Deysane

Nomads
  • Content Count

    7
  • Joined

  • Last visited

  1. Xanjo Buufis ilmaha ooma Fiicno LOOOL...Alla Beerka. Dooro Ordeyso Hadey Ku soo Gasho,Ogoow diiqaa Kudabo Jiree. .....
  2. Dad'oow Waa wiil a deysane Dhaheene waa wiil Dugsada daaraha ******* Gacmo Duubnaa Baryahan oo dhayaha wax kadeyaayay'ee Waa Dhool,Bil Da'diisu tahay Boga SOL dhankeeda Afartaasna Dhextaal Ma ooga dhigay Qirasho iyo Baraarujin! Baashi waa Hadal kar Lagu ba'ay ee Tolkeyoow Hala ogaado Jamaalna Kama Liito waa Libaaxkale ee Tolkeyoow hala ogaado Labada Suldaana (So &zoo)Salaan Baan u Saaray ee saasna Hala ogaado Dib haddaan u Bidhaansado, wixii Tolkay hor u dhahay Baashiba Banaanka dhig inuu,Geesi Ka Tagay Dagtan'ee Dadbaa iyana Dusha kamaray inuu,Beeneyaal Ka Dal Doorsada'ee jamaalna wakaa Daamaanka Heysatee, Dhubuqleynta La Dhakafaarsan. Da'deydaay Haddaan La isu Digin,Dunidu waa Dab iyo Holac'ee Waa Dhamac aan Lagu Dhowrin Ninkii dhabta ogayn'ee Deysane iyo Duulkii Daahay ee dib kayimid,Intaan La Dal Dalin'ee Nabad La Darisyihiin,Dagtan Warkeeda u Dhiiba Ma isdhahdeen?. Alla Maxaan Qashin Qoray...Alla Maxaan Gabayga Sharaftiisii Meel ooga Dhacay.....Haye Maxaa La igu Xukumay. anyway,Muhiimadu Tuurasho bey ahay soo maha.Dee ana intaas dhimatay baan indhah intaas isku Qabtay Xuguf soo siiyay. Soo Wada Sheekada.
  3. Allahii Samada iyo Cirka Ku Taagay 7 Maalmood Waxba Kuma aha in uu Calaamad Ka Muujiyo Kuffaartaas. :mad: :mad: Maxaad Ka rabtaa Lase...Iska Daa Ha Bood Boodo Wax Yar uun...Waxaa Laga Jari Doonaa Maalin aysan Dadka ay istusayso Waxba u qabankarin :rolleyes: Allow Wadada Toosan Nagu Hagaaji...Amiiin Amiin.
  4. salaam all. Wasiirka Warfaafinta ee Maleyshiyada Daahir Riyaale Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo warbaahinta u sheegay in ciidamo ka tirsan Jabhadda ********iya ee ONLF ay ka qayb galeen dagaalkii Maalintii Jimcihii lagu jabiyay is the Wasiir seriouse about this... why Wud ONLF Go there when they Got their Own Problem to think about.?....fILL ME in... "Nin daa'ad Qaaday Humbo Cuskay"
  5. Salaan Folks. Orgilage WelCome Wiv Open Hands walaaLo..Anba Waan ku cusbuhay meesha. I'm Newbie Too.i enrolled just few days b4 and approved couple of days ago,but i have been visiting Sol Quite some time now... since june this year think.( enought time to know who SOL works..i guess ). The Site is COOOOOLL and the Nomads are MAC MAC. . Ramadan Kariim Y'all.
  6. This is one of my Fav somali Classic songs. sida Hobasha Roobka(also known as..Haddaad diido Haddal kayga) by Samatar. Click the link 2 listen. http://www.hamarey.com/index.php/article/articleview/2039/1/43/ Note a side:Tamam, I'm with ya...Due to my past Recovery i avoid some songs "Not all songs tho". Ramadan Kariim y'all