Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Warlord Cabdilahi Yusuf not safe in yemen he is going to flee once again

Recommended Posts

Saalax   

*ANWAR* His excellency former Pres. Millionaire Dollar Riyaale is in somewhere comfortable unlike Abdilahi yusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Kool_Kat;706725 wrote:
**Looks Nuune in the eyes with indho kuuriyoosit ah, while thinking "muxuu u dan leeyahayna maanta"**

 

XX, ma waxaad rabtay Adeerkey inuu meesha iska sii fadhiyo? He's going to flee once again ku yeh...Ma ka fikirtaa waxaa qoreyso inta aadan qorin?

Lol@ muxuu u dan leeyahay...

 

Maanta adeero waa la wada difacaya, aan ka aheyn xunjuf....

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Saalax;706727 wrote:
*ANWAR* His excellency former Pres. Millionaire Dollar Riyaale is in somewhere comfortable unlike Abdilahi yusuf.

pleas tell me bro ;):D:D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Koolo, lol muxuu u danleeyahey, iyaah, Adeero Yusuf duco lee igu leeyahey ani mugoo walax kale uma quuri

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Lool XX keep your fake sympathy to yourself, Adeer Yusuf will be safe IA. War heedhe odayga haduu siyaasada ka tagayna ma saas baa wali looga baqaa, walee inuu Libaax ahaa 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Unlike Siilaanyo or Zubeyra, former President Yusuf doesn't require Eithopian military escort or resort to indha-shareer. Instead, he leisurely strolls down the street. Siilaanyo and Zubeyra don't feel safe in their own residences inside Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo kaalaya Abti Cabdullahi haduu yara silco, ma wuxuu dhaamaa dadkuu Itoobiyaanka ku xasuuqay? Al Jazaa'u min jinzil 3amal. I wont shed a tear anigu kolay, but at the same time I would not hope for inay wax xun ku dhacaan, Allah knows if he had repented from his crimes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;706781 wrote:
:confused::confused:

and the recompense for an action is its like, soomalina something like "abaalmarintu waxay noqotaa waxaad shaqaysatay",

BTW ma fahmaysaa afkan "Man ligger som man redder" :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

war dee nuune anigu cid maan habaarin anigu warlord baan ku sheegey iyo inu hadana ka qaxayo Yemen taasina dee wararka sheegeya warlordku na micnihisu waxa weye dagaal ooge dee wana dagaal ooge , ama sanca ha ku noolado ama xaramka ha ku noolado dee wa dagaal oogo anigu cidna maan habaarkin habaarku waxa weye markan idhaho ilahay ha Cadabo ama ilahay cudur xun haku rido ama wax la mid ah laakin anigu ma habaartamo sida ula soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this