Sign in to follow this  
General Duke

Garowe today is the very heart of the Somaliworld

Recommended Posts

somali%20flag.gif

 

Ciyaaraha Gobolada dalka Soomaaliya Oo Ka Furmey Magaalada Garoowe (Sawiro)

December 15, 2010 | 0 comments5

Share

 

Tartanka Ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,waxaana ku tartamaaya 15-gobol.

 

Munaasabada lagu furaayay ciyaaraha ayaa ka dhacdey garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare,waxaana kasoo qaybgalay masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Federaalka,Dawladda Puntland,Xirrirka kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo kumanaan dadweyne ah.

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo ka hadlay furitaanka ciyaaraha ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay qabsoomida ciyaarahaan,waxaana uu mahadcelin gaar ah ujeediyey dhamaan dadkii ka qayb qaatay qaban qaabada.

 

”…Munaasabadaan waa mid weyn,waxay na xusuusinaysa wixii aan ku naalon jirey waayadii hore,waa mid taariikhi galaysa…”,ayuu yiri Madaxweynaha oo ay khudbadiisa dhageysanayaan dadkii ku sugnaa garoonka.

 

Madaxweynaha ayaa intaas kadib laaday kubadda iyadoo ciyaaraha ay sidaas ku furmeen,waxaana garoonka ku sugnaa dhamaan 15-ka gobol iyadoo gobol weliba ay wadatay calaamad lagu garan karo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;680395 wrote:
Faan badanaa! be humble aan ku iri reer bariyahow dhooraha ah!

Somali's have found their home today. Beloved Garowe, welcomes all.

 

We Still Believe, We Still Believe

We Still Believe

 

Somali's are Coming Home,

Thier Coming Home, theirComing

Somali's are Coming Home

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;680416 wrote:
Somali's have found their home today. Beloved Garowe, welcomes all.

 

We Still Believe, We Still Believe

We Still Believe

 

Somalia’s Coming Home,

Their Coming Home, their Coming

Somalia’s Coming Home

loool...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this