Sign in to follow this  
General Duke

Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics

Recommended Posts

Saalax   

Kooxdii Suldaan Garaase oo ka soo Cararay Buuhoodle

 

 

Kooxdii uu Hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase, oo shalay gaadhay Buuhoodle ayaa dib uga soo haayaamay maanta ayagoo wax natiijo ah aan kala kulmin halkaaas. Kooxdan ayaa ilaa shaly ku xanibnaa saldhiga Booliska halkaas oo ay ku ilaalinayeen maleeshiyaad uu watay Dalbac iyo ilaalada ina Faruur oo Faroole ugu magacaaban Wasiir.

 

Xalay saqdii dhexe ayaa laga saaray saldhiga ayagoo odayaal si dhuumaalaysi ah ugu tagay kula shiray Hotel aan ka fogeyn saldhiga, waxayna saakaa isku dayeen inay dadka la hadlaan, waxayna u sheegeen inay Roob doon ka hadlayaan , haba yaraatee aysan wax siyaasad ah soo qaadi doonin, waxayna meel magaalada dhexdeeda isku dayeen in dad isku soo baxay la hadlaa, waxaase lagu bilaabay shiid iyo Foodhi.

 

Ugu danbeyntiina magaalada ayey sidaas uga baxeen, ayagoo xataa diidey inay sugaan qadadii, oo odey ka mid ah kuwa la kulmay uu u sameeyey, waxaana la sheegay in wakhtigii qadada ay Gaalkacyo beegsadaan.

 

 

 

Been la isugu makhraaati furay.

 

Ka dib kacdoonkii shalay lagala hortegey ee shacabka Buuhoodle ay kaga hortageen shiqoolkaas fashilmay, ayey ilaacada BBC-da Suldana Garaase iyo Garaad Saleebaan Buraale ku ceeboobeen. Waxayna labada Madax dhaqameed isugu Makhtraati fureen in gaadhigii lagaa fara maroojiyey iyo weliba shiidkii ay kala kulmeen shacabka aysan waxba ka jirin.

taasoo bulshada Soomaaliyeed iyo tan Mandaqada oo saacad saacad wararka kala socdey warbaahinta Madaxbanaan ee SSC ay af kala qaad ku noqotay.

Waxaana wax lala yaabo noqotay in labo odey oo weliba Madax dhaqameed sheeganaya ay isku dayaan inay Awdaan war intaas le eg, ayagoo moog in maanta aduunku yahay Xaafada waxna aysan ku kala qarsooneyn.

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle ayaa sheegay, in magaalada Dabaaldegyo ka socdaan maadaba si buuxda looga saaray Kooxdii Faroole Buuhoodle.

 

 

http://horufadhi.com/2011/03/31/kooxdii-suldaan-garaase-oo-ka-soo-cararay-buuhoodle/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talexi adeer, I have no respect for those who cower at secessionists and find their strength when they face their kinsmen. At every turn you not only belittle Puntland but point a finger at a specific sub-sub clan trying to win favors with your secessionist overlords no doubt.

 

Your inferiority complex knows no bounds, again when I see you talking upright to the secessionist I will take you seriously. Untill then, keep quite and hide like XaglaTosiye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dukey sxb, you sound like a bright guy a little deluded but on the whole a good chap. Let me tell you something about the SSC folks. They are inherently unable to stay loyal to anything worthwhile, they are disunited amongst themselves, how you expected them to stay as loyal foot soldiers of the Pirate state is beyond me. I bet you believed all the revisionist history of the Kacaan concerning the mighty Darwish. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waayahay adeer bal editing bay inala dabagaleen aynu maanta halkaa ku joojino. Sheekadana ha marin habaabin halka aan Soomaalidiidka ka taaganahay dib u mililicso 7-da sano aan golahan wax ku xarxariiqayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abokor Omar;707706 wrote:
Dukey sxb, you sound like a bright guy a little deluded but on the whole a good chap. Let me tell you something about the SSC folks. They are inherently unable to stay loyal to anything worthwhile, they are disunited amongst themselves, how you expected them to stay as loyal foot soldiers of the Pirate state is beyond me. I bet you believed all the revisionist history of the Kacaan concerning the mighty Darwish. lol

Queen kids-kiina ma dhuuso oo kale bay noqdeen.... Abokor you aint invited to this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so dhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Waxgaradka Buuhoodle oo ka Hadlay Shirqoolka Suldaan Garaase.

 

 

Cuqaal Uu Hogaaminayo Garaad Baaruud oo ay ka mid yihiin caaqil Axmed xasan xaaji cumar (Caydhboob) Caaqil Cali Xaaji Cumar Qaal{Cali Malay}. & Caaqil Sanweyne ayaa shir ku yeeshay maanta Shaxda iyagoo arimo badan ka hadlay ay ka mid ahayd in ay Shirka bisha Soo socota cariga UK. gaar Ahaan magaalada london lagu qabanyo & Shirka ka Socda nairobi April.7 ay aad u taageersan yihiin madaxda u joogta dhulkaasna ay dirsadeen waxaa kale ay ka hadleen wafti ka yimid garoowe oo magaalada la yimid waxyaalo aan loo baahnayn ay us heegeen in ay degaanka si deg deg ah uga baxaan halkan ka daawo TV caalamiga ee darwiish TV ka soo Qaaday Waxgaradka Buuhoodle halkan ka Daawo.

 

 

http://horufadhi.com/2011/03/31/waxgaradka-buuhoodle-oo-ka-hadlay-shirqoolka-suldaan-garaase/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;707712 wrote:
Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so dhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh

Taleex gu' iyo dayr-ba durduro ayaa hoos socda. In the triangle, they don't teach you a comprehensive geography about Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi adeer, like I said, one would have taken you seriously if you stood your ground when the secessionists were making jokes at your expense. Instead you rush in to attack anything and everything Puntland.

 

Anyhow, we are all wide awake now. So again let’s continue. Also, I doubt if all of the SSC individuals contributions combined have ever addressed the secessionist as Duke has in this forum. One does not want acknowledgement but I am tired of all these young Xabsade’s trying to stab a brother in the back.

 

Again just telling it as it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol@Dukey.

Man this guy sounds hurt.

Dukey get yourself together man. Its politics nothing personal. Tomorrow inshallah Mujahid Silanyo will be welcomed in Buhoodle you mark my words.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abokor-Omar, trust me I would angry if I had a beef with my brothers, however you on the other hand amuse me a great deal.

Now you have my full attention. Did you say that Siilanyo the old man is coming Buhudle? When my dear boy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abokor Omar;707706 wrote:
Dukey sxb, you sound like a bright guy a little deluded but on the whole a good chap. Let me tell you something about the SSC folks. They are inherently unable to stay loyal to anything worthwhile, they are disunited amongst themselves, how you expected them to stay as loyal foot soldiers of the Pirate state is beyond me. I bet you believed all the revisionist history of the Kacaan concerning the mighty Darwish. lol

People of SSC are united and they will liberate their land from snm invaders. Queen orphans and British slaves believe revisionist of British colonials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this