Sign in to follow this  
Jacaylbaro

WIDHWIDH: The RECONCILIATION CONFERECE

Recommended Posts

Somaliland: SSC militia begin peace talks with Somaliland Government

 

Widhwidh (SomalilandPress)—A well attended peace conference began today in the town of Widhwidh between Somaliland Government officials and members from SSC militia that has been disputing with Somaliland Government’s presence in Sool region. The official peace treaty negotiations that President Ahmed Mohamud Siilaanyo offered to SSC militia have finally begun after months of delicate negotiation by Somaliland officials and elders from the Dholbahante tribe that inhabits parts of Sool and Eastern Sanaag of Somaliland.

 

Representing the Government are Dr. Abdi Aw-Dahir (Minister of Livestock), Mohamud Hashi Abdi (Minister of Aviation), the Presidential spokesman Mr. Abdillahi Mohamed Dahir (Cukuse) and members from both House of Elders and Parliament. Several military commanders and more than a dozen of elders comprised the SSC side are present at the conference meeting.

 

Dr. Abdi Aw-Dahir opened the conference by first thanking all the delegates for being present at the peace conference. Dr. Dahir went on to state that his government was there today to listen the grievances that SSC members have and see how to achieve a lasting peace. Abdirisaq Hassan Ismail who is the finance director of SSC also spoke at today’s event where he expressed the concerns that the sool and buhoodle people have with Somaliland Government. Mr. Ismail went on to say that his people feel marginalised and that currently are not receiving their share of power in Somaliland and therefore it is very important that the Government pays close attention to this discontent.

 

The peace conference is expected to last for several days with security is being provided by the Somaliland National Army based in Widhwidh. Thus far peace conference is being welcomed by all sectors of Somaliland and also the Diaspora community.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Somaliland: SSC militia begin peace talks with Somaliland Government

 

I would change to the title to Somaliland: Four defecto SSC looking for green grass begin talks of getting more green grasses with S/L clan gov.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ your speaker of parliament (Khusuusi leader) wants peace if thats defection so be it but every one is trying hard to bring peace and a long lasting solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Go’aamo Hordhac ah oo Lagu Kala Saxeexday Shirweynihii Nabadeynta ee Widh-widh

 

June 26th, 2011

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland iyo ergooyinka beelaha Beelaha sool iyo buhoodle iyo garabka hubaysan ee SSC ee ka qeyb galay shirweynaha nabadda ee Widh-widh, ayaa maanta si ramsi ah u kala saxeexday heshiis hor dhac ah oo ka kooban 8 Qodob, si loogu gudbo wajiga labaad ee wadahadalada shirweynaha nabadeynta.

 

Heshiiskan hordhaca ah waxa saxeexay dhinaca Xukuumada Somaliland Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahi Cali, ahna madaxa weftiga xukuumada u metalaya wada hadalada shir nabadeedka Widh-widh, dhinaca garabka hubaysan ee SSC waxa u saxeexay Guddoomiyaha Golaha Khusuusiga C/Risaaq Xasan Ismaaciil, waxa kale oo isna wax ka saxeexay madaxa shir nabadeedkan Keyse Cabdi Yuusuf iyo laba Xildhibaan oo ka kala socday Goleyaasha Baarlamaanka kuwaas oo kala ah Md. Maxamed Axmed Barre (Garaad) oo ka socday aqalka odayaasha iyo Md. Maxamed Faarax Qabile oo ka socday Golaha Wakiilada.

 

Heshiiskan hordhaca ah oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararka ee Somaliland.Org waxa qodobadiisu u dhignaayeen sidan:-

 

1- Shirweynaha Nabadda waxa la isla gartay Nabad iyo midnimo waarta oo dhex marta SSC, iyo beesha sool iyo buhoodle iyo dawlada Somaliland.

2- Shirka Nabadda ee Guuleed waxa la isla qaatay awood qaybsi siyaasadeed iyo wada tashi buuxa, waxaana lagu soo qabyo tirayaa wareega dambe ee wada hadalada shirka.

3- Shirka Nabada ee Guuleed waxa la isla qaatay in wixii ku saabsan arrimo ciidan in looga wada hadlo si hoose gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland iyo Guddida gaarka ah ee shirka Widh-widh.

