Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

bilan   

Faafan;709750 wrote:
^Buale is the capital, Jubbada Dhexe.

 

Kismayo will serve commerce.

hade yaa kuu ogol inaad Kismayo commerce ka dhigato, Somali oo dhan baaba sheeganaysee, the best solution is to leave Kismaayo alone untill we have strong government, laakiin inay maalinba reer hebel sheegtaan oo la isku dilo is not a solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismayo asal ahaan waa degmo Bajuun ey leedahay Ceydiid aa is waalay waa la ceyriyey.Ina Jees iyo reer dhagax buur waa la ceyriyey. Moorgan aa is waalay waa la ceyriyey Barre Ileey aa is waalay waa la ceyriyey hadda saarkii Gaandi aa mar dhaw laga tumaaya :D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;709754 wrote:
^^ reer caliyaalaha kooytada ku sheegeysid jilib ayeey idin la leeyahiin
:P

Jilibtaan aqaaney hadaa sheegeyso ee Maana Moofa iyo Margharetta u dhaweyd eeboow H dhan waxaa ka jooga Sheekhaloos

waxaaba idinkaga badnaa reer SSC ee uu Siyaad Barre u keeney Mashruuci sokorta Jubba Mareereey

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ kana wuxu ku hadlooyo arag hee konfurta Jilib awoowgey iyo aabahey iyo aaba ku dhashteen oo beero iyo ku lahaa... waana la kasaaya cidii degta sxb ee adi naftarka amaa kooyto tahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

lool Obi saas u socoto waxaad dhihi rabataa Somalia oo dhan jilibkeena kaliya aa leh, naga daa bahasha aad cusbada ku darayso maalin walba, Xamar baa laguugu ogaa hadana ma Jilib baa sii maraysaa, mida kale adeer aabe iyo awoow goormaa la soo dhaafay oo dad 5 generation meel deganaa maalin cad laga dhaqaajiyey. Zack meel uu boqol sano degnaa baad leedahay wax kuma lihid adan waxaad rabtaa inaad Aabe Aabe wax ku dhaxasho :).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

bilan;709753 wrote:
hade yaa kuu ogol inaad Kismayo commerce ka dhigato, Somali oo dhan baaba sheeganaysee, the best solution is to leave Kismaayo alone untill we have strong government, laakiin inay maalinba reer hebel sheegtaan oo la isku dilo is not a solution.

Anigu ma anoo qabil ah baan kismayo qabsanayaa baan ku idhi sideed u fikiraysaa waxaan ku idhi maamul la magax baxay azania oo ka kooban dhamaan reer jubbaland baa buale magaalo madax ka dhigtay, kismaayana sii qab-qabsiga looga fogaado magaalo ganacsi ka dhigtay ee wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilan lool koonfurta xarardheere ilaa iyo koonfurta jilib aa degaa waligeyna degi jiray :), anyways waa iska kaftamaye awalba wax ka soconeyso malaha azania ,waax iyo waadi,mareegstate,hiiraanland kulli waa isku mid, Galmudug,ximan ii xeeb iyo PL la dhihi karaa maamulgoboleed jiro waaye because dalka gudahiisa ayaa lagu sameeyay shacabkiina ayaa keenay fikradan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

bilan;709771 wrote:
Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa).

kuma dhalan, mana arag meel baasta anigu waa aragti siyaasadeed waxaan fahan ku leeyahay.waa maamul aan u arko mid karti badan soona celin kara nidaam dowladeed oo wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

bilan;709771 wrote:
Faafanow adaan rabin inaad wax fahanto, laakiin adigu ma reer kismaayo baa tahay marka hore taas iiga jawaab, (reer kismaayo waxaan ka wadaa ma ku dhalatay, ma aabahaa baa ku dhashay mise awoowgaa).

Bilan, tolkiisa ayaa ka yimid sidaa awgeed waxay lamid tahay inuu ku dhashay. mida kale yaa is waydiiya suaalahaas xiligaan, ninkii roon(xoog badan) baa reerka u hari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

bilan;709748 wrote:
I told you guys, Kismaayo waa meel wax ku jiraan, odayga lama daareen haduu afmadow maamul u samayn lahaa oo Kismaayo afaaraheeda ka bixi lahaa. Zack u sheeg odayga Kismaayo xisaabta ka saar dhe.

 

Lool @ hadad soo degteen.

Lool

Haye bilaneey waan usheegi, Kismayo waliba Calanley waa la dhaaafi :D

 

P.s. Oba, adigabe Zaire iyo Congo baad kasoo jeeddaa haddase saas ku dhan maayo ee dood caqliga gali garto meesha la imow duqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this