Sign in to follow this  
Abwaan

Musharaxiinta Jagada Madaxweynenimada Soomaaliya tiro badanaa!

Recommended Posts

Abwaan   

Waaba kan mid ka mid ah.

 

Horta goormaa lagu dhawaaqay in Doorasho dhici doonto sannadka dambe? Qof aan dalka hore u joogin amase wax ka qaban dhibaatooyinkii la soo maray intuu qurbaha ka xeyd-xeyto ma xaq baa inuu yiraa dad baan hoggaaminayaa?

Haddiiba ay dhacdo in la qabto tartan madaweynenimo sannadka soo socda Haddii Ilaah na gaarsiiyo inta isa soo sharraxi doonta mallaga yaabaa inay boqollaal gaaraan markaan?

 

Yaasiin Warsame oo ah gabanka muuqaalka kore lagu waraystay ayaaba ka garasho dheer lagana yaabaa inuu hoggaan u qalmo marka la fiiriyo kuwo badan oo ka mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a man here in the Twin Cities who keeps having events and declaring he is running for office in 2011, Thoth like you states there is no timeline for an elction or a venue.

Strange stuff

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Abwaan, waxaan ka yaabanaa soo ma'aha ayaamahaanoo dhan, almost every other guy on my FB list waa musharax! Hade these guys are from party promoter to bass player to call centre rep to ilaah baa og wixii kale... :eek: Aloow alle!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta sheikh dalxiis shaqo xun ma hayo wuu dalxiisa mar ba meel bu u dhoofa sida hollywood star bu uu noolyahay marba diyarad bu diyarad ku badala murayad madow wu xidha. suitki ugu danbeye eeh talyani made bu xiidha. waddan failled uun bu madaxweyne ka yahay eeh oo burbursan oo mustaqbal lahayn laakin isagu wu ka nooladay waliba waxa u fiicnaan lahayd inu xammar iskaga guuro sidi cabdilahi yusuf keniya iska dago inta uga hadhay oo uu yidha dawladii barlamaankeedi waxan u raray Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool.

 

The campaign is on boys. I am cheering for my butcher(hilib halaal dealer) who said he will also declare his candidacy in the next few months. He is a good man with a great vision. Cidii wax isku haysaa ha isa soo xaadiriso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

As he says' Nothing is impossible' in this world. If he has the desire I don't see why not although you might need few battle scars to be given serious respect in the tribal and warlord-ism based politics in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Abwaan:

 

Qof aan dalka hore u joogin amase wax ka qaban dhibaatooyinkii la soo maray intuu qurbaha ka xeyd-xeyto ma xaq baa inuu yiraa dad baan hoggaaminayaa?

Abwaan, anigu waxaan aaminsanahay in dadkii caqliga u saaxiibka ahaaa oo dhan wadankii kasoo qaxeen marka wey dhici kartaa in qof qurbaha ka tagay uu wadanka badbaadsho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Zack:

quote:Originally posted by Abwaan:

 

Qof aan dalka hore u joogin amase wax ka qaban dhibaatooyinkii la soo maray intuu qurbaha ka xeyd-xeyto ma xaq baa inuu yiraa dad baan hoggaaminayaa?

Abwaan, anigu waxaan aaminsanahay in dadkii caqliga u saaxiibka ahaaa oo dhan wadankii kasoo qaxeen marka wey dhici kartaa in qof qurbaha ka tagay uu wadanka badbaadsho.
The Zack anigoo ixtiraamaya fikirkaaga haddana anigu waxaan arkay kuwo badan oo qurbaha joogaa oo aan sidaas u caqli badnayn waddanka burburkiisana mar walba ka shaqeeya. Marka dalka dad wanaagsan waa joogaan oo dad xun oo keliya ma joogaan. Anigu ma aaminsani in dadka sababo kala duwan awgood aan soo dhoofin lagu wada sheego inkaar-qabeyaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

lool.

 

The campaign is on boys. I am cheering for my butcher(hilib halaal dealer) who said he will also declare his candidacy in the next few months. He is a good man with a great vision. Cidii wax isku haysaa ha isa soo xaadiriso.

lol...ninba ceesaatii ceel keen. Anigana macallinkaygii dugsiga ayaanba sugi la'ahay ee muu is sharraxo...lol... Shariifba kolley dad buu macallin dugsi u ahaa once.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Kool_Kat:

Abwaan, waxaan ka yaabanaa soo ma'aha ayaamahaanoo dhan, almost every other guy on my FB list waa musharax! Hade these guys are from party promoter to bass player to call centre rep to ilaah baa og wixii kale... :eek: Aloow alle!!!

lol...Kool_Kat, waxaa ka sii daran intaas aad sheegtay iyo in kaloo badan oo jidka ku soo jirta iyo kuwa hadda siyaasadda horboodaya oo dhan waxay rabaan wada madaxweyne....Mar i dhaha, Madaxweyne. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this