Sign in to follow this  
Shankaroon

Girls, what turns u off when it comes to a somali brother?

Recommended Posts

Aaliyyah   

^Xaasha huuno. Afkeyga waligey ma saarin alaabtaas, aqoonta iyo khibradda wey kala duwan yihiin sidaad la socotaba. Dhinaca "harming yourself", there are different takes on that, mid aan aqaano oo la yidhaahdo Abdi would strongly disagree with you. He would tell you that it is his balwad that keeps him going day in and day out laakiin I see whacha saying.

hada shekada ii badala odayaalyahow kusan...

 

iska caba waxa cabasiin..Not my business!..uunsina beela..uunsi kamaad hadleeene lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^I still standby what I said, anigu waligey uma dhawaan laakiin dadka qaar wey u fiican tahay iney u dhawaadaan. LOL@caba waxaad cabeysiin. Fooxa waa la ruugaa walal lama cabbo, qiiqna wuu leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Deal Aaliyyah. Marba haduu Dabqaadkii kaa hoos baxay maanta. Waa in aan Laascaanood ku dirnaa. Si aad u soo kala baratid wixii ay Awoowayaasheen iyo Ayeeyoyinkeen ku dhaqmi jireen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che Haaheey.

 

Aaliyah, uunsi ma aha walal, fooxu waa another smoke lol. Consider taking Showqi's advice lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ marku xanjada yahay! ..so u telling me u ppl eat uunsi??...I'm lost..nor do I wanna know!...alle ha ni naxariisto lol

 

Showqi dhaqanka intii fiican i dnt mind in aan barto..waxa la ruugayo ee la sheegayo laakin iga qaleeya!..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol mar waxa tidhi balwad ma taabto hadana waxa tidhi ileen gabadhu ma oga in aan unsi ka hadlayo..hadana foox wax la dhoho qortay hadana wa ku waydiiyey ma uunsi baa waxa tidhi maya uunsi ma aha wa wax kale oo la smoke gareeyo lol..meshan wa ku wareeray..shawqina waan adeecay his advice bt i dnt want to learn any of this..just the good of our dhaqan..:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOOL@ Aaliyah... the best way to really learn the Somali dhaqan is to visit the motherland. You will see the uunsi smoking, luubaan chewing, fooxis, shiidaw and many more things in person. It is actually cool to watch people do it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

zack wrote "fooxu waa another smoke lol"

and you are saying it is a gum

 

so which one is it folks? lol

 

Zack lol alright ppl i dnt know how we got from the discussion of balwad to advicing me to learn my culture lol...aaliyah in aan ahay miya lala socon...dhaqankiiba waan dhameeyey almost 3/4..hahha

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;716342 wrote:
Perhaps
and
will clarify things.

ka daro dibi dhal.

 

too many teachers and not enough students or was it too many chiefs and not enough Indians! :D

 

maydi.jpg maydi (frankincense)

GUM_1_56172.jpg Arabic gum - that is the one you chew

 

Uunsi is generic term for burning the dam thing. but the Somalis have different names for different varieties of frankincense e.g. beeyo, foox, maydi etc.

 

i have go to go now and be the taakuleeye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this