Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Maah Maahyo

Recommended Posts

nuune   

^^ You missed important year in SOL, 2004, specially the Baro Family in that year, qolodan waxey aheyd iskaashato xoogeesato xagna qowleesato ah, dee search garee in SOL waxey ahaayeenba, ninka kaliya ee ka harey waa Jaceylbaro, inta kale wey is casileen :D kuuna sheegi maayo cidahey kala ahaayeen, adu raadso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lool. Jacaylbaro iyo xulafadiisa waa raggii sabankii horee tagay....baryahan maahmaahyadaa ayaa shaqeeyo.

 

Aniga waxaan always ku qoslaa markaan maqlo.. 'Abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa?' Lol. I think this Xamari maahmaah is by far the best maahmaah with most murti.

 

Waa run, horta dad nool maas u daahaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

dawoco;672814 wrote:
lol@nin yaaban,maahmaah aaba lasoo gashay yaah, cajiiib!

 

 

Maku sixi kari oo wax badan aa la i yiri
nin kaa weeyn hortaa oo xanaaqaa
. Anoo luqada ku fiicneen neh hadaan qaamuus kuusoo qaato waxaa la i leeyahay tani sheekadeeda waa
hooyo saan aa loo dhalaa
, marka maahmaahda meheeda nooga wada
:D

 

If my somali is shyte, bare with me, yaa la iskugu keey tagin lee
icon_razz.gif

 

Hahaha thanks for the chukle,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paragon;762935 wrote:
Lool. Jacaylbaro iyo xulafadiisa waa raggii sabankii horee tagay....baryahan maahmaahyadaa ayaa shaqeeyo.

 

Aniga waxaan always ku qoslaa markaan maqlo.. 'Abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa?' Lol. I think this Xamari maahmaah is by far the best maahmaah with most murti.

 

Waa run, horta dad nool maas u daahaa?
:D

Jacybaro waxaas waxba kama yaqaano dee. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Sayid, adiga maah maahdaadii qayb ka mid ah Computer-ka ayaa cunay.

Dadka qaar ayaa ku moodidoona in aad caytameyso,,,,,,:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol af-dabolan wa dahab baan u maleenaya in u sayid qoraya...although the actual maahmah waxan filaya inay tahay af amusan wa dahab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool I think i just got ur joke..afhayeen yacni qofka dadka u hadla, and that I just put them out of work..lmao im kinda of slow..I do apologise!. It just hit me :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Aaliyyah, you got it.....:D

 

Qareen = Lawyer

Afhayeen = Spoksman

Labaduba (Lawyer iyo Spoksman) waxay u adeegaan af jooga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this