Sign in to follow this  
Mooge

Amisom Bombards Mogadishu Again. Warshadaha Road and Dayniile are destroyed

Recommended Posts

Abwaan   
Dadweyne fiyoow degan ma jiro meelahaan la duqeynaayo. Kii ku haray mid waalan ama mid taageero Barbaarta wareersan waaye.

 

 

Waxaa jira dad buka iyo kuwo aad da' u ah oo aan marnaba qaxin amase qaxi karin iyo dad u hara hantida sida guryaha ayaan ilaashanaynaa, laakiin dumarka iyo carruuruhu meel kasta dadka ugu horreeya ee ka qaxa waa iiyaga oo I very much doubt inay goobtaan ku hareen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Mooge;701067 wrote:
man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there.

 

acuudi bilaah. war dadkaan halkeey ka yimaadeen? this is very tragic.

Dadkaas uma tirsana lakin ilaahay xagiisay ka tirsan yihiin. Hadii ay rabaan inay la dagalamaan dhaliyarada way hor fadhiyaane may la dagaalaman. Siduu Abwaan u sheegay dad meesha ku haray arimo kala duwan u jooga kuwaa hala gumaado oo waxba igama galin caqli ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

May Allah have mercy on the shuhada who were unjustly cleansed by AMISOM, with so called "Wadanis" " Neutrals" " Peace Caravanites" and "Moderates"(mUNAFIQeen) deeming them as mentally unfit and deserving of AMISOM genocide- from the sidelines of SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kuwa muslimka raba iney qarxiyaan maxaa loogu duceeyey bal?

-------------

Beledweyne: Shabaab Miino la Qaraxday

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhinteen qarax xooggan oo xalay ka dhacay gudabaha magaalada.

 

Goob joogayaal ku sugan magaalada Beledweyne ayaa VOA-da u sheegay in qaraxu uu ahaa miinada dhulka la geliyo, dadka dhintayna ay ahaayeen rag ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kuwaasoo miinada si farsamo xumo ah kula qaraxday agagaarka Buundada Koowaad ee bariga magaalada oo ay ku aasayeen.

 

Dadka qaarkii ee deggan agagaarka goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay intaasi ka badan tahay, oo ay u dhaxeyso 9 ilaa 14 ruux oo dhammaantood ka wada tirsan kooxda al-Shabaab.

 

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegayaa in miinadaasi dhulka la geliyo ay la damacsanaayeen ciidamada dowladda KMG ah oo ku sii durkaya magaalada, iyadoona mas’uuliyiintii ugu sar sarreysay ee al-Shabaab la sheegayo inay isaga baxeen magaalada Beledweyne, dhowrkii cisho ee u dambeeyay.

 

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dagaal culus kaga qaaday kooxda al-Shabaab meelo kala duwan, taasoo keentay in kooxdaasi ay lumiso gacan ku haynta magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo iyo goobo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;701001 wrote:
Hala laayo Shabaab
:)

 

Aahay ilaa qoraxdu ka dhacdo Shabaab iska saarnoow, Amisom iyo gaaloo dhanina wadankaada ha u tashato. Laakiin dhib kuuma leh, idinkaaba hagaya Amisom iyo Itoobiyaanka uu Shariif yidhi "walaalaheen". Go' caqli daroow!

 

and Polanyi, aamin to u'r ducaa, and why arent u Somalina saying aamin to the ducaa? Mise gaalada in la habaaro waad ka xanaaqdiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Mooge;701038 wrote:
liqaye, you and other Amisom supporters have no real cause to stand-up for other than worshiping shariif and amisom. you have no principles at all. one man worship will not take you far. look at the bigger picture. today christians are growing in central somalia and ethiopia soldiers are fighting side by side with ahlusunah.

 

check my dhuusomareeb topic.

Walahi it's so sad to see Somalis who criticize AMISOM or the TFG WHO accidental kill people .. to be murderous Christian government with tentacles?

 

you are Joking with me right

it's 2011 it's been 20 years since the Somali people have died like ants ...

