Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

haaaaaaaaaaa,,, Ok,,,

 

Hadda waad iska tegi kartaa markaa ,, fasax baad tahay iska sii carar inta hartay aniga iyo Wiilo baa sii dhamays tiri doonna ,,,

 

Laakiin ha raagin ,, marka aad soo toosto waa inaad noo timaado ka hor inta aanad weji dhaqan ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta waxaan aad uuga xumay in la iiga hormaray topic gaan, coz anaa ku tala jiray inaan soo diyaariyo.

 

mideeda la baad, Wiilo allaa yaa cizzak, waa i sharaftay ilaah haku sharfo. madaxa aad ii saaran tahay...dar allaa kuu jeclahay

 

alle-ubaahane....qodobada aad soo tixday, adi ma buuxin kartaa horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Allaah baa Sharaf iyo ciso Leh marka hore:

 

 

Abaayo haddii aad intaa tiri hadalba ma jiro that is it. I mean aniga intaabaa dhinac ii Tuurta waan ku farax sanahay hadalkaaga Qiimaha iyo Wanaaga leh dear always and forever.

 

THANK YOU!

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Simply_the_Best:

horta waxaan aad uuga xumay in la iiga hormaray topic gaan, coz anaa ku tala jiray inaan soo diyaariyo.

 

mideeda la baad, Wiilo allaa yaa cizzak, waa i sharaftay ilaah haku sharfo. madaxa aad ii saaran tahay...dar allaa kuu jeclahay

 

alle-ubaahane....qodobada aad soo tixday, adi ma buuxin kartaa horta?

Haa walaal, waxaan u maleynayaa inaan buuxin karo, waa haduu ilaah ila garab gallo arintaas. Marka ma meelbaa wax iigu ogtahay, ilaaheey hakaa farxiyee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

All_Ubaahne waxaan filayaa in Simply_the best ay wax meel kuugu ogatahay, balse ay rabto inay ogaato in aad "Qualify" ku tahay shuruudahaas oo dhan.........

 

Go figure:......

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiiilo,

 

Kaalay soo adiga horta marqaati iima aheyn, inaan ahay wiil shuruudahaas buuxin karo? Haa sidaas dheh, bal usheeg walaashiis inaan duceysanahay.

 

 

Quruxleey iyo Kheyrqabto tan aan doortay waa taqaan aan filaa wiiilo. ehehehehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

well, diyaar garow waxaa laga yaabaa inay ku tiraahdo inan baa kuu hayaa :D:D:D

 

 

Alalaas; bay Wiilo ku dhufatay, "Gacaltooyo Aan U qabnaa Waa Guurihaynaa"..............

 

 

jEcliyAaaaaaaaa:........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ohhhhhhhhhh,,,,,, Haye ,, war badan baa i dhaafaye ,,,, woow,,,

 

Bushaaaaro ! Ninkii Alle u baahne ciduu raadinayay wuu helay sow maaha ??? Maansha Allah

Ilaahay ha isu barakeeyo isaga iyo Simply ,,,

 

Faataxa ! ! !

Share this post


Link to post
Share on other sites

War saaxiib jacaylbaro,

 

Arintu sidaas maaha aniga iyo Simply The Best waxna nagama dhexeeyaan, waa ogtahay aniga xaalkeyga waa iska mashquulsan yahay ayaantan. Ninka aan meesha Campaign-ka uga wado waa adiga, marka arinteyda waa laba sano oo hada dhiman, insha allah. Waxna yaan gabadha imaanka laga soo ridin, koley kheyr waa imaandoonaaye. Inta ka horeysa bal ii waran maxaa cusub, oo waataan adiga iyo gabadhii diracda aheyd idinka tagaye, maxaa iga danbeeyay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar niyow inta aad nacasnimada iska dhaafto aniga Wiilo igu halleee ,,,, adiguna Simply the best waxba ha ka meeraysane ku adkayso dadku wuuna wada mashquulasan yahay haddana xarrago lagama tagee,,,, gabadii Raula ayaa iyaduna Nuune la hadlayso ,, isaguna wuu fahmi la'yahay ,,,

 

waa idin sidee ,,,,, gotta wake up now

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waite a minute waite a minute, since when are u guys get the permission do/say such and such :confused: :confused:

 

 

war annagaa yaab aragnay, waa maxay sidatan ragaan diyaarka wada ah waa maxay :confused: Heedhe tartiib sada hablahan ma garanaysaan wax u qarsane.................

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa are u saying dabcigaa kaa xun :confused:

 

 

No need for Qajilaad huuno, blve me........

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro,

 

Waxaas looma baxo, qajilaada waa baryaha hore. Waxaa ku xigto marxalad la yiraahdo "War xagee ka baxday maanta oo ku maqneed". Kadibna waxaa la galayaa marxalad kale oo ah, "War guri noo dhis kiro maku jiri karnee, oo naga rar wadankaan". Marxalada ugu danbeysa waxay tahay, "War oday baa tahee (waliba markeey martida soo gasho xaafada) orod iga tag ayaantaan cidda waxna uguma qeybsanide, xitaa howshiiba gabtaye".

 

Arimahaas oo dhan waxaa looga bixi karaa laba qodob, (1) Dulqaad, iyo (2)kalsooni.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this