Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

Taleexi   

@ Zack.. Amba is idhi. Al Miskiin shukaansiga reer waqooyiga meel ha uga dhicin saaxiib. As you know fast pace buu adduunkii noqday so, reer waqooyi shukaansi has become more assertive and to the point tusaale ahaan mid reer waqooyi ah baa beri gabadh shukaansaday markaasuu ku yidhi nabad sow ma aha, saas bay u egtahay ee dantaada ka hadal bay ugu jawaabtay, markaasuu yidhi ii dhiib, markaasey tidhi maxaan kuu dhibaa? ma deyn baad nagu lahayd markaasuu ku yidhi dee haddaa iskaba daa, markaasay tidhi horta ma dulqaadkaa kugu yar, maxaad isla xanaajisaa marka lagu waydiiyo inaad muraadkaaga ka hadashid.... To be continued.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyah lol, may xaasidnimo maaha, inuu af adayga barto baan uga baqay, hadhow ma karo inuu gar iyo mag loo soo doonto. Mida kale, nin reer waqooyi hadlaya u maleeyey inay dagaalamayaan, inuu ka ag fogaado masaajidka Mississauga maba aha. Could be dangerous for him self, and everyone around him lol, marka it's about his safety :)

 

Oba lol hee sxb, macalimiinta afkaan yaqaana way soo bateen yaa, but I think Maaddeey xoogaa biyo lagu cabuu inagu soo tuuray, si fiican buu inoo waabsaday, ma yaqaano baan is idhi :), intuu soo qoray anaaba horay u maqlay.( I think)

 

Taleexi lol, meelba uguma dhacayo, anigu waanba taageeraa afkaas e, Sheekhada bal noo sii dhamee lol "dantaada ka hadal" as I said, they cut to the case, warwareeg badan ma soconayo. "Ala maanta hawadu fiicanaa" iyo sheeko baraleey badani ma jirto. Hawada bal maxaa ka galay lol, dantiisa muu ka hadlo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Reer waqooyigu filimada hindida ma badsadaan.,... Action iyo cowboy movies baa nafta ka qaaday...... cimilada wanaagsan, bilicda dharkeeda, dhalaalka dhabankeeda, sunniyaheeda dhidban, dhexdeeda yar, qoorteeda dheer, dhoola caddayskeeda, waxaas oo dhan ugu ninka reer waqooyiga ahi waa la dhacsan yahay balse muxuu ka sheegsheegaya inuu si degdeg ah ku helo buu rabaaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lool is that af maymay? walee somaligii way aaseen...all i understand is fulaynimadii blahblah

 

actually I used to watch Indian Movies and im not kidding even though I can freaking predict the ending ..waxa arki jiray anoo oyaya LOL..I stopped watching them lately though..i guess at some point you decide they are not worth watching! the same thing over and over again LOL..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

It's a beautiful thing. It'll be on the highway/road signs all over the country soon so you people the sooner you stop complaining and start embracing it, the better.

 

Try this song.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher... reer Aw Bakeyle loo dhaaranooyaa. Ka qeelada badan fitnada wada ninka sarwaalka cad watey waano iyo talo fiican buu jeedinaye. Laakin Somalis listens to sheedanka ah who himself never goes to fight. loooool they killed the wrong guy,

 

 

loooooooo@cunuga anaga ma dhalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

oba hiloowlow;711769 wrote:
Qof maa jiro oo garanaaya af Maay? Hadii ay jiraan kuso qoraa wixii aad kaseysaan
:)
.. Lahjadaas sounds cool inaan bartaa rabaa lol. Anyways i apreciate hadii aad kuso qortaan some basic meanings.

Oba, Same here. Thanks for starting this thread, hope we both can learn something from our brothers/sisters who speaks Af Maay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maaddeey;711886 wrote:
Zack, maahmaahda 'marti kooytaa ama kooyninaa 12deey kalaanjiyaa fadee' waxay ku timid Nin hilibka intuu jar-jarto markuu cayriinka yahay xaaskiisa u karin jirtay. 'kalaanji' waa hilibka suqaarka ka waaweyn. maalin buu 12 gabal ka dhigtay, markuu soo laabtay ayaa wax yar loo keenay, maxaa dhacay markuu yirina 'marti kooyti' baa loogu jawaabay markaasuu ku jawaabay intaa kore!.

Thanks for explaining the Sababul Nazuul of this proverb. Iney meesha deyn ku jirto waan gartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Aaliyyah;711925 wrote:
^lool is that af maymay? walee somaligii way aaseen...all i understand is fulaynimadii blahblah

 

actually I used to watch Indian Movies and im not kidding even though I can freaking predict the ending ..waxa arki jiray anoo oyaya LOL..I stopped watching them lately though..i guess at some point you decide they are not worth watching! the same thing over and over again LOL..

 

To be fair, inagaa aasney luuqada, Maay is the real ,original, Somali language, while Maxaa tiri is the diluted, changed version of Somali.

 

Check this enlightening interview with Prof. Cabdalla Cumar Mansuur , an expert on Somali language

 

Markaa sidaas ha la ogaado, and two Somali dialects share more than you can imagine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;711986 wrote:
Oba, Same here. Thanks for starting this thread, hope we both can learn something from our brothers/sisters who speaks Af Maay.

So dhawoow brother showqi inshallah anago maaymaayga sii fiican uu naqaan aan Arlaada maay safar ku tageeynaa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this