Sign in to follow this  
Juje

Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land

Recommended Posts

^^Kolba naf ma lihide, weligaa ma maqashay xikmadda hoos ku qoran

 

Waxaadan helaynin

Usii hanqaltaaga

Waxaadan huraynin

Adoon ka habsaamin

Ayaa ka hagaagsan

 

Awlawiyaat. Priorities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ma Hadraawaa yiri?, iyadoo Af carbeed ah ayaan waa hore ka xifdiyey Shaykha Shuyuukhinaa, Muxadithul Casr, Al Callamata Al_Albaanee Raxmutallaahi Calayhi: 'Ficlul Mustadhaac, wa ta'jiil Gheyril Mustadhaac'

 

Waxa la isku dhaafay 'alhimam al caaliyah' adigu hadaad hoos u hundhursatay innagaa cirka eegeynee, nagu daba tuko :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaan lahaa! Maaddeey markaan waa anigii oo gabyaya---pay attention, isna gaabi waan taaganahaye :D

 

Adigoo qaxootiya oo baxoo qaaradaha jooga

Qarankaad lahayd adigoo ridoo soo qaribay jeerkan

Adoo qaawan oo dhiif iyo cudur la qaaxaysan

Inaad qolo kalow doobisaa soo qabinno maaha

 

Aw Muse, car, hadda waa CAR, sidii nin rag aa Maaddeey ha u garnaqsado :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Editing badnidaa, maxaan is gaabiyaa Calyaad eber iiga dhigtaye :D , ma burqatay!, saad tahaad dadka kalena moodday, shib iska dheh Hanaddada ha biijinin yaa Shaykh soona ducee!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Subxanallaah.

 

Xiin maaddeey is just refusing to submit to the wisdoms you showed him in your beautiful verses and your sound reasoning that defeated his illogical stance and he does it out of islaweyn but inshallaahy we ask Allaah to guide him to the right path although his stubborn nature will hinder him in that!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by xiinfaniin:

Zack, waa markaan ugu jeclahay markuu i taageero,

balaayyo waa markaan kii xumaa is qabanno, baa wax baas jiidanayyaan
:D

:D:D

Markaas siligga buu xagga kale ka mari miyaa? Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this