Sign in to follow this  
Liibaan

Declaration of the Consultative Conference of SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Abokor Omar;715287 wrote:
SSC are the new Jehovah's witness and they will bring a meeting to a hall near you.lol

And so-called Somaliland/ Somalidiidland/ SNM are the new Zionists, their clan secession project is based on victimhood mentality, and at the same time they are waging clan wars on their neighboring regions like Awdal, Maakhir and SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh - Former Prime Minister of Somalia " Somaliland waa inay nabad ama khasab kaga Baxdaa Dhamaan Dhulka SSC"

 

Xaflad loogu dabaal degayo gabagabadii shirkii khaatumo ee aqoon yahanka iyo waaya araga SSC ku yeesheen magaalada London intii u dhaxaysay 21-24 April 2011

 

165187_181067225248809_100000365982024_4

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SSC%20cartoon1.jpg

 

Thursday, April 28th, 2011|

Jaaliyadaha SSC ee ADuunka oo taageeray Shirkii Khaatumo (Akhri)

waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan war baahinta s.s.c ee xalaasha ah gaar a haan warbaahinta caalamiga ah ee boocame.com,

 

anago ah jaliyada ssc ee ku dhaqan dalka yemen gaar a haan magaalada san,a , anigoo ah gkuxigeenka jaliyada s.s.c ee ku dhaqan dalka yemen gaar a haan magaalada san,a ee xarunta dakaas amaba xarunta dalka tahriibta soomaaliyeed ,

 

kuna hadlaya afka gudida jaliyada iyo bulshaweenta ku nool san,a ee u dhashay degaamada s.s.c ,

 

waxaanu halkan ku taageerinaa boqolkiiba boqol ama mi a fil mi a taageero bogaadin iyo hambalyo ba udirinaa goaamadii ka soo baxay shirweynihii ay soo qaban qaabiyeen aqoonyahanada u dhashay s.s.c ee ka dhacey hada wadanka ingriiska taariikh du markii ay aheyd 21_2442011 shirkaas oo aqoonyahanku u bixiyay khaatumo,

 

waxaanu mar labaad taageero gal iyo laab ah hambalyo kal iyo laab ah u direynaa gaar ahaan,

 

1 aqoonyahanka

 

2 gudidii qaban qaabada shirka

 

3 ururka dhalinyarada ee sudo

 

4 hogaanka iyo kxigeenkiisa col sabarey

 

5 hogaanka nsum

 

6 isimada sida labo garaad jaamac garaad cali buraale iyo dhamaan jaaliyada s.s.c ee uk ,

 

waxaanu leenahey guul gobanimo dhamaan shacbka s.s.c meelkasta ay joogaan

 

anigo ah gudoomiye kxigeenka jaaliyada s.s.c ee magaalada san,a

 

craxmaan axmed cismaan waraabe dheere asc wa bilaahi toofiiq

 

——————————————————————————————

 

Anigoo ah Aadan Axmed Muuse Tulud (Aadan dhagool), anigoo ku hadlaya magaca jaaliyada SSC ee Newzealand gaar ahaan jaaliayada ssc ee magaaladan Auckland, sida xaasakayga fartuun maxmaed axmed iyo caruurteena, Maxamuud xaaji hiirad warase iyo xaaskiisa Aamina geelle maxamuud iyo caruurtooda iyo guud haan jaalidaya ssc aucklanad iyo waliba Newzealand waxaanu marka hore salaan iyo mahadnaq u diraynaa xubnaha warbaahinta ssc gaar ahaan bahda boocame anagoo ugu hambalyeynayna siday dadkooda iyo dalkooda ugu hagar baxeen iyo wararka xaqiiqda ah ee ay hadh iyo habeen ka soo tabinayaan.

 

Intaa kadib waxaan halkan si wada jir ah oo midnimo iyo maamus sare leh hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa halyeedadeena ka qaybgalay ee ka midho dhaliyey shikii khaatumo siiba waxaanu si gaara u taageeraynaa una soo dhawaynaynaa go’aamada geesinimada leh iyo midnimada ay muujiyeen hogaamiyaasheena kala ah Eng. mohamed Ali Mire iyo Dr. Suleyman Is se Ahmed, taasna waxaan u aragnaa guul labaad oo u soo hoyatay Ummada ku abtirsata SSC ka dib go’aandii khaatumo iyo ayaha SSC, waxaana ku rajo waynahay hadii halkaa laga sii amba qaado in goor dhaw guushaa midhaheeda la guran doono INSHA ALLAAH halgankeenu uu najaxi doono ileen horaa loo yidhi ilko wada jir bay wax ku gooyaan Ummadina wada jir bay himilladeed ku hanataa.

