Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

The Zack   

bilan;709767 wrote:
lool Obi saas u socoto waxaad dhihi rabataa Somalia oo dhan jilibkeena kaliya aa leh, naga daa bahasha aad cusbada ku darayso maalin walba, Xamar baa laguugu ogaa hadana ma Jilib baa sii maraysaa, mida kale adeer aabe iyo awoow goormaa la soo dhaafay oo dad 5 generation meel deganaa maalin cad laga dhaqaajiyey. Zack meel uu boqol sano degnaa baad leedahay wax kuma lihid adan waxaad rabtaa inaad Aabe Aabe wax ku dhaxasho
:)
.

Looool usheeg xariifka 4.5kii buu rabaa inuu u baddalo 1.5 kkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ONLF Kismaayo kuma badna laakin gobolada Jubooyinka waa majority laakin magalada ahaan hal oday Santuur Gooloo la dhaha ayaaba daar ku lahaa inta kale askar bey iska ahaayeen Cali Sokorna Afmadow maba so dhaafi jirin

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;709782 wrote:
Looool usheeg xariifka 4.5kii buu rabaa inuu u baddalo 1.5 kkkkk.

nin cadaalad jecel ayaad isku dhigooysa bal arag maamul ku sheegadi say waxa uu qeybsadeen markaasa ii leedahay 4.5kii ayaa 1.5 uu bedeleysaa, yaab yabkiisa..

 

ps. ku xigeenka labaad mudug ayuu degaaye xaa kenay meeshaas??

 

http://gedoonline.com/?p=19058

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waliba waxba lama qeybsan not sure where gedonet is pulling that from.

Somalia goormaa lakala deg degay bal nooga sheekee. :) :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^beeraleyda dadkey yihiin waa la yaqaanaa, jubooyinkane beeraleydaas ayaa leh.

Geeljire maba degenaan karo jubbooyinka, iska daa geeljire MSB soo dejiyey ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Tani madaxay iskula jirtaa wallee.... Kismaayo waxay la mid tahay oo kale haddaan is weydiino Ahmed Gurey qolamuu ahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;709825 wrote:
^^beeraleyda dadkey yihiin waa la yaqaanaa, jubooyinkane beeraleydaas ayaa leh.

Geeljire maba degenaan karo jubbooyinka, iska daa geeljire MSB soo dejiyey
;)

If you believe the O's came to jubbooyink during Siyad Barre era, you got some serious history problems. Do your homework little better sxb, I know you can do that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;709834 wrote:
NFD iyo jubbooyinka ha isku qaldin sxb, dadka jubbooyinka leh waa nool yihiin wali waana la kasaaya

Oba, maybe you should stick to telling us about Jowhar iyo dhulkaas cidlada ah. Jaahilnimadaada xaga jubooyinka bes naga dheh waan aragnaaye. Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Jannaay-Cabdale, Qooqaane, Bu'aale, Kulbiyow, iyo in kaloo badan malaha adaa dego. Bal orod tago wiilka reer Waamo ah boqolaal sano ka awoow ka awoow halkaas degenaa taas u sheeg.

 

Taleexi, awoowe meeshaas waa degtaa adigaba, garabka Caano something soo adi ma tihid dee aggah! :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this