Sign in to follow this  
General Duke

Garowe today is the very heart of the Somaliworld

Recommended Posts

Kooxda Banaadir oo qaadday koobkii gobollada

 

Kooxda kubadda cagta ee gobolka Bari

Kooxda kubbadda cagta ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleeysatay tartankii 18aad ee cayaaraha kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Garoowe.

 

Cayaartii kama dambeysta ahayd ee tartanka ee galabta oo dhexmartay kooxaha gobollada Banaadir iyo Bari ayaa waxa 1-0 ku bediyay kooxda gobolka Banaadir.

 

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Cayaarta oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiinta Puntland, oo uu ugu horeeyay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed oo guddoonsiiyay kooxda Banaadir koobka iyo lacag gaareysa lixdan milyan oo shilin.

 

Munaasabaddaasi ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay madax ka socotay gobolka Banaadir oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Nuur Tarsan iyo masuuliyiinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.

 

Cayaaraha gobolada oo markii ugu horeysay ay marti gelisay Puntland ayaa waxa ka qeybgalay 15 gobol waxaana ay socdeen muddo 16 maalmood ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this