Sign in to follow this  
MoonLight1

Maryan Mursal loses lots of supporters in MUQDISHO.

Recommended Posts

Maryan mursal ciise tagitankedi hargesa ku weyday tagarayal badan o reer muqdiho ah iyo edeyn dusha loga tuuray

 

 

Fanaanada caanka ah ee maryan Mursal Ciise ayaa shalay ka dagtay goorka diyaradaha ee Egal Inernational Air oprt marki ay caga dhigatay diyaradi siday fananada caanka ah ayaa Garoonka waxa so buux dhaafiyay masuuliyiin ka socota xukumada somali land iyo dadweyne aad u farabadan

Maryan ayaa waxa ay ku lebisneed calanka somalind ayda o aad ugu riyaqsan imanshiyaha ay timid somaliland safarka ay ku tagtay hargesa aya waxa ku wehliyey Labadeda wiil ee Kunciin iyo Kundiid

dadka reer muqdisho o u arkayay fananda wadaniyad ah ahna fananad qaran

 

 

Waxa ay u janjeersatay dadka radinaya kala qobqobnanata somaliyed ayada goor dhow qaday heesta sanad guurada somaliland taasi o ay ku amaaneyso somaliland dadka reer muqdisho ku edeyeen in ay tani tahay mid meel ka dhac ku ah sharafka iyo sumcada Fananada sida waxa yiri mid kamid ah dadka aadka u tagijiray fananada

 

 

Dadka reer muqisho ayaa fananada ku eedeyay in ay ka leexatay wadaniyadi lagu yaaqanay ayada oo aheyd mid dadka ku bararujin jirtay in wadanka wax loq abto somali ay hishiso dhiiga aan la dadin balse hada noqotay mid daneyneysa kala qob qobnanta somaliyen sida waxa yiri Maxamed Xasan Cali ( yarisow) oo ka mid ah tageyrayasha fananada

 

Maryan mursal ayaa ka mid noqotay dadka raadinaya gooni isku taga somaliland ayada oo shegtay in somaliland ay ka so baxaday shurudihi looga barna wa sida ay hadlka u dhigtaye

 

 

Dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...xaaji...iska dhaadhici...xoogaa markii heesaheeda la soo gato iyadoo dhahaysa waan khaldamay oo dhulku ma kala go'i karo ayaan ku tusaa Insha Allaah!

 

You know what dhibka idin haysta...qofkii Hargeysa inuu hargo ka soo gata raboba oo doonaya inuu galoba wuxuu dhahaa S/Land halla aqoonsado adinkuna run baad mooddaan; this is business man ee riyada iska daaya plz...Soomaaliya waa mid weligeedna mid bay ahaanaysaa insha Allaah, waan u jeedaa oo waad is cuqdadayseen waana iska caadi ee Caasimadda iyo Madaxweynahaba qaata dadkiinnana dhinac ka raaca!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee haday no heesto idinka halkee idin xanuunaysa imisa dad ba oo heesa somalia calankooda Somaliland wa miid anga anu samaysanay oo rabna oo dadkeedu rabba oo anu ka raalii nahay marka wax fahma..

 

abwaan sxb anagu kursii idinka ma rabno madaxweyne idinka ma rabno boqor idinka ma rabno caasiimad idin noqon mayno , iska kaya nabad galiya uun intaa la idinka waayii lahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

This woman is not politician, niether is she making a political statement here or will have the capicity to grant recognition to SL. She is there only to do business, let her do business...

 

 

As for wearing that flag, it is not a big deal, how many times do we wear flags from different countries for other reasons... Look at all of the business shops and Maqaaxiyaha Somalida they all probably have all kinds of Somali regional flags... Business is business abti, when you have got to sell something then you have got to sell it, ask the sales people and they will tell you...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Markay ugu soo heesaan Maryan inay madow dahay ******* tahayna ma ogtahay, ayay wax ku soo qaadan doontaa, oo ay fanaanimadii somaaliyeed ku soo noqon. Ileen Clan landersku Luqad gooniya ooy ugu heesto malee, iyagu ilayn waa Soomali shaashowdaye. Shame on you Yaa Maryan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Her 2 sons Kun La ciil and Keynadiid were both dere

 

400_Picture_033.jpg

 

MARYAN AND ISMACIIL

534_Picture_040.jpg

Wellcome back home Maryan, she promised to build a school in daami area of Hargeisa

 

"Somaliland nabadgalyo ayay samaysatay meel kasta oo Soomaaliya ka mid ah oo nabad samaysata Iskuulo iska daaye Qasriyo ayaanu u dhisaynaa." ayay tidhi oo ka mid ahaa hadaladii Maryan Mursal.

 

CIMG4998.JPG-for-web.jpg

 

Her fans

CIMG5003.JPG-for-web.jpg

 

534_Picture_043.JPG

 

more fans

CIMG4982.JPG-for-web.jpg

 

 

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde iyo Fanaaniin kale oo ciyaarta Hiddaha iyo Dhaqanka ku soo Dhawaynaya Maryan Mursal Ciise

 

534_Picture_032.jpg

 

C/nuur Allaale was also there

 

534_Picture_046.jpg

 

 

source

 

and here

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

From teh amount of attention she received I can predict more fanaaniin following in her footsteps..

 

She was welcomed like the superstar she is..

 

428_mary1.JPG

 

534_Picture_036.JPG

 

Wasiirka hidaha iyo dhaqanka iyo Maryan

 

534_Picture_054.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this