Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

Wiilo   

Gacaliso runtii aad iyo aad baan u qoslay markii aan aqriyay qoraalkaaga. Gacan iyo lugba waan kuu taagay. Waxaan aad ula yaabay adigu ma waxaad ka heshaan raga waal waalan? haddii aad tiri dee kuwa "DAGAN" kama helo.

 

Teeda kale gacaliso haddii aan ku iri baddayda waa la soo galay macnaheeda maahan inuu jacaylbaro soo galay, bal taa aan kuu saxo. Aniga maalintiin lay dhalay baa lay bixiyay oo maba ihi qof la soo gali karo "Ocean" keeda (Kaftan).

 

Marka abaayo haddii aad wax u heyso dee inanka u sheeg, haddii kalena dee halkan haku cagaarini runta si fiican ugu sheeg.

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^carab maa tahay markii lagu bixiyay isla markaad dhalatay? yaa xurnimada kaa qaaday? :D

fiiri hadaad adi xitaa isku dayeysit inaad qarisit waxa idinka dhaxeeyo adi iyo Mr jaceyl, isagaaba soo taagan oo sheekada kasoo fakfakaneysaa

 

Macaanto, ninkaan waxaad u qaataa heestii Axmed Cigaal oo eheed "maxaa inaad shirisay naagihi ***** uugu sheegday sheekadeeni dabaal shalay galab" :D:D:D erayada wey iga kala maqan yihiin but u got my point

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^wale maila aragte huuno-mansha yaabe beryaahano dhaan.waxaan is iri wale ma da'dii baa kadaba timaade mise waa lagu soo haya :D:D

 

waraada S_T_B iyo Wiilo-wiilka taagera yaqee..see waaye aqiyaarta. Labadiina intaad shan xaboo shuuruurac ereeyo jaceyl-ah itaad isku soo shiriseen-yaa marku Alla uu bahne inkuso kala fireeye..baa wadnahii idiin gariire..sidii arliiyo camal "ala ma anigaa.." balo icon_razz.gif

 

STB iyo Wiilo-adiinka baadinaa buxdoo..dhinacayga..ceel aan ka waraabsana ;) -wabiyaashi baa qalaaleen..in yaro xagaaya ah mooyane :D ..wale roob maso socdo mardhow-ilaahow no sahal icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply maxaa dhahday Hees u qaad aa, waraa waxaad rabtaa miyaa inuu iyiraahdo maxaa waaye NINkaam ii heesaayo. :D:D

 

 

Maxaa umaleysaa in "Wiilo" laygu bixiyay?? Heedhe hadda waxayba sheeka maraysaa markii la soo waco guriga oo aan aniga Telephoneka qabto in lay yiraahdo "Aboowe" wiilo ama walaalhay qofkii markaa la doonayo in lay yiraahdo ii dhiib :D:D:D:D

 

 

Macaanto waxaan umaleynayaa inaad i fahantay. heesta aad sheegayso iska ilow inbeeshe waxaad tiraahdaa asiga hakuu Heeso :D:D

 

 

jEcliyAaaaaaaaaaaa:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Asalaamu calaykum w.w.

 

Sidaan ayaan u badinaayaa in uu qofkasta ku guursado. bal anah aan isku dayo in aan qeexo sifada lagu guuresado gabar muslim ah

 

1. In ay qurux leedahay.

2. in ay ka dhalaytay familiy fiican

3. in ay heesato dhaqaale fiican

4. in ay islaamtahay

5. in ay dhaqan wanaagsan iyo dabeecad fiican leedahay

 

 

nabigeen naxariis iyo nabad galyo ha ahaato dushiisa ayaa yiri sidaas.

intaas ka dib wuxuu in taas ka soo qaatay

labadaan oo ah in ay Diinta islaamka sifiican uugu dhaqanto ayana dabeecad wanaagsan leedahay in ta kale waa ay iska harayaan lacagta iyo quruxda iyo ehelka ba madaam intaba aan waarin oo quruxdu suusho lacagta dhamaato familykana xumaankaraan.

 

wabilaahi toofiiq wixii dambi ah ilaah ha ii cafiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sida Wiilo oo kele

Gabar dunida waayaha

Inta ay u wacan tahay

warkeedu ku deeqoo

wanaag badan ha la helo

waqtigaa i ciilee

waxaan siin lahaa abaal

shahaado aad u wayn iyo

magac aan la waabin

waad salaamantahay Inaabti

 

Waxa iyana amaan mudan

Simply da wacanee

wanaaga ku hadashee

wadankay ku dhalatiyo

asxaabta wada jecel

 

Alle u baahne waa kan

isaguna waa mid kele

sheekada wanaagiyo

haasaawe wacaniyo

Hallaasi waan ku ogaa

Isna waan salaamay

 

Nuune waa nin sare

waa aad u weynoo

wadaadoo fiicanoo

wax garadoo hagaagsan

isna waxaan u dirayaa

habliyiyo wanaag iyo

Salaan waalidnimo iga dheh

 

Raula waa waa raggeedii

waa dowlad culusoo

wacanoo isgaadhoo

dadku uu ka wada helay

Iyaduna ahlan wasahlan

waad salaamantahay iga dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waan kaa qaaday dear waadna ku mahadsan tahay, balse waxaa iga su'aal ah? Da'da weynoo Daa'inkeysiiyay siiyay nuune yaa inoo doonoo da'diisa inoo sheegay? :D Ma annagaa Damacnay mise waa noogula Deeqay :confused:

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waxaad fiirisaa nuune qoraalkiisa qoraalka ka sareeyo ee aan aniga qoray :D Fahantu dear......

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa umaleysaa in "Wiilo" laygu bixiyay?? Heedhe hadda waxayba sheeka maraysaa markii la soo waco guriga oo aan aniga Telephoneka qabto in lay yiraahdo "Aboowe" wiilo ama walaalhay qofkii markaa la doonayo in lay yiraahdo ii dhiib

 

 

xuux!!! :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Orgilaqe dear u find that funny huh :confused: well iska raaxeyso meeshaba waa baashaal unne......

 

 

Go figure:..........................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this