Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

The great land grap of the deep south. You people can't share anything in a civilised manor, can you blame us for wanting to separate. I think the only thing that unites you people is hate for the blessed Duriyad. Such a shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kamaavi;710036 wrote:
Ragiinan danbe waan idin la yaabay mid faraxsan mooyee mid xanaaqsan idinkuma jiro say ku dhacday? ,,,

oo maxa lala cadhoon laha saaxib?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indeed maxaa ooga gidhiish ah ceeliyaale iyo caliyaale iyo caanihiisa hakasoo shaqeyaan inteysan dad kale la talin.

@ Zack,Caliyaale kulaha war ilaa jilib waa minikeyga, tan kale H'da aad ku waalatee aniga dadka uu hiilinooyo maahan ee cuqdada iska dhaaf habarqabe dadkaan difoosada uu ahay waa beeraleyda ''Minority'' lagu tilmaamo, markaasa liigu habar wacday yaab yaabkiisa sheekada kismaayo ay gaartay oonba ka hadlin dadku wareersanaa iyagu

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Soo adigii yidhi aabahay baa ku dhashay Jilib LOL. Hadda miyaad keentay sheekada "minority" baan u doodayaa. Kuwa kula degen ee aad Xamar ka xoogtay u dood hadey daacad kaa tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Haa hade fahan dee sheekada aabahey ayaa ka yimid Jilib dadka deggan jubbooyinka waala kasaaya aan ku iri oo aan ula jeeda beeraleyda, acuudi bilahi misinterpretation badanaa ninka,, Banaadir hal qabiil leh ma jirto waa gobol leysla leeyahay la soco taas anigana waligey ma dhihin kaligey aan leeyahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Marka hore, Qoraalka ama ma akhridid ama fahankaa kugu yar. Jilib aabahay baa ka yimidna waad leedahay anigu ma rabee minority kale baan u doodayaana waad leedahay, minority aad sheegi ma adigaa? bal dhinac isugu beydh. Dhinaca kale anigu banaadir ma sheegin ee qoraalkeyga hore dib usoo akhri. Xamar baan ka hadlay, Xamar kaligeedna banaadir lama dhihi karo. Xamar dadka cad cad ee reer Xamarka la yidhaahdo baa lahaa until ee adeeradaa iska sheegteen recently (haddaad taas beeniso, bal mayor-ka magaalada siiiya qolyahaas LOl) marka sheekadii oo kale iney kasocoto jubooyinka baad isaga qaadatay. Qof kastoo taako kuleh Jubooyinka Xaqiisa lama duudsiin doonon in Azania ee mucaaradka jooji. Haddii kale let's agree to disagree and call it a day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Minority-ga aan ku sheegaayo mahan aniga waa dadka 0.5 lagu sheego hadda ma ii kastay kuwaas aan uu doodaaye ninyahow ee adiga iyo bilan aa wax kale iska dhaadhiciyay.. Gobolka Banaadir waxa ka tirsan 16ka degmooyin ee Xamar ku taala marka waala dhihi karaa, Xamar dadka cad cad maleh kaliyaa Waxaa leh dadka ''Bantu'' lagu tilmaamo iyo reer adoogeey waa leysla leeyahay,, lol dadka cad cad aaba la dhihi kara hadda dhow ay yimaaden anyways, anigu hadaan talada heysaan lahaa 2daas waaba siin lahaa guddoomiyinamada iyo ku xigeenkaba maadama madaxweynaha uu reerkeen yahay run ahaantii.. Haa sheekadi aan uu arkay waayo dadkaas beeraleyda mucaarid ay yihiin maanta BBC ka dhageysanaayey Azhari oo ka hadlaayay... Maamul goboleed wuxuu ku imaan karaa rabitaan shacab marka hadii runtii ay dadkaas beeraleyda ay dhihi lahaayen maamulkaas waan rabnaa oo xubin sare ka naqdaan wax dhiba uma arko, balse sheekadan waxey uu egtahay Maamulgoboleed ay fikradiisa keenen dad siyaasiyiin...

 

Ps. Ninyahow waan is muranay meeshii meel xun ay gaartee bal cafis iyo musamax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

nuune;710027 wrote:
Subxaanallaah
, illeen dadkeena qurbaha ku nool ayaaba ugu daran waxa fitnada iyo qabyaalada wado, this thread and 97% of its posts is a witness, a very ugly situation.

