Sign in to follow this  
Liibaan

Waftigii SSC oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Soomalia Sheikh Sharif

Recommended Posts

Liibaan   

Maamulka Goboleedka SSC OO Ka Helay Dowlada Dhexe Federaalka Somalia Taageero iyo Aqoonsi Buuxa

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha Puntland ay aad uga carootay qaybta laga siiyay golaha wasiirada ayadoo horay u dalbatay in la siiyo ugu yaraan labo wasiir ayadoo ku dooday in aysan u cuntami doonin hadii ka yar la siiyo tasoo ay sabab uga dhigeen in ay ayagu yimiid maamulka kaliya oo taagan ee ****** leeyahay wixii Puntland kusoo aadana ay ayagu xaq u leyihiin qaybinta xubnaha reer Puntland halka aan laga la tashan xubnaha ayadoo nin u dhashay beesha SSC ee ay saxiibo dhow yihiin madax waynaha uu kaalin wayn ka qaatay in beesha Puntland la siiyo hal wasiir aysan xaq u lahayn wa ka baxsan intaa.

Dhanka kale waxaa la sheegaya in Dr Cabdi Karin uu ku guulaystay in jabhada SSC ow la kulan siiyay madaxwayne Shariif si loogu aqoon sado maamul goboleed la mid ah sida Puntland, Soomaliland iyo Galmudug tasoo ku aabuurtay caro wayn beesha Puntland oon ayagu donayn in laga hirgaliyo dagaanda u dhaxeeya puntland iyo Soomaaliland hadii ay dhacdo in madax waynuhu u aqoon sado SSC in uu yahay maamul jira ay keeni doonto isku dhac wayn ee u dhex mara dowlada dhexe iyo Puntland oo laga yaabo in Puntland ku dhawaaqdo in ay ka goday Soomaliya inteeda kale.

Dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegaya hadii mamul goboleedka SSC helo aqoonsi caalami ah ay dhici karto in dadka ku abtirsada SSC ay dhinac isku racaan tasoo dadkoodu u keeni karta horu mar ay garaan halkii kolkii hore ay ku kala xirnayeen Puntland iyo Soomaaliland oon ayagu wax dan ah u hayn dadkooda , ayadoo dagaanada SSCda ku baa ba, een dano shaqsi gaara wato ay ku wayeen xaqoodi iyo sharaf wixii ay lahaayeen dadkooduna ay u kala qaybsameen kuwa tageersan puntland iyo Soomaaliland. Ilo kale ayaa sheegaya in madax wayne Shariif kula dar daarmay SSC in ay mideeyaan dadkooda oo labada gobol dadkooda ka tixgaliyaan maamulka SSC kadibna uu aqoonsan doono maamul goboleed la mid ah kuwa ka jira dalka dastuurkuna uu qabo in maamul goboleed noqon karo laba gobol lana marsiin doono ansixin tiisa dowlada dhexe.

Ugu danbayntii qaybta la siiyay beesha Puntland iyo aqoon siga SSC da madax wayne Shariif rabo in ow u aqoon sado maamul goboleed ayay keeni doonta in ay kala fogaadan dowlada dhexe iyo maamulka Puntland tasoo ow doonayo madax wayne shariif in dhuunta lagu qabto maamulka Puntland si dad yowga kale ee ******ka ah u helaan xaqooda ayan la ogayn sida ay uga jawaabi donaan mmaamulka Puntland oo horay uga muujiyay caro wayn kadib kulankii dhex maray madax waynaha iyo SSCda.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Cadde Muuse "Shacabka SSC Gabi Ahaanba Waa Ka Baxeen Puntland"

Cadde Muuse: Shacabka SSC Waa Shubeen Waxaana Ka Musuul Ah Xukun Jeceyka Beesha Bariga

Waxay ahayd bishii Obtoober 2007,markii ciidamad maamulka Somaliland si xoog ah kula wareegeen Magaalada Laasacaanool ee gobolka sool xilligaasoo cidamadii Puntland ay ka garab dagalamayeen ciidamadii Itoobiya ee ku soo dalka Soomaaliya.

Ciidamada Somaliland ee xooga kula wareegay magalada Laasacanood ayaa waxaa wehliyey ciidamo u dhashay deegaanka ee beesha dhulbahane, kuwasoo kasoo carooday maamulka Puntland kadib markii ay tixgelin la'aan kala kulmeen maamulkaaasi oo lagu xanto inuu yahay mid ay dhisten beesha Bariga.

