Sign in to follow this  
Jacaylbaro

WIDHWIDH: The RECONCILIATION CONFERECE

Recommended Posts

A_Khadar   

Successionists need help with staying consistant..

 

This shows how week your project is all about. There were tons of pages and threads opened between JB, XX, Suldaan and Saalax about closing borders, capturing buhodle, widhwidh etc. Now all you have is peace conference.. Ma danbaa idiin run sheegtay.

 

Plus where is the pics, well known people attending this called peace conference. This is all talk.

 

As I said before SSC people need no peace with people already occupying their towns and homes. This is insult on the face talking peace while occupiing ones homes.

 

Suldaan why having peace conference when you were arguing there was no clan war on the other thread?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Buhoodle,(lasanod Online)- Deegaanka Widh-Widh ee gobolka cayn ayaa la sheegay in lagu qaban doono shir lagu sheegay inuu yahay gogol nabadeed

 

Arrintaas waxaa si weyn uga soo horjeestay qaybaha kala duwan ee bulshada reer SSC gaar ahaana kuwooda ku dhaqan magaalada Buuhoodle iyo guud ahaanba gobolka Cayn.

Odayaasha gobolka Cayn oo maanta shir balaadhan ku yeeshay hoolka shirarka ee magaalada buuhoodle ayaa si weyn uga soo horjeestay shirkaasi lagu qaban doono degmada Widh-Widh ee gobolka Cayn, waxaana ay sheegeen hadii shirkaasi lagu qabto degmada widh-widh in ay ka dhici doonta mashaqadii ka dhacday deegaanka kalshaale oo kale.

Sidoo kale waxaa arrinta degmada Widh-Widh ka hadlay saraakiisha ciidanka ee reer buuhoodle waxana ay sheegeen in ay ugu baaqayaan dadka reer Widh-Widh in ay isakaga baxaan degmada Widh-Widh, iyagoo ku goodiyey in ay madaafiic ku garaaci doonaan.

Captian Maxamed Cabdi Shiikh Dabcasar {Tuur} ayaa waxaa uu si cad oo aan gabasho lahayn uu u cadeeyey inay weerar ku qaadi doonaan degmada WidhWidh, waxaana uu sheegay captian Tuur inay ka go'antahay weerarka degmadaasi hadii shir lagu qabto.

Dhinaca kala waxaa maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, taas oo ku aadan xaalada kasoo cusboonaatay degmada labaad ee gobobolka Cayn ee Widh-Widh.

Isku soo wada duuboo gulufkan colaadeed ee hada ka taagan degmada Widh-Widh ayaa waxaa uu kusoo beegmayaa xili xalay Horgale Kayse Cabdi Yuusuf oo hore uga tirsanaanjiray Ururka SSC xilna kasoo qabtay Puntland, hadana u shaqeeya Somaliland uu sheegay in degmada Widh-Widh uu shir ka dhici doono oo ay kasoo qayb gali doonaan ila 400 oo Ergo sida uu hadalka u dhigay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Kulana balaadhan oo maanta ay isugu yimaadeen aqoonyahanka waxgaradka isimada cuqaasha ayaa waxaa ay kaga hadlayeen arimaha uu maamulka snm ka wado magaalada widhwidh taasi ay ku tilmaameen mid wax kama jiraan wax uqabsoomayna majiraan umana qabsoomi doonaan widhwidh na waa degmo kamida g/cayn maamulkana snm waxaanu ku dagaalanay kalshaale oo cidlawidh widh oo degmo g/cayna hadaanu ka bixin waxa dhaca anagu masuul kama nihin cid shirkaasi iyo arimahaasi lasocotaana majirto haday tahay dadka reer buuhoodle iyo kuwa reer widhwidh.

 

Anaga wax khilaafana nagama dhexeeyo waxaana u sheegaynaa dadka horgalada inay kabaxaanwaxa ay ku jiraan maadama ay dadkooda u afduubayaan meelaan dani ugu jirin oo bohol ah anagu waaa isku kaayo mid hadaba hana lagabaxo arimha g/cayn faraha inta hadeera.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

This kind of cyber talk defines more about the simplicty of your project. Kayse can play games and make money out of this while you all clapping... What is the peace for and who is attending and it's who and who? The closest place to widhwidh is Buhodle and above video tells their stand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Is that all you have..