4- Shirka nabadda waxa la isla gartay in la sii daayo maxaabiista dagaal ee SSC isla markaana maxaabiista kale ee loo haysto dambiyada gaarka ah la horkeeno Garsoor lagu wada kalsoon yahay sida ugu dhakhsaha badan.

5- Shirka waxa la isla qaatay in la joojiyo dhul qodista iyo dhul durugsiga aan la ogolayn.

6- Shirku wuxuu ku baaqayaa in la xaliyo shaqaaqadii iyo dhibaatadii ka dhacday Kalshaalle.

7- Shirka Nabadda ee Widh-widh waxa la isla qaatay in ahmiyad weyn la siiyo deegaamada Buhoodle iyo sool oo dib u dhac badani ka muuqdo si loo gaadhsiiyo gobolada kale ee dalka, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, caafimaadka,biyaha iyo wixii la mid ah.

8- Shirka Nabada waxa la isla qaatay in si kama dambays ah loo qaato gogol nabadeed oo ay ka soo qeyb galaan SSC iyo beesha sool iyo buhoodle inta shirka ka maqani.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Widh Widh ( Radio Laascaanood )-- Maxaad Kala Socotaa in Xubno Cali Khaliif Ku Jiro ay Khadka Telefoonka Kaga Qayb Galeen Xidhintaankii Shirkii Widh Widh

 

 

 

Widh Widh ( Radio Laascaanood )-- Maxaad Kala Socotaa in Xubno Cali Khaliif Ku Jiro ay Khadka Telefoonka Kaga Qayb Galeen Xidhintaankii Shirkii Widh Widh

 

 

 

Sida warar hoose iyo ilo xogogaal ahi u sheegeen radio laascaanood saxaafadaha kalena qaarkood heleen ayaa naloo xaqiijiyey in xubnaha G 6 ay ka qayb galeen xidhitaankii shirkii widh widh uga socday Beesha SNM iyo Xubno Sheegta SSC Garabkii ay Hogaamiyeen Xaglo Toosiye iyo Labo Isim oo ka mid ah isimada beelaha ssc

 

Prof. Cali Khaliif oo isagu hormood muuqda ka ahaa abaabulkii shirkii khaatumo ee lagu qabtay wadanka UK magaalada London iyo xubno kale ayaa shirkii galabta xidhitaankiisii kaga qayb galay khadka telefoonka taasoo cadayn u noqonaysa warar hore laysula dhex maraayey in G6 iyo hogaanka Xaglotoosiye iyo Gudoonkii khusuusidu inay tallo ay dhamaayeen uga qayb galeen shirka widhwidh isla markaana qodobada inta dib loo dhigay inay iyaga iyo siilaanyo ka wada fadhisitaan gudoonkooda.

 

 

 

Dhinaca kale Saleebaan Ciise Xaglo Toosiye oo dhawaan warbaaxinta siiyey waraysi muuqaal ah ayaa si toos ah u cadeeyey in shirka widh widh ka socdaa uu yahay shir muhiim ah loona baahan isagoo dhinaca kalena eedayn dusha uga tuuray ururka Nsum

 

 

 

Dhinaca kale wararka ayaa sheegaaya in hogaankii nairobi u kala jabay labo garab oo kala ah garabkaan heshiiska la galay jabhada SNM oo uu hormuud u yahay saleebaan xaglotoosiye, Halka garabka kale uu hogaaminaayo Gudoomiye Kuxigeenkii SSC oo isaguna u jabay ama gaashaanbuur la noqday hadhaagii ama xubno ka hadhay ururkii NSUM oo intoodii badnay ka qayb gelin shirkii London balse gudoonkoodii Maxamed Cali Mire ku biiray Hogaankii Nairobi ee hada la midoobay Maamulka Soomaalidiidka.

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee hadii arimahaan sidaan u dhacaan ayaa waxay ku noqonaysaa dhabar jebin dedaalkii loogu jiray sidii midnimo buuxdo loogu heli lahaa beesha ssc iyadoo isimada beelaha ssc hore ugu baaqeen in dholbahantenimo lagu midoobi karo balse aan ururo aanay cadayn siyaasadoodu aanay midayn karin beesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;730877 wrote:
Somaliland.org weli warka ma soo tebinaysaa. Let us hope in uu fashilmo.

Mar Kiisii horeba waxa uu ahaa shirqool fashil ah, waa munaa faqnimo iyo been

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this