Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Samafal   

waraa ana igu dara afartayda aan lasoo shir tagi doonaa hadii alla idmo inkastoo aanan maansada iyo suugaanta isku fiicnayn.

 

Raula adi urka iyo wax aad sheegaysid maxaa waaye ma kuriyootay xaajiga..haye warka cadee seebuu wax yeelay ;) Odeygii dhihi jiray xaajo rag waaye ma ka fiicnaynoo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^looooooool@ urka kulaha..adi Baabasir (qoormaaley) :Dicon_razz.gif ma kugu dhace redface.gif xagee urkeyga ula qabsatayna..cajiib. walaahi odayasha beryahaan joogo wax weyn baa uu dhimaan-mandhow bal waxaan ku qasi xidiidadi (roots) daadka Mallaariyaada(Malaria-patient)kudhaco lo karin jire(jidhe)iyo subaag idaad(sheep)-this was the delicacies many qoormaley suferes used to eat..lord have mercy on how they survive subaag idaad icon_razz.gif haye maogoshahay xalaadas smile.gif . warkuba wakaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Haye, sidaa la yahay? :D Saaka ayaan muraayadda hor joogsadey, mindhaa tin madowba madaxayga kuma harin! Belo, war goormaan sidaa u gaboobey?

 

Ku socoto hablaha: Wuxu waa cirro caanood ee waxba hayga didina, shukaansiga iyo xifaaltanka weli waa inoo furan yahay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paragon Cirada iyo bidaarta dhibaatada keenta duqnimo maaha , sida aan maqlay afka uun beey ka dhahaan: nin bidaar leh nin ciro leh madooneyno, lakin shekadu waa iskaa afkaa waa sidaa dhaga dhageyay

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^kkkkk, maxaad inanka saas uleeday. Paragon sawirkiisa waan arkay, wax ciro ma arag, wax bidaar ahna ma arag, timaahagu wajiga ayey joogaan( niyad dhis igama aha yaah), ama waxad sameeysaa intaa aad labaxdo kabacdi comb over samayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Loooooooooooool Mj. Bada cas.

 

Dabshid run ayuu u haystaa hadalada aan inanta yaree Aaliyah ku madadaalinayo, illeen isagaa isku raba e' :D

 

Dabshid, adeer waxaan hareed ahayn layguma arko smile.gif . Ka xaaxaabi baan ku iri lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this