Sign in to follow this  
Maaddeey

Xizbul Islaam oo amray ragga iney garka sii daayaan shaarubadana gaabiyaan.

Recommended Posts

Maaddeey   

Macalin Xaashi “ Waxaa ragga amraynaa in ay Shaaribka xiiraan Gargana deystaan.

macalin_xaashi.jpg

 

Muqdisho: (Sh.M.Network) Macalin Xaashi Max’ed Faarax gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa ku amray ragga ku dhaqan gobolka Banaadir in ay garga siidaayaan islamarkaana shaaribka ay xiiraan.

 

Gudoomiyaha Ururka Xisbul ISlaam ee gobolka Banaadir Macalin Xaashi Max’ed Faarax oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu awaamiir ku soo ragay dhamaan raga ku dhaqan magaalada Muqdisho.

 

Waxaa uu sheegay Macalin Xaashi Max’ed Faarax in laga doonayo raga in ay deystaan garka islamarkaana ay Jaraan shaaribka, isagoo sheegay in horay awaamiir loogu soo ragay haweenka taasi oo ku aadaneyd inay qaataan Xijaabka islamarkaana ay sidii logu amray ku dhaqan galiyeen sidaasi darteedna laga doonayo raga in ay iyana dhaqan galiyaan amarkaani, cidii qadan weysa amarkaasi sida uu sheegay Macalin Xaashi laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan.

 

Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Macalin Xaashi Max’ed Faarax ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in horay awaamiir nuucaani oo kale loogu soo ragay magaalooyin badan oo kuyaala Soomaaliya islamarkaana ay gacanta ku hayaan Ururka Xisbul Islaam, isagoo sheegay in ay dhaqan galiyeen shacabkii magaalooyinkaasi.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Meelahaas waa 'private', lakin gerka & shanabka waa la arkaa, waa Shicaar!!, Che-yoow weligaa ma maqashay in Nabiga CSW laba nin oo Majuus ah oo Shaaribbo dhaadheer intey u yimaadeen uu yiri: 'yaa idin amray sidan (eg. inaad shaaribada dheereysaan, garkana xiirtaan)? waxay ku jawaabeen: 'Rabbigeen (Our King)' markaas Nabigu wuxuu yiri: 'Aniga Rabbigey wuxuu i faray inaan gerka deysto, shaaribadana gaabiyo!!, ka warran hee?? misplaced priorities miyaa??.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

How do they regulate this?

 

Also has such a rule been imposed in an Islamic state in the past?

allthough i do know that cutting your beard is wrong in Islam, but i always held that it was one of those thing that should be more employed as an individual responsibilliy not the authorities.

Not suprised anyways since their playing some sort of a racing game for radicalism with Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Maaddeey:

Macalin Xaashi “ Waxaa ragga amraynaa in ay Shaaribka xiiraan Gargana deystaan.

macalin_xaashi.jpg

I don't like the way this guy is wearing Cimaamad! almost similar to Edna Adan(Malkhabad) styl :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Maaddeey:

^Meelahaas waa 'private', lakin gerka & shanabka waa la arkaa, waa Shicaar!!, Che-yoow weligaa ma maqashay in Nabiga CSW laba nin oo Majuus ah oo Shaaribbo dhaadheer intey u yimaadeen uu yiri: 'yaa idin amray sidan (eg. inaad shaaribada dheereysaan, garkana xiirtaan)? waxay ku jawaabeen: 'Rabbigeen (Our King)' markaas Nabigu wuxuu yiri: 'Aniga Rabbigey wuxuu i faray inaan gerka deysto, shaaribadana gaabiyo!!, ka warran hee?? misplaced priorities miyaa??.

:D:D

 

cidii qadan weysa amarkaasi sida uu sheegay Macalin Xaashi laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan.

What's the punishment, Maaddeey? I have to admit that I have a vested interest in this. I'm a clean shaver, xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

NG, since you are as clean as young boy, you should be grounded as a boy. no more more watching World Cup.

 

Macalinka isgaba shaarib uu leeyahay, mise intuu shabaab ka dhuumanaayay ey ku baxeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Che -Guevara:

Shuunka iyo kilkilaha mala xiiraayo?
:D

 

This is silly...Talk about misplaced priorities.

Wasakh :D

 

Maaddeey, I thought you can't force the people on certain issues?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

'Aniga Rabbigey wuxuu i faray inaan gerka deysto, shaaribadana gaabiyo!!, ka warran hee?? misplaced priorities miyaa??.

Adaga shaqsi baatahey garkaa sheegtey cidiya deyso laakin gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir works for an entity that claims to govern parts of Somalia. And for them to worry about how the length of man's beard is misspelled priority.

 

Amar means to order which in turns someone has to enforce the order.Of all things to do, imagine wasting many man hours on Gar sizing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Che -Guevara:

Adaga shaqsi baatahey garkaa sheegtey cidiya deyso laakin
gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir
works for an entity that claims to govern parts of Somalia. And for them to worry about how the length of man's beard is misspelled priority.

 

Amar means to order which in turns someone has to enforce the order.Of all things to do, imagine wasting many man hours on Gar sizing.

Waa maxay guddoomiyaha & waxaad sheegeysid?, dadka uu guddoomiyuhu amarka ku soo rogay waa Muslimiin, sidaas baan tusaalaha Nabagia (CSW) & Majuusta(kuwa dabka caabuda) kuugu soo qaatay, iyagoo mushrikiin ah ayuu Gar & Shaarib ku soo hadal qaaday, weli waa ii taagantahay: Ka warran hee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this