DO you see the whole picture

 

What do you mean with''no Principles'' AND ''Christians are growing in central somalia''

I think you need some caano Geel

 

TFG/Amisom has done or trying to do what somalia has lost more than 20 years ago A FEELING of Government, *which helps people, *A Greater international attention, *trying to monitor and release the Somali refugees in foreign jails, *provide free medical care for Somali women, *handing out medicines to hospitals in the capital

AND the list continues.................................................................

 

You complain when AMISOM accidental kill people .. but you are silent when al-shaitaan do something even WORSE in the name of Allah!

I agree, innocent people being killed are not good thing

but what can one do when the towel-heads is hiding among the innocent

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooooool! This is hilarius, Anwar justifying Amisom killings of Innocent somalis, and his argument is "G/Amisom has done or trying to do what somalia has lost more than 20 years ago A FEELING of Government" , walee wadanka hadii la idinku daayo waad gadi lahaydeen with u'r ideology! What goverment are u talking about man, mid ay gaaloo kuu soo naashnaashtay?

 

wax isku fal sxb, caruurtu xataa waxaas kuma hadasho. A sence of goverment, man quraafaadku idinkama dhamaado you Amisom/Shariif supporters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

^^LOOOOOOL adeer you live in gaalo country so stop your Somali cafe chat

 

WAY DO say gaalo this and gaalo that can you not find something better..I guess gaalo have stop giving you welfare money

 

wadanka da 20 buu dagaal ku jiray..the kid who was born in 1991 is now 20 years old.WTF do he care if gaalo is in his land aS LONG AS THEY GIVE HIM FREE access two TV soccer match

al-shaitaan uses poor peasant boys as soldiers and now they go empty for them

Share this post


Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;701119 wrote:
^^LOOOOOOL adeer you live in gaalo country so stop your Somali cafe chat

 

WAY DO say gaalo this and gaalo that can you not find something better

Oh sorry adeer, I can see you're confused, let me correct some things.

AMISOM = Gaalo!

Itoobiyaan = Gaalo

 

Marka saas ula soco Insha Allah. Inaan mar hore kuu soo qoray ahayd, laakiin waxaan is lahaa, marba hadaad dooda ku jirtid inaad the basic things taqanaid.

 

Mise AMISOM baan gaalo ahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

waar waxaan LOOOOoooL Way are AMISOM and Itoobiyaan in your country?? mise 20 sano waa iga jiftay??

was not al-Shaytan who cried out to Itoobiyaan as a horny girl and said we shall conquer them and the whole world until we reach Alaska????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

few people die , in order to eradicate the biggest danger, and to save more people? is that acceptable? the less evil against the biggest evil? how many more people will die if the status quo remains the same?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacpher;701137 wrote:
Since when AS start caring if Moqdisho is bombed and people die?

Since Ali Dheere can no longer hold press conferences there. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there.

 

Funny!

 

---Breaking News---

 

Somali pirates and Islamists are learning from each other and al Qaeda could hijack oil tankers to be used in September 11-style attacks, Somalia's prime minister said Thursday.

 

Mohamed Abdullahi Mohamed told a U.N. Security Council debate on Somalia his embattled nation faced "two evils, the scourge of piracy and the plague of terrorism" with common roots in lawlessness, poverty and religious fanaticism.

 

"Not only are these two ills working in tandem, but they are learning from each other," Mohamed said.

 

"It will not surprise us if al Qaeda's agents in Somalia start hijacking tankers in the high seas and use them as deadly weapons," along the lines of the September 2001 attacks on New York and Washington using hijacked airliners, he said.

 

http://news.yahoo.com/s/nm/20110310/wl_nm/us_somalia_un

 

--------

Even funnier!

 

What a wanking joker! DESPERATION.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^ Hell is waiting the Somali government troops and the peace keeping troops of the AU aka Amisom, for bombarding the poor shababMilitia of Mogadishu who go about their everyday buisiness and never suicide-bomb anybody, be they Somalis "munaafiqs" or the "Gaalo" Amisom.

Tongue deep in cheek, shame on you, how can you possibly support a government that the world community (read gaalada) helps us stablish,while it's only been 20 years of butchering each other?.

Tongue deeper in cheek, All we need is 400 more years of "real Sharia" , so we, or those who somehow remain of us, can take over Alaska, inshalah. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this