Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Maah Maahyo

Recommended Posts

BN   

Biyo fadhiya, biyo socdo ayaa kiciya.

 

I believe this maahmaah is older (and more eloquent) than Sir Isaac Newton's first law of motion: The velocity of a body remains constant unless the body is acted upon by an external force.

 

Once again, our contribution to the world is not being recognized. :-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ lol oh wow you are so right. Somali maahmaahyo are full of wisdom. I love them..

 

nin so joog laga waayo, so jiifso aya laga helaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

^^The above is one of my favourites! Probably use it too much. :-P

 

Gari ilaahay bay taqaan - Justice knows only God or Justice is blind to influence. :-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^which maahmaah is your favorite the one i posted? ...

 

somaali is soo funny..gari? maanto dhan waxa moday gari like giraffe lool i was thinking of course ilaahay mataqaan waa xayawaan...but when I READ your translation I understood you mean justice..gar..

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

^LOL@giraffe! Too funny. But, yes, I can see how that can be read that way. Next time we can flip it around and use caddalaad, xaq, garsoor, etc.

 

PS: The maahmaah I liked was nin soojoog laga waayo, soojiifso aya laga helaa.

 

I used this other one just a few days ago:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ The link you posted is a song not a maahmaah. I love that song "nin lugu seexdow ha seexan xil baad sidaa ha seexan somaalidi midowdo sahalki baxayoo samaatay so jeedo si weynn u foojignow".heestan wa hees aad iyo aad u qiimo badan oo macno ku fadhida.....lovely clip.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ oh nin lugu seexdow ha seexam ma maahmaah bay aheed. Hees magaceeda uun ayaan u haystay. intaad noshahay maalinba waxbaad baran ayaa layidhi. Waad mahadsantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaalidii horee iyo kuwii dhexe waxaa laga heli jiray dad dhaqan yaqaan iyo hal abuur leh, kuwa hadda jooga dhaqan iyo maah maah iska daaye waxaa laga kari la'yahay surwaalkaaga kor u qaado.

 

 

Maah maahda waxaa loo adeegsadaa meeshay ku haboon tahay ama way kugu soo dhacdaa markaad mudankeeda la kulanto

Waxaa laga ilaaliyaa deel qaafka ama erayada xun xun oon hagaagsanayn,qaab ahaana layskama yiraahdo adigoon u fiirsan, raggii horee ma soo qaadan jirin maah maahyada aan miisaanka lahayn haday ku maahmaahaana way ka cudur daaran jireen intaysan oran, ama waxay ka dhigi jireen sarbeeb aan toos loo tilmaamin waxaa ka mida kuwa ugu cajiibsan

 

KORTAG NINKII GARANAYA INUU WAAGU BARYAYO YAA FOGEEYA

Waa maah maah miyi ama reer guuraa macnaheeda caadigaana waa kala fogow hadaad xaajoonayso meelaha dadku degan yahay waayo reer miyigu ma laha restroom sida reer magaalka, maahmaahduna meelna kama tagto laakiin si asturan baa loo isticmaalaa ama sarbeeban

Sidaa daraadeed maahmaahdaan waxay u isticmaali jireen inay ka fogaadaan wax kastoo ceeb iyo magac xumo u keenaya intuusan waa ku baryin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

This topic is from 2004. Every year someone added maahmaah. Today it is my turn.

 

Habar fadhida legdin la fudud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this