Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Af Maay maay thread

Recommended Posts

Haha kolay waa sidaan maqlay, marna waxay dhahaan wuxuu yidhi "ama af gaalo aan idiinkugu imaado, ama af muslim", lol afkay ku hadlayeen af gaalo buuba mooday.

:D dad badan maanta wuu edbin lahaa, waliba kuwa ku hadlaya afkuu aduunka ugu necbaa English lol.

 

 

Raximahullah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

loool@ afku aduunka ugu necebyahay English ......wuu necba isticmaarka iyo wixi raacsan! waa runta shaqa buu ka qaban laha LOL (siiba markau arko kuwa xita halkan yagoo weyn yimada iska dhiga in ay ingrisi uun yaqaanaan yago modaya in ay tahay xarago gartay kuwii halkan ku dhashay )....xita kuwa halkan ku dhashay walidkood in ay baranaan bay aheed ..waxaan arka islaamo yagii afkii jajabsanaya oo raba af ingrisi in ay caruurta ku bartaan lol meshay caruurta somali ka bari lahaayeen..umadaha kale indhayarta pakistan oo halkan ka awoowe ka awoowe joogay in ana ku dayano mudnaayeen ....

 

Alle ha u naxaristo sayidka janana haka waraabiyo!..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aamin indeed, aamiin.

 

Afkaas Allah amarkii anigu waxba kama fahmo, inyar xataa. Koob shaaha xataa kuma gadan karo, laakiin bal meeshan baan ka baran, marka Oba hilowlow ana igu qor the class.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Laba nin baa la yiri oo salaad markaa xirtay ayaa askar ag timid, here's what went down hee:

 

La kooyi! = Waa la yimid!

Ey kooyi? = Yaa yimid?

Askar kooyti. = Askaraa timid.

May la yeeli? = Maxaa layeelaa/lasuubinaa?

La fakadi! = Waa la fakanaa!

 

Oba, there have been many afMaay threads in the past, kuwaas raadso...In a few weeks time, adoo sanka ka dareerinaayo afMaayga aan ku aragno!

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Al-miskiin i guess wuxuu ka waday ama talyaani ama ingriis mid uun ku hadala, kan muslimkuna waa carabi iyo Somali, odaygu mar mar wuu isku dhex yaaci jiray, over all his vision was good laakiin jihada ka yara dhumi jirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^he had his shortcoming like anyone else. But, what he achieved outweighed his failures.

 

n lol@ afgaalo aan inugu imaado!!...aad bay uga yaabiyeen baa dhici karta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol waxa nuune so qorayo miyadan arkeen (even thou im not sure if thats the borame lahjad)..But, I was told many times the difference between their dialect and the typical somali dialect (south vs north) is strong!....at least the southern and the northern dialects for the most part you can understand one another maybe at times u wouldnt but thats hardly communication gap..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL Nuune waxuu soo qoray waa jeebkiisa badanaa kow haka dhihin. Labo lahjad buu afka Somaligu leeyahay, waxaa la kala yidhaahdaa "Maay" iyo "Maxaa tidhi". Maayga waxaa lagaga hadlaa meelo badan oo kamid ah Gobolada Bay iyo Bakool. Maxaa tidhina waddanka intiisa kale. Maxaa tidhi baa waxuu usii kala baxaa lahjado yar yar laakin is fahma.. Bari, Waqooyi (Djibouti included), Galbeed, Koonfur, Waamo and so on. Anigu lahjad Galbeedka Somaliya lagaga hadlo baan ku hadlaa marka haddaan la sheekeysanayo qof ka yimid Boorame, dhowr jeer inaan ku qoslo waa laga yaabaa markuu dhaho "Heeey maxaad doon dooneysaa (in a weird way)" laakin wali waan fahmi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack oo yaa horta ku hadla "walaxoo" lol, kalamadaas I think waa home made. Kuwo af soomaaligii ilaawi rabaa ku hadlaan baan is idhi. But I was wondering xagee looga hadlaa?

 

Aaliyah lol, dee soo wax laga yaabo maaha waxay soo qoreen zack iyo nuune. Carabkaaba muruq qofka ka gali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^loool ma la yaabtay adna..

 

Zack everyone seems to have one opinion that it is hard to understand them...laakin saan filayo sxbka wuu ku baray so u got used to it!!...I need to look for some borame friends lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Miskiin, Walax waa erey sax ah oo Somali ah. Bugaagta Chemistry-ga ee af Somaliga ku qoran ereygaas wuu ka buuxaa sxb. Koonfur baa lagaga hadlaa baan filayaa.

 

Aliyah, waan kuu soo diraa xagaas iyo jane ave.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;711830 wrote:
Miskiin, Walax waa erey sax ah oo Somali ah. Bugaagta Chemistry-ga ee af Somaliga ku qoran ereygaas wuu ka buuxaa sxb. Koonfur baa lagaga hadlaa baan filayaa.

say that again? sxb Waxaan ka waday I heard someone saying "walaxoo yar" yacni ayagoo ka wada "in yar" or something like that. Ma isku midbaa marka ka aad sheegaysid?

 

ehm hadaan dhaho waligay ma arag Chemestry book written in somalia, miyaa la ila yaabi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Lool@Aaliyah, I also know Mississauga but didn't want to say that.

 

Miskiin, wax and walax are the same, I think. Lol@not seeing chemistry book written in Somali. They are the best sxb. The physics is better though. matter waa wax cuf leh mug leh meel madhan buuxin karo waligaa maadan Maqal?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this