Sign in to follow this  
Ducaysane

Next Prime minister

Recommended Posts

Dadkani shareef baydin aqooon,,, waxii 2 weeks lagusoo shubaayoo dhan haday USA, EU, Uganda, Melez, Kbaki itc Qadaafaa kasoo dhaqdhaqi waadna arki doontan isagoo meel aan lafilayn ka fadkudiyey.

 

 

ninkani hadba qofka qofkii ku danbeeya kaas uun waxa uu usheego buu la shir imaan.

 

bal eega idinku meeshuu ka fadkudsho!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Abwaan:

]Ilaah maa laga cabsado. Are Cali Mahdi, Cali-Dheere (AL-Shabaab, Afhayeenkooda) Muuse Suudi, Qanyare, Maxamed dheere, Xuseen Bood iyo Ka-Dare (AUN labadaba) iyo weliba qaar kale oo badan reer Mudug iyo Kismaayo?

loool, abti kuwan ayaan waxaan u sheegayaayey in sheekada South-ka aysan ahayn hal beel. Infact since the fall of Barre AUN, every clan in Somalia played an integral role in the destruction of the South. Intaas ayay diidan yihiin, oo waxay la soo shir tageen the # block is destroying each other.

South-ka qabiil walba ayaa jooga oo ka qayb qaatey burburin teeda, intaasna lagama helo kuwan. The Morgans, the Hiirales, dekada Kismaayo qasnadeeda kuwa haayo,the Roobows and the Godanes are all non # block, car intaas ha gartaan. Hal qabiil calan uma taagna South-ka, sida PL ama SL.

Warlord yada aad soo tiriseyna qof diidan ma laha btw, laakiin kuwan ayaan u jawaabayey markey dhaheen "xamariga ayaaga is dilaya" hence the big grin...like Che said qabiil sheekadiisa wey dhamaatey mar hore.

 

GD, if you want me to debate with you at least have the courtesy of quoting me properly. You dont have to stoop that low picking and choosing what I wrote in order to prove your weak point (it is not the first time).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Another Geddo man from Ohio is now "frontrunner". Rumour has it he has been called to Nairobi and is in Nairobi town.

 

The saga continues!

 

S

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Peace Action:

Indeed Abu the saga continues. Is Sharif being pushed around by the UN or neibhoring countries? Or may be he is confused. :confused: :confused: :confused:

Maybe airlines are putting pressure on him? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Abu-S:

Another Geddo man from Ohio is now "frontrunner". Rumour has it he has been called to Nairobi and is in Nairobi town.

 

The saga continues!

 

S

Is the man you are talking about Cabdiqani Sheekh Cali Diini?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by NinaNC:

Infact since the fall of Barre AUN, every clan in Somalia played an integral role in the destruction of the South. Intaas ayay diidan yihiin, oo waxay la soo shir tageen the # block is destroying each other.

lol...Wixii la rabo waa la iskaga hadaaqi karaa. Balse Soomaaliya waa la wada burburiyey, haddii dad isleeyahay maalayacniga meelaha lagu qoro unbaa taariikhda gelaya taasi ma soconayso. Mar hore ayaa dad aan qabiil fulaan u hiilinayn ay wax ka qoreen. Soomaaliya burburkeedu muddo dheer ayuu socday marba marka ka dambaysana waa ka sii darayey. Waxba yaan lagu dembaabin oo qofba marka adeerkiis masawirkiisa uu internet-ka ku arko yuusan inta meelahaan ku soo xardho dhihin adeeroow adiga Soomaaliya kaama dambeyn.

Ninkii ama gabadhii adeerkood faansanayaa guryahooda inta gees ku uruuriyaan taariikhda beenta ah ee lala wareegayo uunsi ha ugu shideen as inay macne samaynayso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

Haatu-War Soomaaliyow nabada ma rabtid?

 

First thing we need is to accept everyone's uncle f*cked up.

 

The irony here is the men we defend have done nothing for their tribes, I mean seriously what warlord can say I improve the lives of my tribesmen. We are all poverty and dirty.

:D:D afkaaga caano dhanaan lagu qabay Guevarow,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Polanyi:

quote:

Originally posted by Peace Action:

Indeed Abu the saga continues. Is Sharif being pushed around by the UN or neibhoring countries? Or may be he is confused. :confused: :confused: :confused:

Maybe airlines are putting pressure on him?
:Dlol Which airlines? Surely not Daalo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Gabbal:

quote:Originally posted by Abu-S:

Another Geddo man from Ohio is now "frontrunner". Rumour has it he has been called to Nairobi and is in Nairobi town.

 

The saga continues!

 

S

Is the man you are talking about Cabdiqani Sheekh Cali Diini?
I said this couple days ago while the rumour was in early phase but it seems news has finally picked up Col Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, a '77 war hero, the older brother of Dr Cabdiqani.

 

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1821

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this