 

ILAAHAY TUBTA TOOSAN HA INA WAAFAJIYO

 

——————————————–

 

DHAMAAN QURBA JOOGATA KU DHAQAN BOSTON. AM IYO AGAGAARKEEDU WAXAY TAAGEERO IYO HANBAALYO

U DIRAYAAN SHIKII KHAATUMO EE KU SOO DHAMAADAY UK. WAXAANAY ILAAHAY UGA BARYAYAAN INUU NOQDO

KII LAGU NAJOXO DHAAM *********** MEELKASTUU JOOGO

 

ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH

DHAMAAN DAGAAAAAAAAAAAL

DHAMAAN GUUUUUUUUUUUUUL

DHAMAAN XORNIIIIIIIIIIIIIIIIMO

DHAMAAN BARWAAAAAAAAQO

DHAMAAN DIB U DHIIIIIIIIIIIIIIS

 

————————————-

 

aageerida Shirka Khaatumo ee beelwaynta *********** ee Gobolada SSC.

 

Gudoomiyihii Hore ee jaaliyada SSC Malaysia oo si buuxda utaageeray shirka Khaatumo ee Gobolada SSC

waxaa taageerid mudan shirwaynihii SSC ee ka dhacay wadanka UK looguna magacdaray “Khaatumo” waxaana shirkaasi u dhacay si habsami ah oo aad iyo aad uwacan waana loobaahnaa shirkaasi inuu dhaco laguna mideeyo fikirka beesha waxaana ka soobaxay go’aano midho dhal ah, waxaana isugu yimid aqoonyahanadii SSC ee indhaha u ahaa wadanka loona baahnaa inay dhibaatada maanta gobolada SSC haysata sidii ay uga samata bixin lahaayeen ilaah baa wax samata bixiyee, waxaana maanta muuqatay in ay beeshu isku fikir tahay iskuna duubantahay maadama ay Hogaankoodii si kal iyo laaba utaageereen una daba fadhiisteen waayo umadi madax la’aan ma noolaato.

Sikastaba ha ahaatee waxaa Qabsoomay Shirkii loobaahnaa ee SSC inay gudo iyo dibadba ay ka muuqdaan inay horumarka goboladooda iyo xoraynta gobolada maqan aysan indhaha kala laabanayn maadaama ay yihiin indhihii goboladooda ama aqoonyahaniintii berito iyagu hogaamin lahaa shacabkooduna ugu daba fayli lahaa.

Hadaba waxaa shirkan uu noqondoonaa mid lagu diirsado oo lagaga samato baxo dhibaatooyinka maanta jira.

Gudoomiyihii Hore ee Jaaliyada SSC ee wadanka Malaysia oo isagu hada kusugan wadanka Thailand ayaa taageeray isaga oo halkaas u jooga dhamaystirka waxbarashadiisii uuwatay waxaana uu ku tilmaamay mid macquul ah oo midho dhalidoona.

 

Dr.Mohamed Abdirahman Muuse…(Dr.basbaas)

 

Thailand Bangkok

 

—————————————————–

Salaama calaykum dhammaan Bulshada SSC dibad iyo gudaba, haddaannu nahay jaaliyadda SSC ee dalka Noorway waxaannu taageero buuxda u diraynaa shirkii Khaatumo ee guusha ku dhammaaday, waxaannu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa aqoonyahanadii soo qaban qaabiyey shirkan oo runtii meeshii la rabay dhigay.

Waxaan kaloo hanbalyo taa lamida u dirayanaa Jaaliyadda SSC UK gaar haan Jaaliyadda Lodon oo runtii sida ay u qaabeeyeen shirkaas ummadda soomaalida meel kastooy joogto ku ammaaneen intaan ahayn cadwga SSC oo iyagu aad uga naxay quruxda iyo guusha meeshaas ka dhacday.

Waxaan kaloo ammaanaynaa hoggaanka SSC iyo ururka NSUM heshiiska ay ku midoobeen waxaanna leenahay guushaas maanta la gaadhay yaan la dayicin walaallayaal.

Dadkii dhuka joogayna waxaan leenahay walaalyaal qorbojoog midawdaye waana soosocotaa e idinkoomida aan idiin nimaadno, mar dhawna idinka ayaa ka tashandoona masiirkiinna oo soomaalidiid danbe waa ka xaraan xero daraawiisheed, taaku niyad samaada.

