Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

waar kii alle u baahne maantuu buu ugu talo iyo hadal fiicnaa intaan arkaayay.

 

Kollay Wiilo gaari maynee bal aan ku dayano uun ,,,,

 

Nuune, walaahi waaad iga qoslisay :D maba aanan u fiirsan magacan PIG , ahahahahaha looooooooool

 

Ilaahow na soo astur ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ilaahow na soo astur ,,,, Maxaa miyaad Qowneyd (kaftan) :D :rolleyes: ;)smile.gif

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyadii baa dhamaan rabta, ee intaanan soo toosin meesha ka carara! Mise waan iska wataa riyada inta ey wiiilo ka keeneyso list-ga aan ka sugaayay?

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haa, macne kalena waa jiraa, laakiin ma sheegaayi, sababtoo ah waxaa iga badiya Jacaylbaro oo waxaas mashquul ku ahaa intii aan hooyadeey dukaanka u gadi jiray; ma xasuusataa meeshii aan cideena burka iyo saliida, waxyaabahaas ku gadi jirnay? Marka aniga xoogaa dhoore iska ahay, ee Jacaylbaro hala weeydiiyo wixii laba macna leh, waliba dhanka reer magaalka, ehehehe. Ok

 

Hadana waan sii cararay ee nabadeey. Cafis alle iyo masaamax.

 

Assalaamu Caleykum

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this