Sign in to follow this  
Mooge

Amisom Bombards Mogadishu Again. Warshadaha Road and Dayniile are destroyed

Recommended Posts

The Zack   

Indho-shareerku soo xidaareysi ma aha, goormaa la diiday? Ninka-kan hadda wuu khaldan yahay siyaasad ahaan lakin yaan lagu kalax-tagin baan ku talin lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Waa talo fiican balse waxaa qadarin iyo wax tus mudan ciyaalka uu mowtka u jeedayaan. Ciyaalkaas ayaa haboon in la badbaadiyo. Rumor has it Zubeyra tolkeeda inay ka smareen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The Zack;701194 wrote:
^Culimada habaarkeeda sookama baqeysaan. Habaaarka North America masoo gaadho miyaad maqasheen?

Nin rag oo jihaadaaya shows his face and doesn't need to hide behind ninja costumes. Wixii habaartamaay ha soo tuuraan waxay tuuri karaan.

Waalidkey haddii uu duceeyey yaa kale habaarkiisa i qabanaa bal? ajaajah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacphar LOL.. saxiix.

 

Somalina, are you going by common sense when you state "Nin jihaadayo doesn't hide his face"? There are times when hiding one's face is praised. Again, all I am saying is "Markii qof ama koox la jeclnaayo laguma kalax tago, markii qof ama koox la nacayana laguma kalax tago".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I see what you're doing. Zubeyra laakiinse kalax xun uma aqaan.

 

Niqaabkiisana waa fulaynimo, waayo his leader Osama Bin Laden shows his face, Abu Mansour shows his face, and Shangole shows his face marka I know what I'm on about brother!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this