Cabdi Ciise

Oslo/Norway

——————————-

 

Dhamaan bulsho weynta u dhalatay gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn e ku dhaqan wadanka Holland waxay hambalyo iyo bogaadin farxad ku dheehantay i dirayaan dhamaan aqoonyahanadii ka qayb galay shirkii KHAATUMO ee ka dhacay London waxaanna taageersannahay dhamaan go,aamadii kaso baxay shirka KHAATUMO ilahayna waxaan ka baryaynaa inuu nooga dhigo kuwo wax ku oola oo aynu ku rayno anaguna hadaan nahay jaaliyaad SSC e Holland waxaan hiil iyo hooba la garab taaganahay maamulka SSC e u madaxweynaha u yahay DR.Saleeban Ciise Ahmed Kaar(Xaglotoosiye).Waxaan salaam gaar ah oo sharaf iyo midnimo ku dheehantahay u diraynaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay shirkaas sharafta leh intii so qaban qaabisay ee kaso shaqaysayna ilahay subxaana wa tacala khayrka iyo wanaaga ay garteen in ilahay ajar kasiiyo. Waxaan halkan salaan iyo mahadnaq ugu dirayna gaar ahaan:

 

1.DR.Saleeban Ciise Ahmed Kaar(xaglotoosiye)

2.Prof.Ali Khaliid Galaydh

3.Garaad Jaamac Garaad Ismail

4.DR.Jamac Abshir

5.Ahmed Diiriye Mohamed

6.Mohamed Ali Mire

7.Gudoomiyaha jaaliyada SSC e UK iyo dhamaan Gudiga jaaliyada SSC UK

8.Jaaliyada dhalinyarada Sudo

9.Fanaanadeenna qaran Saado Ali Warsame(Saado Cumaani)

10.iyo dhamaan dadkii ka qayb galay shirkaas iyo intii gacanta ka geysatayba.

 

waxaan leenahay shirka KHAATUMO ilahay khayrkiisa ha ina siiyo kii soomali khaatumo iyo khayr u wada noqda allah ha ka dhigo dadkeena iyo dalkeena kii wanaag iyo horumar u horseeda allah ha inooga dhigo aamiin aaamiin.

 

waa bilaahi tawfiiq!!

 

———————————————

 

Waxaan anigoo ah caynaashe Cabdirahman kuna hadlaya magaca jaaliyada Calgary, ee wadanka Canada

mahad baladhan marka hore amaan aan la soo koobi karin hawada u soo marinaynayaa shabakada Boocame

siiba hogaamiyaheda Maxamuud Boocame oo kaalin libaaxnimo kaga jira warbaahinta xalaasha ah .

Ta xigta waxaan hambalyo aan la soo kobi karin hawada u soo marinayayna jaaliyada reer london

oo Baal dahaba ka gashay tariiqda midnimada SSC hambalyo hogaamiye Cabdilahi ******* iyo ciidankiisa.

Ugu dambeyn waxaan u bogaadinaynaa aqoonyahandii iyo wax garadkii jaaliyada SSC

ee go'aamada geesinimada ah isku garab taagay qadiyada xalaasha ah ee dadkoodu hore u gaadheen.

Waxaan ku soo gabagabaynaynaa "No SNM, NO SSDF, Yes SSC& Somalinimo.

----------------------------------------------------------------------

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ssc.jpg

 

Taageero Ka Timi Jaaliyada SSC ee Malmö Sweden

 

By Taleex Media at a day ago | 6:04 pm

Hadaanu Nahay Jaaliyada Malmö Sweden Waxaan Halkaan Taageero buuxda oo Kal iyo Laab Ah.

 

Ugu Diraynaa Shirkii Khaatumo ee Kadhacay Lodon April 2011 oo sida fiican ugu dhamaday iyo waji Wanaagsan

 

Waxaan Halkaan Uga Mahadnaqeenaa Ragii shirkaa soo Qabanqaabiyey,oo Laga xusikaro bulshada Mandaqada SSC ama *********** Oo uu koow Kayahay Gudoomiyaha Shirka Cali Ciise Cabdi Iyo Raga badan oo Ssc Dhexdeeda sumcad kuleh.

 

Waxaa kaloo Xusid Mudan Oo aan u bognay sida ay isugu tanaasuleen Ururka NSUM Mahamed Cali Mire Khayr Alle hasiiye,Iyo Saleebaan Ciise Ahmed Sida wacan ay isugu tanaasuleen.

 

Waxaa na soo gaadhsiiyay Taageeradan, Xamdi Canbaashe Cilmi Iyo Ibrahin Sudi (jantiile) Waxaan Leenahay Guul Iyo Gobanimo,SSC ***********,

 

WAbilahi Tawfiiq,

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';715644 wrote:

 

 

 

 

 

Shacabka Laascaanood oo Taageeray Shirkii London

Listen to 3:07 - 3:12

 

He was about to say what?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

AfricaOwn;717513 wrote:
Listen to 3:07 - 3:12

 

He was about to say what?

Don't you understand basic Somali? He said he supports the SSC Conference in London UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';717517 wrote:
Don't you understand basic Somali? He said he supports the SSC Conference in London UK

Just before he said 'ssc" he stopped himself from saying what?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

Cabdimalik Askar Oo Ka Warbixinaya Shirkii Khaatumo,ayaa wuxuu si faahfaahsan uga waramay go'aamadii kasoo baxay shirkaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this