo gaadheen..

degmada widhidh ee gobolka Cayn.

Xubnahan oo kala ah Wasiirka Duulista Hawada, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo afhayeenka Madaxtooyada Cukuse, Waxana kaloo Weheliyey Maxamed Kaahin iyo rag kale ayaa markii dambe meel koono ah looga saaray magaalada widhwidh kadib markii dadweyne ka cadhaysan imaanshahan wiftigan looga baqay inay weeraraan.

Ciidan beeleed hore loogu talagalay inay shirka amaankiisa sugaan ayaa diiday in shir lagu qabto goobtii loogu talagalay, taas oo sababtay kala shaki ku yimid xubnahan xalay soo gaadhay magaalada widhiwdh iyo kooxda uu horkacayo Kayse Cabdi Yuusuf oo horey ugu sheegay xubnahan in wax waliba diyaar yihiin.

Weli ma cadda inay Wasiiradan noqon doonaan iyo in kale, iyadoo dhinaca kalena ay jiraan ciidan beeleedyo diidan shirkan oo isku abaabulaya degaano dhawr ah oo ka tirsan gobolka Cayn ayna kamid yihiin Xamar lagu xidh, Dhalaamucune, Dandan iyo Balicad..

 

white.gif
Xafiiska Wararka Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ I don't see anything that is hard to swallow, if that fake news makes your day, enjoy it. However the news close to facts is the two above you and listen this man again... Captian maxamed Cabdi shiikh Dabcasar {Tuur}.Halkan ka Dhagayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar so are you saying Horurfadhi and allssc websites are not reliable sources saaxib the Chairman of the Khusuusi and other mps are now in widhwidh

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

A-K,

What if the news turns out to be true? Will you backtrack then? :D

Play it my way saaxib. Take the news as it comes and only refute crazy stuff (such as the Imam being part of Al Shabab or some such nonesense). And, at any rate, even if this news is true and even if the conference was to take place, in your mind (for you believe in the SSC movement) should not change (though I hope that it would of course). In addition, with this being a "peace conference" there is a chance that it might actually fail. Xabadahaaga ag dhigo oo marba qorigaaga cabayso woxo dhan isku mar ha wada ridin dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NG-though me and you are totally a part from this issue but you sound a reasonable comparing with your teammate..

 

What I am saying is not that the news is not true, these said men can defect from ssc like Kayse did, and I don't give about that a dime, but what I am saying and my news feeds are saying is that this conference (from beginning meaningless one) is in collapsing state.

 

But to you though, what do you know about this conference? Can you tell me this so called peace conference is for who, what and between whom? Is it for the two clans fought over Kalshale (which some of your teammate argue that there wasn't clan war)? Is it for peacing between ssc and snm? tell me its agenda, the wanted out comes? Key stakeholders and players?

 

I hope you have the decency to address these questions intellectually rather than just believing your Amiir's madness project.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

AK, I have no idea what this conference is for nor do I know its agenda. The only outcome I hope for is those "green shoots of hope" that I was telling you about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ Hope then your teammate will enlighten and answer my questions above.

 

Let me educate you a bit about this, and let your ears hear something different than your Imaam's madness. There are two groups here sweating this conference to happen. One being Landers and other being Kayse's group, and both are wishing two totally different end results.

 

1. Landers need to isolate Buhodle and use Widhwidh community to help capture Buhodle since Kalshale failed. This can't be called a peace but new occupation so if you believe in a peace, this aint one.

2. Kayse's is there for $$$ and he sells this in any way possible to make money. And he is doing well recruiting more participants (though those he recruited so far seem to make not much difference)

 

 

Having said that, I am seeing landers being very sut*pid and dump here for playing peace game when in fact they see before their faces that this card is already busted. Buhodle elders and those participated the bloody fight over Kalshale loudly denounced and even threatened to attack them. So we can NOT call this a peace conference rather it's igniting another and fresh war.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Jacaylbaro;729803 wrote:
Hard to swallow eh ??? ,,,,,, This is from your own source:

 

Kacdoon laga dareemayo magaalada widhwidh

 

Waxaa manta kulan isugu yimi waxgaradka magaalada widhwidh kulankaas oo ay kaga hadlayeen arimaha ay ka wado maamulka somaaliland sicadna uga soo horjeestay waxaa sidoo kale halkaasi ka dhacay banaanbax illaa subaxii hore ka socday magaalada widhwdh waxaana idiin soo aruurinay codadakii oo dhan, waxaana sidoo kale illaa xalay maanta magaalada buuhoodle ka socday abaabul ciidan oo qaarkood saaka gaaren magaalada dhalaama cune kuwas oo illa xalay deegaanadaas ka baarayay kooxo lasheegay inay usocdaan shirkaas lasheegay in lagu qabanayo magaalada widhwidh kaasi hada markii la arkay ciidamada ku soo qulqulaya aaga furinta hore ee dhalaamo cune u eg mid baaqday ka dib markii ay ku soo dhiciwaayeen kooxaha ku sugan baliharac inay soo galaan widhwidh,

xamse xasan geelle

buuhoodle soomaliya

 

http://www.boocame.com/?p=15862

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Buhoodle,(lasanod Online)- Dadka ku dhaqan degmada widh-widh ee gobolka Cayn ayaa si aada uga cadhooday shirqoollo la sheegay..

 

in maamulka Somaliland ay ka wadaan degmadaasi.

Shabakada Warbaahinta Lasanod Online ayaa waxaa la soo xiriiray qaar kamid ah madax dhaqmeedka degmada Widh-Widh, kuwasoo aad uga xumaa ficillada gumaysiga xambarsan ee maamulka Somaliland ka qorshaynayaan degmada Widh-Widh.

Gudoomiyaha degmada Widh-Widh Aadan Xirsi Dhabarlow ayaa maanta lasoo xidhiidhay Lasanod Online isagoo ku sugan degmada Widh-Widh, waxaana uu sheegay in ay mar kale Somaliland ay wadaan hawlaha ii ku tilmaamay dhul boobka.

Waxaa sidoo kale isna xiriir nala soo samaayey Maxamuud Yuusuf Mire oo kamid ah madax dhaqmeedka ku nool degmada iyo waxgarad kale oo dhamaantood shucuur toodu aad u kacsanayd. Hoos ka dhegayso warbxintii oo dhan..

Halkan Ka Dhegayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^wariyahan wir wir leh baanu widhwidh ka wereysana adeer maad naga deysiid beenta iyo broboganadada shirku gogolxaadhkisu si xawlgi ah bu u socda nabada haka hor iman yaa khadar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this