Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

Kamaavi   

oba hiloowlow;709859 wrote:
Dhulka waxaa leh prof Mukhtar iyo beeraleyda jubooyinka azania maya, maamul kenyaati maya
:D

Laakiin maamul Itoobiya waa rabtaa ileyn tabar aad shabaab kula dagaalanto ma hayside oo afka nool ayaad tahaye.....sow ma ahan?

 

War bal umdan wareersan daya..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan ;), Askarta xoreynaysa jubooyinka Xalane ayaa mushaar siiyey not Ethiopia, and not Kenya.

 

Ethiopia iska xoreeya, AS waa Soomaali :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;709865 wrote:
^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan
;)
, Askarta xoreynaysa jubooyinka Xalane ayaa mushaar siiyey not Ethiopia, and not Kenya.

 

Ethiopia iska xoreeya, AS waa Soomaali
:D
:D

;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;709860 wrote:
Khaldaamiinta baa gabadha waxaas naga bartay
:)

warya adba Qawdhan bad tahay oo sidayda Qawdhama waxba Qoloyinka Koonfurianska ha isku dha dhajin.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;709867 wrote:
warya adba Qawdhan bad tahay oo sidayda Qawdhama waxba Qoloyinka Koonfurianska ha isku dha dhajin.
;)

Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego muuse waa muusihiisii.... Somalina baan lahaa ragga kala daa.... adigiibaaba gows danbeedka ka qoslaya miyaa,, Soomaali Galbeed Soomaali oo dhan baa laga haystaa ....miyaaney sidaas sheekadu ahayn... Xaajiyo weli kaama rajo dhigin ee wax iskula har illeyn qof nool uun baad tahaye :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

oba hiloowlow;709865 wrote:
^^ Xaan uu heysan waaye tabar ciidanka xooga dalka maxey ii qabanooyaan
;)
, no to Narnia
:D

Xooga dalku waa kee? Bal imisaay Keenya soo dirtay imisaa Itoobiya hoos tagta, "Narnia" yey cadow ku tahay? Yaa laga haystaa? Maxaa wax walba u mucaaradaan idinkoo fahansaneyn meesha ay u socoto?

 

War qashinimada dadka kala beedha,....oo faraha kala laabta...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

H'da oo si alle u hooseyso
buu rabaa inuu SOL dhexdeeda kor ugu qaado oo waddanka dhan afka ku siiyee

Maxaas yiri, luuq luuq marow laasim laamiga aas imaahaa. Banaanka ayaa si cad loo yimid wallee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi ;),,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka?

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Taleexi;709855 wrote:
Bilaneey... Labadaneena oo PL isku haysana baa caanaha Kismaayo keeni jirney
:)

hade anagu dadkaan ka horaynaa, we figured in wakhtigii beeraha la isku dili jray la soo dhaafay, so we are not claiming Kismaayo anymore, we have oil in PL so who needs Kismaayo marka, bal yeysan nooga daba iman dhagaxyaheena.

 

Oba adiga hortaa ma maqal Bu’aale oo la isku haysto, naga dhaaf anagaaba habaar waalid marnay oo aragnay dadka dhulkaas ku nool, laakiin hadad xaasidnimada iska dhaafi lahayd oo reer abtigaa Jawhar wax ka dajin lahayd Somalia waa horay degi lahayd.

 

horta Oba iyo Zack maxaa isku ku diray you use to be on the same side, mise adeeradiin baa is laayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;709873 wrote:
Ciidamada Xooga dalka soomaliyeed yaa kamaavi
;)
,,, Narnia madaxweynaheeda wuxuuba ka so bixi waayay howshii uu ka haayay Dowladda muxuu taraa beeraleyda jubbooyinka?

Isha ka ridey, nin shaqadiisa as defense minister qaban waayey oo la soo eryay maxuu xoren karaa. Nairobi hotels shaqaalaha tips ha u kordhiyo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I think Mudane Zack's and Iimaan Oba's relationship is intact and their alliance is unshakable ….. Annaga lee shirib iyo dhaanto noo ciyaarayaan.

 

Bilan… macmacaankii mooska, bambeelmada iyo cambo lafta uma baahnid miyaa? Ma dhagxaanta iyo oilkay kaaga dhegtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I don't get waxa lagu haysto The_Zack if he wants to support his uncle's mamuul (Azania/Jubbaland) and talk about it nothing wrong with it. Afterall daadkiisa ba deegan meesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this