Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Minister Dies

Recommended Posts

HARGEISA, 20 November 2009 (Somalilandpress) – Somaliland’s Minister of Water and Mineral Resources, Mr. Qasim Sh. Yusuf died in Mekkah today. The minister was among hundreds of Somalilanders went to Saudi Arabia for this year’s Pilgrim or Hajj.

 

The Minister died of a heart attack as Government officials confirmed to Somalilandpress.

 

Mr. Qasim was one of the senior ministers in Somaliland who have been in the politics for such long time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirkii macdanta iyo biyaha Somaliland oo ku geeriyooday magaalada Maka

 

 

Alle ha u naxariistee waxa magaalada Makla Al Mukarama ku geeriyooday wasiirkiii macdanta iyo biyaha Somaliland marxuun Cismaan Qaasin Sheekh Ibrahim , oo ka mid ahaa xujaajtii sanadka soo gudanaysay wajibaakada xajka marxuunka ayaa ku geeriyooday Hotel-kii uu deganaa sida ay sheegayaan ilo xog ogaal aho

 

Wasiirka ayaa jinaasadiisa caawa salaadii makhrib lagaga tukaday masaajidka weyn ee Maka sida uu noo xaqiijiyay Farxaan Adan Haybe oo ah gudoomiyaha hay'ada wadaniga ah ee GAAVO, oo ku sugan xaramka Farxaan waxa uu noo xaqiijiyay oo uu noo sheegay in salaadii Makhribka marxuunka lagaga tukaday misaajidkaasi, weyn ee Maka, Farxaan sidoo kale noo sheegay in uu isagu aad uga durugsanyahay goobta misaajidku ku yaalo, isla markaasina uu maqlay uun geerida marxuunka oo uu ku tilmaamay in ay ku noqotay naxdin

 

Dhanka kalena waxa aan noo suurto galin in aanu wax ka waydiino jinaasada wasiirka, wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde oo ka mid ahaa wasiiradii sandka iyaguna xajaaya, oo aanu la xidhiidhnay, wasiirka ayaa aanu la xidhiidhi doonaa ama la hadli doonaa wakhtiyada fooda inagu soo haya, hadii Ilahay ogolaado.

 

Sidoo kale waxa ay shabkada qarannews la xidhiidhay meelo badan oo ka mid ah dalka Sucuudiga siiba Maka iyo Somaliland, waxii war ah ee dheeraad ahna waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararkeena danbe.

 

Inaarilaahu wa inaa Ilahyhu raajucuun, dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenda shabkada qarannews, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo xukumada iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka geeriyooday marxuun Xaaji Cismaan Qaasin Sheekh Ibrahim

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this