Peace is good and that part of the region is peaceful now except your sicken project jeopardizes all the time the peace that neighbors wants. If you meant for peace take your murders back to their homes. At least promote that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah Wasiiro iyo afayeenka Madaxtooyada Somaliland oo cawa widhwidh so gaadhay

 

Wararka hada naga so gaadhay Magaaalada widhwidh ayaa cawaa ku so waramaya in magaaladasi ay gaadheen wasiiro ka tiirsan Xukuumada Somaliland iyo saraakiil iyo ciidamada wada socda. Waxa lagu soo waramaya in ay kalo kamid ahayeen xubno xildhibaano ka mid ah barlamaanka Somaliland.

Wasiirada cawa soo gaadhay Magaalada widhwidh ayaa waxa ka mid aha Wasiirka duulista iyo hawada wasiirka xanaaha xoolaha iyo afayeenka Madaxtooyada Somaliland Cukuse waxa kalo ka mid ah Afayeenka Xisbiga kulmiye Mujahid Maxamad kahin.

 

Xaalada guud eeh magaalada widhwidh ayaa degan oo waxa la filaya in beritoole shirku furmo oo u dhexeysa beelaha degan Degmada Widhwidh iyo buhoodle iyo xukumaada Somaliland wana wejigi koobaad eeh gogoshi nabada eeh u fidiyey Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo

Mahana shirki ugu danbeyeey eeh ka dhici doona Degmada widhwidh wa mid taxana wa sidu weftigu u sheegey. Wararku waxay inta ku darayan in Amaanka guud eeh degmada widhwidh gaar ahaaan magaalada widhwidh aad lo sugay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;729545 wrote:

There were tons of pages and threads opened between JB, XX, Suldaan and Saalax about closing borders, capturing buhodle, widhwidh etc. Now all you have is peace conference.. Ma danbaa idiin run sheegtay.

Borders are closed and closed already adeer unless you're blind ...........

 

Miyaan sii faahfaahiyaa ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Leezu   

Somaliland clan members shouldnt talk about peace when occupying someone who doesnt wanna be part of Somaliland, the thing I dont get with Somaliland is they put a mask on their face claiming to be peaceful while slowly trying to occupy other peoples land to get their "independence borders".

If you want to secede atleast stop trying to force people into Somaliland, why is Somaliland even going into these areas who clearly do not want to be part of them?

You wanna make "peace" in SSC areas why dont you go into other areas of Somalia and make peace aswell? Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafti ka socda Xukuumadda iyo Goleyaasha oo u Amba-baxay Shirka Nabadaynta ee Widh-widh

 

waftiga waxa ka mid ah Wasiirada Xanaanada Xoolaha, Duulista hawada, Xildhibaano agaasimeyaal guud, la-taliyaha Madaxweynaha ee Bariga” Xil. Qabile

 

Burco(Waaheen)-Wararka la helayo Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer aya sheegaya in habeenkii ay xalay ay Magaaladaasi gaadheen Wafti ka socda Xukuumadda iyo Golayaasha Baarlamanka oo ku sii jeeda Degmada widh-widh oo lagaga hadlayo Nabadaynta Bariga (Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle, kaasoo aan ilaa hada la ogayn wakhtiga uu qabsoomi doono,.

 

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Masuuliyiinta ku sii jeeda Widh-widh oo xalay Wargeyska Waaheen kula xidhiidhay Khadka Talefoonka isaga oo ku sugan Magaalada Burco, waxa uu sheegay in aanay ergada Dawlada ka socotaa ka mid ahayn beelaha Gogosha loogu baaqay ee la xaajinayaan, balse cida kaliya ee ay la hadlayaan ay tahay cid ay ka go’do talada Beesha Reer Widh-widh iyo Deegaamada kale ee la halmaala, isaga oo carabka ku dhuftay in shirkaasi aanu noqonayn mid ku koobnaada shakhsiyaad iyo beel gaar ah, laakiin ay doonayaan inay kula fadhsiitaan dhamaan beelaha Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle si mar looga wada doodo tabashadooda dhinacyada Siyaasada iyo dhaqanka labadaba.

