Sign in to follow this  
General Duke

Garowe today is the very heart of the Somaliworld

Recommended Posts

Somalina   

bilan;682064 wrote:
lool and someone thought KK will be supporting Banaadir, i guess they did not get the memo that you are born again reer bari.

Nina meesha aan ka hadlayno waa Somalia, dad la musaafiriyey baad ka hadlaysaa,they are
lucky
hadiiba la musaafiriey kaliya, the only time ay somali is musaafiriso waa markay aakhiro kuu diraan, i think reer PL waaba nice people after what happened
in 1990s,
hadayba ogalaadeen in people from the South ay degaankooda nabad ku joogaan. marka gaal dil gartiisana sii. i am not fan of Faroole, but this time he and others in PL did the right thing.

He didn't do anything. Waxaad nice u taqaano aniga uma aqaano. Shaley ayaa nala xasuuqey oohinteeda qowdhanska ayaa weli ku digriya and if PL wants to join in that is fine, lets stop the delusion. Maanta waxa dhacaayo halaga hadlo, haddii kale aan gadaal gadaal u socono, ileen waxa meeshaan na dhigey maanta waa "shaley ayaa ley xasuuqey, waa aarsanaa maanta".

 

Dad waaweyn oo aqoon leh oo haddana caqliga lo'da isticmaalaayo haddaad u maleysey they are doing koonfurians a favor adigey kuu taalaa, that is your opinion afterall. As a koonfurian, I don't have nice things to say about Suulweyn, waxba ha is daalinina haddey idin dhibeyso ama haddii kale.

Koonfurianka la qabqabto waa wax hadda dhacooyo, not shaley iyo daraad. Some people should learn to start living in the present perhaps and look forward to the future intii 1990 lagu dheganyahay.

 

KK, sure sxby, great games.

 

Viva Mogadishu! always and forever!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;682095 wrote:
It's just banooni? it's the pirate kids who are making it political and claiming our regions with their phony outdated koonfuria maps. And they will be smacked with the reality.

Lool i thought u were claiming Laascaanod and Buuhoodle..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaax, this is more than politics adeer. Hence your anger and frustrations and your clans boycot of the national games. Again you are a minority today. A hater and a weak regime thats afraid of unity..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

oba hiloowlow. Why wouldn't we claim las anood when it's already under somaliland adminstration? anaga afka kama sheegano dhuulka like the desperate weakling pirates but we rather control it.

 

 

Saalax;681229 wrote:

 

 

 

 

2sa0aqe.png

 

2cxg6qb.jpg

 

 

2z6dmpc.jpg

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xulka gobolka Nugaal waxaa ay ku badiyeen galabta 4-3,waxaana ay usoo baxeen wareega 8-aad iyagoo leh lix dhibcood iyadoo aan wax kulan ah laga adkaan.

 

Hiiraan sidoo kale waxaa ay usoo gudbeen wareega 8-aad iyagoo leh saddex dhibcood,waxaana Group A ka haray xulka Shabeelada Hoose oo laga badiyey dhamaan ciyaaraha.

 

Garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare galabta waxaa ku badnaa taageerayaasha gobolka Nugaal,waxaana xusid mudan in ciyaartaan ay ahayd mid aad u xiiso badnayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Somalina;682099 wrote:
He didn't do anything. Waxaad nice u taqaano aniga uma aqaano. Shaley ayaa nala xasuuqey oohinteeda qowdhanska ayaa weli ku digriya and if PL wants to join in that is fine, lets stop the delusion. Maanta waxa dhacaayo halaga hadlo, haddii kale aan gadaal gadaal u socono, ileen waxa meeshaan na dhigey maanta waa "shaley ayaa ley xasuuqey, waa aarsanaa maanta".

 

Dad waaweyn oo aqoon leh oo haddana caqliga lo'da isticmaalaayo haddaad u maleysey they are doing koonfurians a favor adigey kuu taalaa, that is your opinion afterall. As a koonfurian, I don't have nice things to say about Suulweyn, waxba ha is daalinina haddey idin dhibeyso ama haddii kale.

Koonfurianka la qabqabto waa wax hadda dhacooyo, not shaley iyo daraad. Some people should learn to start living in the present perhaps and look forward to the future intii 1990 lagu dheganyahay.

 

KK, sure sxby, great games.

 

Viva Mogadishu! always and forever!

is daji wax koonfurian la dhaho ma jirtee. mida kale xageed ku aragtay somali maanta aarsanaysa, somali meel ay joogtaba waxay afduub u tahay alshabaab. so yeah let's all move on including you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

bilan;682120 wrote:
is daji wax koonfurian la dhaho ma jirtee. mida kale xageed ku aragtay somali maanta aarsanaysa, somali meel ay joogtaba waxay afduub u tahay alshabaab. so yeah let's all move on including you.

Alhamdulilaah, waa jooga waana u jeedaa... :D

 

I'm a koonfurian from koonfurta Somaliya. Magaca la qabso, you will be hearing it very often.

 

Salaama yaa bilan from a Konfurian. lol

 

p.s. adigana iska soo gal xataa, infact the whole SOL community ha move on gareeyaan...great idea Bilan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke. I see you cried to the mods when you couldn't handle the heat and told them make salaax's marker red and take away his Rep power points. I am suspecting it's libaaxsankatabte the MOD from puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this