Sign in to follow this  
General Duke

Garowe today is the very heart of the Somaliworld

Recommended Posts

kumanaan qof oo ka mid ah shacabka Puntland.

 

Garoonka oo aad u weyn qaybo cusub oo tarabuunka ahna lagu soo kordhiyey ayaa laga taagay calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo kan dawladda Puntland, Waxaan dawadayaashu ay intooda badan ay ruxayeen calanka Somaaliya iyo kan Dawladda Puntland ee Soomaaliya.

 

Saacadu markay ahayd 2:00 galabnimo xilliga saacada Geska afrika ayuu bilaamay mahrajaanka iyo bandhiga cayaarta iyadoo garoon midmid u soo galeen 15-ka gobol e tartankan ka qayb qadanaya kuwasoo lullaya calanka Somaaliya iyo Astaanta gobol kastaa uu caanka ku yahay.

 

Waxaan garoonka goobjoog ka ahaa dhaamaan madaxda Puntland oo horakacayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxe’d Farole, Guddiga xidhiidhka kubbada cagta Somaliyeed kan Olombikada iyo cayaaryahano magac ku leh Soomaaliya uuna ka mid ahaa kabtankii ugu horeeyey ee xulka Qaranka Somalia.

 

Kooxda fanka ee xiddigaha Puntland ayaa ku heesay heeso iskugu biya shubanayey Wadniyad iyo berisamaadkii cayaarihii lagu furijiray taratanka gobolada Dalka, Kooxda baanbayda ayaan marnaba joojin garaacista Astaanta Calanka soomaaliya.

 

Mudane Farole oo soo gaadhay magaalo madaxda Puntland 15.11.2010 ayaa xusay in qabashada koobkan looga gol leeyahay inay isku soo dhawaadaan shacabka Somaliyed markelena la arko in la isku soo dhawaado iyadoo la eegay horumarka iyo soo celinta qaranimda Soomaaliya.

 

Madaxweynaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inay tahay maalin taariikhiya wuxuuna xusaya cayaaryahano caanka ah Soomaaliya goobta joogay wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay joogitaankooda.

 

Khudbada Madaxweynha kadib ayuu u dhaqaaqay garoonka Mire Awaare oo xilligaasi ay taalay kubada loo yaqaano Jabaalana oo lagu cayaarayey koobkii aduunka ee lagu qabtay Koonfur Afrika, Farole ayaa kubbadii taalay bartamaha garoonka laad qabadsiiyey kuna dhawaaqay in cayaartu furanatahay.

 

Siciid mugaabi Gudoomiayaha xidhidhka Kubada cagata Somaliya oo hadal gaaban jeediyey ayaa sheegay in farxad iyo qiiraba ay iskugu darsantay wuxuuna mahad u celiyey shacabka iyo dawladdda Puntland oo uu sheegay inay culays badan ka qadeen wuxuu ku nuuxnuxasaday in koobkan ay iyaga iyo Puntland jogtayn donaan

 

Nugaal & Sh/hoose ayaa markiiba cayaarta bilaabay Waxaana 1-0 ku badisay xulka Gobolka Nugaal, iyadoo Goolka ugu horeeyana uu Tartanka 18aad uu ka dhaliyey cayaaryahanka Yacquub Cismaan Max’ud.

 

Tartankan qabashadiisa waxaa ugu dambaysay sannadkii 1987-dii sida ay shegeen guddiga xidhiidhka kubada cagta Somaliya maanta wada cayaaraya gobolada Sool & Mudug.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Massive turn up.

 

Good to see nationwide football competiotion is back in Somalia.

 

Less talk of war and conflict and more talk of sport and soccer for Somalia insha'alah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;680677 wrote:
Massive turn up.

 

Good to see nationwide football competiotion is back in Somalia.

 

Less talk of war and conflict and more talk of sport and soccer for Somalia insha'alah.

They have won their first game. Supported by the governor of the region...

Share this post


Link to post
Share on other sites

My hat is off to Puntland.....this tournament seems to be uniting the nation, tonight I went to a biibito which used to be infested with fadhi ku dirir, and when I went in and sat the first thing I noticed was people talking about the teams and who's winning. That really inspired me. so puntland should be credited for this.

HatsOff.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;680898 wrote:
My hat is off to Puntland.....this tournament seems to be uniting the nation, tonight I went to a biibito which used to be infested with fadhi ku dirir, and when I went in and sat the first thing I noticed was people talking about the teams and who's winning. That really inspired me. so puntland should be credited for this.

Today we are all for one and one for all...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this