 

isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi ” waxaanu joogno caawa{Xalay} Burco, waxaana laga yaabaa inaanu saacadaha soo socdo gaadhno jiida Deegaanka widh-widh, halkaasoo aanu u tagayno shirkii Nabada ee uu Madaxweynuhu ugu baaqay beelaha deegaamadaasi, kolay qoladayada Xildhibaanada ahina waanu ogaysiinay shir-gudoonka hawshaasi, markaa shirkaasi oo aan iminka wakhtigiisii aanu cayinayn, lana doonayo in uu noqdo mid aan ku koobnayn Siyaasada ee uu dhaqan lahaado ayaanu u soconaa, waxaanan rajaynayaa inuu noqon doono mid midho dhala”

 

Xildhibaanku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi ” Tabasho hadii ay jirto waxa muhiim ah in laysu yimaado oo shirka laga sheego waayo waxa iminka loo socdaaba tabasho ah, markaa anagu hadii ay reer widh-widh kala qaybsanyihiin cid gaar ah oo aanu la shiraynaa majirto, Kaysena Magaca Beesha uu ka soo jeedo ma wada metelo, markaa taasi waxaan filayaa inaanay ahayn mid suurto geli karta, shirku wuu qabsoomayaa, cida loo qabanayaana waxaa looga baahanyahay inay wixii ay ka cabanayso sheegato, anigoo aaminsan in uu shirkani fursad weyn u yahay oo wakhtigeeda leh, oo balanteeda leh. Golayaasha sharci dejintana waanu u gudbinay oo waxaanu ku nidhi shirku yaanu noqon mid ku koobnaada dhaqan uun e waa in hoos loogu daadego hawshiisa oo siyaadasa qaybteeda la siiyo”.

 

Dhinaca kale Xildhibaanku waxa uu sheegay in Xubnaha Waftiga ay ka mid yihiin Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Duulista Hawada, la taliyaha arimaha Bariga ee Madaxweynaha,Agaasimaha guud ee Caafimaadka, Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida, Afhayeenka Madaxtooyada iyo xubno kale oo aanu magac dhabin balse sida uu sheegay deegaamadaasi ka soo jeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah Gudoomiyihi Iyo golihi Khusuusiga ssc oo shirka widhwidh ku so biiray hadeer.

 

Buhoodle (saraarnews) Gudoomiyaha iyo Golihi Khusuusiga kooxda Nabaddiika ahayd eeh ssc oo ay weheliyan saraakiil sarsare oo ciidan iyo wafti balaadhan oo ay hogaamiynayan ayaa hadeer ku so biiray shirka ka furmay degmada widhwidh oo lagu wado inay noqoto xarunta gobolka buhoodle imikana ay ka ocdaan dhismayaashi mamuulka gobolka iyo xafiisyadi laamaha kale eeh dawlada Somaliland.

 

Waftigan ayaa saaka sagaalki Subaxnimo ka so kictimay degmada inteeda badani xadka la shisheeyso eeh buuhoodle waftigan gudoomiyihi Khusuusiga Gudoomiyaha Cabdirisaaq Gacmay, waxa ka mid aha mudane cismaan cali cali iyo nin la yidhaahdo Mohamad case waxayne ka mid noqon doonaan ergooyinka Balaadhan eeh shirku uga soconayo waxana la filaya inay shirka gelindoonaan naf cusub waxana la filaya inay so dhesyo sidii dadka degaankasi wax ula qabsan lahaayeen walalahooda Somaliland.

 

Sidoo jkale waxa laga dareemaya buuhoodle iyo deganada ku xiirayn rabitaanka dadkaasi u qabaan nabada iyo so dhoweynta shirka widhwidh inkasta oo ay jiraan kooxo dumarka iyo caruurta ku baaadha deganadas colaadana aan waxba ka tarin

wixi rar ah eeh ka so kordha xalaada ah ka so kordha kala soco saraarnews.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

All I see is cheap talk & nac nac.. Show me pics/video for those who attended or it's for security purpose not to show..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this