Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Maah Maahyo

Recommended Posts

nuune   

taleefan hadaa dirtid haloow lee lagu dhahaa

 

ceesaan qayileeso hadaa aragtaan qiyaamo waaye

 

qooleey shuban ku dhacey futashaari ay qabtaa

 

mindhicir kaneeco kuunta wareer aa laga qaadaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LooooooooooooL...milinkiisa aas ku tumaa,

 

waxaa la yiri nin reer xamar ah ayaan hada ka hor wuxuu maqlay labadaan maahmaan

 

Nin daad qaaday, dugaalka ayuu cuskadaa

iyo

Labo qaawani isma qaado

 

Markaas ayuu wuxuu ku jawaabay, Ninkii daad qaado, kaas waa ku daayey...LoooL......Labo qaawan aa maxaa la sugaa ka bacdi neh..LooooL

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@check

 

Abaaso fuufleh, faraha hala galin

 

Dabadiisa, fùto baciidaas kasoo jadaa

 

Nin iyo qabkiis

 

Nin dheer waxba looma tilmaamo

 

Intii orod jirey, kuftinna waa jirey

 

Balaayo buulkagaa laga galaa

 

Bayac-mustar bur iyo bajiye waaye

 

Car Faruurow ha fooriyo

 

Mukulaal dooliga danteeday u dabataa

 

Abootadaa taag darran ayadoo tabar lahayn aa dadka isku taagtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa checkmate..lol..ruwayad aa isoo xasuusisay oo yarkoo caan ah uu ku sameeyey Toronto..taqtar jaceel...lol...

 

labo isjecel aa ladhahay hadee is fiirshaan daaf aa ka dhaco!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LooooooooooL....alaah yarkaas walaahi qatari saana aas yahay..aboow yarkaas toronto taas ka dhigay hadiin kuu sheego lee, atooro mala dhahkaro as magackaleetu loo raadiyo lee waaye "laashe istaare" magac malaga dhigikaraa yaa kheey..LooL :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

guygaas gabay uu u tiri yeye gabartoo on stage hadii maqli laheed....

 

qaabkaaga iyo quruxdaada baa i qanciyee

 

qaadirkii ku abuurtay baa caqli iyo qurux ku dhameye

 

ee

 

qalanjooy

 

qalanjo adiga oo kale eh qaaradan kuma noolee

 

in aan

 

qoys wada abuurano

 

qosalka iyo sheekada wada qeyb sano ma

 

qalad baa u aragtaa?

 

ajaaaaaaaaaaaaaajaaa....waraa gabartaas stageka ee ku suuxday nooh, bareele aa loogaga qaaday..

 

caadi ma'aha widaaygaas....

 

wareer badana!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deysane   

Xanjo Buufis ilmaha ooma Fiicno

LOOOL...Alla Beerka.

:D:D

 

 

Dooro Ordeyso Hadey Ku soo Gasho,Ogoow diiqaa Kudabo Jiree.

 

.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Canjeero Sidii Ukala Koreyso Aa loo Kala Qaadaa

 

Don't :D Maxaa Waa Jirtaa tanna...

 

 

Go figure:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aadane gef lagama waayo.

 

 

Aammusnaan waa oggolaansho barkeed.

 

 

Af daboolan waa dahab.

 

 

Afkeennu waysu ammaan.

 

 

Akhri sadarrada dhexdooda.

 

 

Ammin dumay dib uma soo laabto.

 

 

Aqooni waa awood.

 

 

Aqoonla'aani waa iftiinla'aan.

 

 

Aragtida qaanuunka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuug tuug ma xado

afkaagu wuxuu kaa xadaa waxa uurkaaga ku jira

ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa

laabi laba u la'

gaal dil gartiisana sii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this