Cadde Muuse Madaxweynhii hore ee maamulka puntland ayaa maalmahaas waxa uu idacadaha ka sheegi jiray inuu dib ulla wareegi doono Laasacanood,balse waxuu hadalkiisii noqday 'qawda maqashii, waxna ha u qaban.

Faroole oo isagu dhaxlay talada Puntland, ayaa sidii kii ka horreeyey dheg jalaq aan u siinin Marka la weydiiyo oo idaacadaha iyo talafishannada laga waraysto wuxu dhahaa haddee arrinta nabad ha lagu dhammeeyo.

Waxa hadda laga joogaa mudda labo sano kaban xilligii Laascaanood ay si buuxda ulla wareegeen maamulka Somaliland, baaqyo ay direen Garaadyada,aqoonyahannada qoorkood wey ka dhega adegeen in Somaliland dib uga baxaan Laasacaanood, mana muuqato ififaalo dagaal oo u qorsheysan puntland ay kula wareegayaan deegaanada xooga looga qabsaday.

Haddaba Cadde Muuse oo dhawaan safar ku yimid deegaanada Puntland ayaa waxa uu si cad u sheegay in haddii Puntland ladoonayo in ay sii shaqeyso,"Beesha Bariga ha joojiyaan xukun jaceyka oo walaahooda Dhulubahante haloo dhiibo madaxtinimada,haddii kale waxaa la arki doonaa beelo kale oo ka carooda hab dhaqanka beesha Bariga"Sidaa waxaa ku taliyey Cadde Muuse.

Ugu danbeyn Lama oga in talada Cadde muuse ay soo celin karto deegaanada ay ka qabsadeeen Somaliland, sidoo kale waxaa dhawaan ka dhalisay jabhada SSC oo metesha dadka degaank,balse waa markii ugu horeeysay uu masuul u dhashay beesha Bariga uu sheego qaar ka mid ah qaldaadka ka jira maamulka Puntland.

Cabdiraxmaan Macalin Xuseen

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

Thanks to the Federal Somali Government, all expenses of SSC officials are paid the private chartered plane, hotels etc

Once a mukulaal, always a bloody mukulaal, eh? :D

Meel walba oo cad hilib-ah loogu sheego, saff ayee usoo wada galayaan...war nimanku iimaan darranaa oo karaama xumaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites

^

Horta, nin SSC la baxey, habar inuu qof kale ku sheego umaba furnaba! Waayo xarafyada SSC-du, baryaahaan suuqa waxaa kujirta, iney u taagan yihiin S****ii Saado Cali, oo meesha iidan waxbana kuheynba. :D

Garowe iyo Hargaysa inaad ka caada qaadataan ayuu daqankiinu ahaan jirey, maantana xoogaagi Sheikh Shariif dalalka shisheeyuhu ey ku deeqeen inuu kula diriro Al Shabab, ayaad tuugsasho ugu daqaaqdeen-- Ballaayo iimaanka idin jartey! :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Mr. Somalia:

Once a
mukulaal
, always a bloody
mukulaal
, eh?
:D

Meel walba oo cad hilib-ah loogu sheego, saff ayee usoo wada galayaan...war nimanku iimaan darranaa oo karaama xumaa?

Once a pirate/thief, always a bloody pirate/thief

Pirateland oo ku caan baxday budhcad badeeda iyo Buchcada barigaba, meesha wax lagu sheega ba tuuganimo ayeela aadayaan, Pirates anshax xumaa ooo xaaran cun badanaaa

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Mr. Somalia:

^

Horta, nin
SSC la baxey, habar inuu qof kale ku sheego umaba furnaba! Waayo xarafyada SSC-du, baryaahaan suuqa waxaa kujirta, iney u taagan yihiin
S
****ii
S
aado
C
ali, oo meesha iidan waxbana kuheynba.
:D

Garowe iyo Hargaysa inaad ka caada qaadataan ayuu daqankiinu ahaan jirey, maantana xoogaagi Sheikh Shariif dalalka shisheeyuhu ey ku deeqeen inuu kula diriro Al Shabab, ayaad tuugsasho ugu daqaaqdeen-- Ballaayo iimaanka idin jartey!
:D

Saado Cali afkaaga xun ka jeedi, Miyaa rabtaa in la caayo dumarka Gobalada Bari, Nugaal, iyo Mudug, Maamaulka Faroole qaar baa wasiiro ka ah

Kalmada badan oo cay ah ayaa jira oo dhamaan ka bilaabma xarafka "P" oo u taagan Puntland

Originally posted by Mr. Somalia:

maantana xoogaagi Sheikh Shariif dalalka shisheeyuhu ey ku deeqeen inuu kula diriro Al Shabab, ayaad tuugsasho ugu daqaaqdeen-- Ballaayo iimaanka idin jartey!
:D