 

Jiilkii la lahaa waxbey barteen oo wadankii bey wax ka qaban ayaaba ku loolamaya anaa kaa dhul weyn iyo anaa kaa dad badan etc.

 

It is true when they said dadka gudaha wadanka joogo unbaa xal wadanka u heli karo, dadkeena qurbaha ku nool bataatanba wadankeena xal uma heyno hadii aanba this very medium of forum aan isku qabqabsaneeno, face-to-face hadii aan ka hadali laheena gacan qaad waa uu dhici lahaa, waa hubaal

exactly :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Oba, Haddaan is fahany, duqa, taas anigaba waan kugu raacsanahay. In dad Somaliyeed xaqooda la duudsiiyo oo maamul aysan raali ka aheyn sanka laga geliyo anigaba ma taagersani sxb. Waxaan qabaa Azania fadhigeeda labaad ee lagu qabto gudaha gobolka sida qorshuhu yahay in dhamaan beelaha laga qeyb galiyo oo si xaq ah loo akumo state-ka. Waxaan u heystay inaad State-ka dhan in la dhiso waa xaaraam aad leedahay. My bad, sxb.

 

P.s. I never took anything you said personal so we are cool sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Yeah sxb waxaa fiican in danta shacabka laga shaqeeyo sidaas ayaa horumar lagu gaari karaa, waxaana haboon in shirka labaad uu ka dhaco gudaha dalka ,Ciidamada Azaniana aysan noqon ciidan qabiil oo ay noqdaan ciidan Qaran Soomaaliyeed..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;710080 wrote:
^^ Yeah sxb waxaa fiican in danta shacabka laga shaqeeyo sidaas ayaa horumar lagu gaari karaa, waxaana haboon in shirka labaad uu ka dhaco gudaha dalka ,Ciidamada Azaniana aysan noqon ciidan qabiil oo ay noqdaan ciidan Qaran Soomaaliyeed..

100% Waan kugu raacsanahay sxb. Qabiil Somali waa hore meel gaadhsiin waayay, faaido malaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So let me get this right, it seems like two lines have been formed and war is imminent . Zack and his ONLF comrades are looking to set up shop in Kismayo and Oba is not happy as a minority and spokesman for the TFG president.

Interesting..

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Gobolka banaadir wuxuu ka koobnaa ilaa 13 degmo sidaad doontaan u xasuusta xataa xasuuso dariskaagii inaba qabiil waa ka fogeyd,markaad guri iibsanayso yaa dana xaafadaan waligaa maadan maqal markii qabiil yeeshayna waxay noqotay caasimadda ug fool xun aduunka uguna sumacadda xun waa inaan arintaas daris nagu filan ka qaadanaa,,,kow

 

Muqdisho waa dhul saxo fiican xagga hawada waa barwaaqo wax kasta oo jeebkaaga ku jira waxbaad ku cuni kartaa,waxaa ku xeeran gobolla qeyb ka qaata barwaaqadda taalla xamar sida shabeelada hoose iyo sh/dhexe oo aad garan kartaan nimcada taala

 

Kii gurigisa ka qaxay asagoo caga cad baa barwaaqadii la tagey wuxuu la'aaday xeryaha qaxootiga kenya,sababtoo ah walaalkiis waa u dhadhami weyday nimcadii uu ka cayrsaday wuxuu yiri aleylahe barwaaqo waxay taala kaakuma meeshaan baas isaga carar wuu ka daba yimid asagoo asna caruurtii wata garaamkii qaxootigaa daris lagu noqday mar kale mashaa allah

 

Caasimaddii quruxda badnayd geedo booc iyo cali garoob baa is qabsaday bahala cigooda la garan waayay baa fiidkii ka qayliya ama ka ciya taasu waxay ku tusinaysaa inaan qabiil qaran noqon karin waligiis 13 degmana kaligiis ku noolaan karin hadda waa xamar oo kaliya ogow

 

hadaba su'aashu waxay tahay ninkii xamar deeqi weyday see kismaayo u deeqi kartaa? ninkii jowhar deeqi weyday see baydhaba u deeqi kartaa?anaa iska leh maxay macnaa oo samaynaysaa hadaadba qaxooti ka tahay? su'aalahaas geel jire badan baa is weydiiyay waxayna go'aansadeen inaysan qabiil iyo dhul isku dilin mar danbe dhibku wuxuu ku haray mutacalin qaxooti ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this