Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

Wiilo Qajilaada dabci xumaan maaha ,, sidaa ha u qaadan waa the best thing in da women.

 

Alle u baahne thanks for the advice laakiin sidaas kumaan moodayne waxaad sheegatay inaad iga khibrad badan tahay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hay Qajillaada waan garanayaaye waan yara ku dhibayay...........

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle ubaahane.....hooyadaa aa kuu soo duceysay aan umaleena. waxaan kuugu bishaareynayaa inaan kuu haayo gabar kuu qalanta

 

Wiilo....ani waan lug xiranahayee, wiilka walaalkeey I can not cut his leg (ma lug goyni kari).....ee quf yahey wiilkaan waa wiil fiicanee ee bal buuga naxariista u fur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simply ,,, naga dhaaf dee yaa akhii ,,, waa sidee annagii baad nagu soo jeesataye ,,,

 

See camal adiga ???????//

 

Qashqashaada dhaaf plz . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dear sister girl, what r u saying :confused:

 

Look, maxaa isga soo wareejinaysaa, arintu adigay ku joogtaage. Yaa yiri "Wiilo" ma lug xirna?????

Gacliso xaaku sidan maahan oo wax baa iska jira ( someone has already entered my ocean ) u know what i mean :D marka xaalku waa ama ADIGA ama qof kale soo bood bood macaanto............

 

 

jEcLiyAaaaaa:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

iyaah wiilo....dhoor jeer baan adiga iyo macalinka jaceylka aan idinku arkay geedka jaceylka hoostiisa....amoore aad inleen dhiseyseen, maantaad qiratay, inleen waa isaga waxa ocean kaaga ku jiro....gacaliso aw guuriyo....waxaanba kasii helay jawaabtaadi ka bacdi siduu macalinka jeceylka siduu uugu farxay erayadaada. haye goormaa la i casumayaa?

 

horta my ocean is full.....teedakale uma maleenaayo inuu alle ubaahane i qancin karo xitaa hadii aan lug xirnaan leheen. sababtoo eh waa wiil iska miskiin eh.....kuwaasna kama helo....not my dooq , u know :D

 

 

Alle ubaahane waxba ha niyad jabin ina adeer gabdho badan kuu qalma wey buuxaan oo aad qancin kartit :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this