Fool Faroole wixii uu Galgala kula dagaalamay shacabka Maakhir, Dowlada Shariif baa usoo dirtay dhaqaale ama hub

Markaaa Fool Faroole iyo kuwa taageera waxa ee isku darsadeen xaasidnimo iyo munaafaqnimo, waxa ee rabaan Dowlada Shariif inay Pirateland taageerto, SSC u diido taageerada

Mogadishu waa caasimadii Somalia oo dhan, markaa qoladan Pirateland waa inay fahmaan inay cidna ka xigin Mogadishu

Dowlada Somaalia ee Sheikh Shariif xaq ayee u leedahay inay taageerto Maamul Goboleedka SSC

Fool Faroole sababta uu la xanaaqay, maxee tahay? Faroole asagaa afkiisa ka sheegay oo yidhi dowlada Shariif waa ee noo diiday taageero iyo dhaqaalo (Hishiiskii Beenta ahaa Galkacyo)

Cumar Sharmarke Buur maxuu ka doonay Mogadishu? tuugsi soo maaha

Warlord Abdulahi Yusuf maxaa ka doonay Mogadishu? Jago iyo dhac

Warlord Abdulaahi Yusuf maxaa ka dooni jirey 1970s, 1980s, 1990s, 2000s Addis Ababa? Tuugsi

Warlord Abdulaahi Yusuf 40 sano ayuu kusii socday Addis Ababa, sababta kaliya waa tuugsi

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I wonder why mr Somalia aka mr puntland cares who the SSC leaders meet with??? time to learn to mind your business...

and I am still getting over what you wrote that up there....The admins better ban you for using such ill language. Unless of course their political ideology aligns with yours wouldnt know abt that??? but even then such language should not be tolerated...

And even if they dont ban you..somalidu waxay ku maahmaahda af caytamay ninkisa ku yaala..cidna waxba kama jarasid. Adiga uun ba is qiima tiray wajigaaga runta ahna mesha so dhigay...

salaam

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

This is good news. I have to confess that I like these SSC guys. They are leaving no stone unturned in the search for a better deal for their people and that's the least any concerned follower would expect from his leaders. Were I to hazard a guess however, I would wager that they will return disappointed! Not because their efforts are not worthy but more to do with the incompetence of the TFG itself. With the PL route closed and relations there as strained as they've never been before, sooner or later, all the roads will lead to H Town.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

^

Horta, nin
SSC la baxey, habar inuu qof kale ku sheego umaba furnaba! Waayo xarafyada SSC-du, baryaahaan suuqa waxaa kujirta, iney u taagan yihiin
S
****ii
S
aado
C
ali, oo meesha iidan waxbana kuheynba.
:D

what if I tell u suuqa waxaa ku jira PL stands for Pun**i land,would u belive it? smile.gif

besides,did u hear ur uncle threatning to become another SL if shariif didnt share the tuugsi with him?

nin gurigiisu dhalo ka sameesanyahay dhagax ma tuuro adeer. 15_NOV_2010.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by NGONGE:

This is good news. I have to confess that I like these SSC guys. They are leaving no stone unturned in the search for a better deal for their people and that's the least any concerned follower would expect from his leaders. Were I to hazard a guess however, I would wager that they will return disappointed! Not because their efforts are not worthy but more to do with the incompetence of the TFG itself. With the PL route closed and relations there as strained as they've never been before, sooner or later, all the roads will lead to H Town.

SSC entity, with all of its shortcomings, must be the best thing ever emerged from these regions for the last twenty years. Unlike your intake, where you self-assured and foresaw that these people have no choice but to be part of H-block at the end, it is an axiom where that stand might’ve some truth in it, but clearly the success and failure of SSC political endeavors depend on her leaders. If they promote unity and cement cohesion in their communities they shall be victorious irrespective of whomever they’ve political associations with and, under whatever circumstances they may be in at the time.

Meeting with the nominal, weak TFG leadership I see it as a progress but as I stated earlier in order SSC realizes her dreams; more needs to be done at the home front instead of dwelling afar places. Apparently, most of the solutions of SSC's predicaments are within. However, one thing is for certain; a friend and foe alike, we all admit that SSC reassembles the more pronounced model of building blocks, bottom up approach for the resurrection of Somali Republic in proper. And, to this end, we’ve to support the holistic elements of their political endeavor as that will benefit us in a way that is not visible to many of us.

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Taleexi:

quote:Originally posted by NGONGE:

Except for the 'Somali Republic' part, I am in full agreement with you here. We wait and see.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this