Sign in to follow this  
A_Khadar

No to Gandhi and Azania - Voice of the Voiceless Waamo indigenous

Recommended Posts

The Zack   

oba hiloowlow;709839 wrote:
^^Nin ethiopia ka imaaday oo jubbooyinka sheeganaayo intee lagu arkay ? loool
:D
:D, Prof Mukhtar wants his (Azania) back

Dhulka Somaliyeed inaad "itoobiya" ku tilmaamto adigey ceeb kugu tahay yaa shariif hotel supporter. I thought inaad "nationalist" isku sheegi jirtay oo Somalia isku keeneysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Oba adigaba ilaa Jilib baad sheegatee, maxaa ugu diidee madaxwayne ku xigeenka labaad oo Mudug ugu xiree? but Kismaayo is really exaggerated other than Xalwada iyo bada wax la qaato kuma soo arag, or maybe my timing was bad, either way Kismaayo cidii caanaha keenta/keeni jirtay baa leh, hadii la soo ogaado cidaas then it Is easy to figure out waxa dhalay magaaladan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;709843 wrote:
Zack you where a Shariif supporter until Gandi uu Madexweyne ka noqdey Narnia

Marba maxaad dhinac ugu booddaa su'aalihii hore aan ku weydiiyay ka jawaab. Shariif doorashada uu diiday baan ku nacay, Azania oon lagu dhawaaqin ka hor. Shariif Sakiin baan taagersanahay inuu madaxweyne noqdo hase ahaate sidaad rabto u qaado adiga. Adiga Somalia dowladeed dhan taageraheeda adiga iyo in kaloo kuu sacbisaba :D markuu Adeerkiin Madaxweynaha ka noqday baad idiinku horeesay. Madaxweyne Yusuf oo Shariifka hadda ay isku siyaasad yihiin saa'id baad u necbeeyd.

 

Again, Bu'aale, Af madow, Badhaadhe, Janay-Cabdale, Kulbiyow, iyo in kaloo badan yaa dego?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ lool Awoowe Cabdullahi yuusuf iyo adeerkey Geedi niman rag ay ahaayeen, waligeynaa dowladd-doon waa ahaaye... Adeer waxba hays wareerin dadka beereleyda iney leeyahiin jubooyinka walaa kasaaya gar ahaan Bu'aale :D keep on dreaming about Narnia

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

bilan;709846 wrote:
Oba adigaba ilaa Jilib baad sheegatee, maxaa ugu diidee madaxwayne ku xigeenka labaad oo Mudug ugu xiree? .

LOOL@Bilan, let the dude keep dreaming, H'da oo si alle u hooseyso buu rabaa inuu SOL dhexdeeda kor ugu qaado oo waddanka dhan afka ku siiyee :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

bilan;709846 wrote:
Oba adigaba ilaa Jilib baad sheegatee, maxaa ugu diidee madaxwayne ku xigeenka labaad oo Mudug ugu xiree? but Kismaayo is really exaggerated other than Xalwada iyo bada wax la qaato kuma soo arag, or maybe my timing was bad, either way Kismaayo cidii caanaha keenta/keeni jirtay baa leh, hadii la soo ogaado cidaas then it Is easy to figure out waxa dhalay magaaladan.

Bilaneey... Labadaneena oo PL isku haysana baa caanaha Kismaayo keeni jirney :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Somalina;709850 wrote:
Oba waa raggeedi, noolow weligaa.
:D

Somalina: Ragga ha isku soofayn. Horaa loo yidhi/yiri nin naagi wado iyo awr hali wado midna kaama baydho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Reer Jilib waaye Oba. :D

 

Taleexi come again? waxyaabo badan ayaad iska indha tireysaa, laakiin kula yaabi maayo, waa iska normale in your neck of the woods. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this