Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-Shabaab: Dhoollatuska Sanadka Cusub 'Pics'

Recommended Posts

RedSea   

Shiikh Fu’ad Maxamed Khalaf (Shangole) ayaa goobta ka jeediyey khudbad aad u dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, waxaa uu sheegay in aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya al-Shabaab, sidoo kale waxaa uu sheegay in ay doonayaan in ay la midoobaan Xisbul Islaam.

Interesting. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

5.jpg

 

9.jpg

 

1.jpg

 

7.jpg

 

 

Is this how Moqdisho welcomed 2010? We might be seeing the brutal warlords of tomorrow. 2010 could be the start of another decade or century of religious civil war in a county with almost 99.9% same religion, culture and language. Xayawaankaan ciyaalkaaba ka nabad gali la' Alla maxey hooyo waayeel ah gablaminyeen. Where are the parents? Miyaa la khaarijiyey horta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji maxaad inoo habaari? Waxaad kuu dhaamtey in aad tiraahdid "Allow kuwan ka kor qaad oo nabad sii".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu siday tahay uun baan sheegay alshabaab waxa ka horeyee Maxakimta maxakimta waxa ka horeyee al iltaxaada. dee kuwan na qaar ba ka danbayn ti alla na meel bay ku qorantahay run ahaanti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

QALQAL NAGU BEER

QARAXII LALA BEEGSADAY

ARDAYDII QALIN JABINEYSAY

QASAARAHA NA GAARAY

WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE

CUMAR HAASHI QAARAJIYE

WAAYEEL QAARAJIYE

DAAUUD DIRIR QAARAJIYE

IYO QAAR KALOO BADANE

 

 

That is what its. ....They should fight the Amisom ....not kill the poor innocent people!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Jacaylbaro:

The End of Alshabaab ............ Period

Looks like it, Jacaylbaro. The end is imminent, dhoollatus or no dhoolla tus. Time's up.

 

Next...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this