Sign in to follow this  
xiinfaniin

The Kismayo tragedy continues!

Recommended Posts

Jacpher   

Sheekh Diinta laga baran jirey oo xalay lagu diley Magaalada Kismaayo.

 

(27-09-2007)Wadaad si wayn looga qadariyo goboladda Jubooyinka isla markaana ahaa sheikh wayn oo ay dadka ku dhaqan goboladaasi si wayn cilmiga diiniga uga qaadan jireen ayaa xalay koox dablay ahi ay ku dileen gudaha magaalada Kismaayo.

 

Wadaadkan oo magaciisa la oran jiray Shiikh Jaylaani Shiikh Cali Macalin Axmed ayaa labo nin oo ku hubaysnaa bastoolado ay toogasho ku dileen abaarihii 9:00pm xilli uu ka soo baxay masaajid uu ku soo tukaday.

 

Qof codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa Dalkanews u sheegay in maleeshiyaadka dilka u gaystay wadaadkaasi ay ka tirsan yihiin mal;eeshiyaadka la shaqeeya waaxda nabad sugida kooxda mbegathi.

 

Marxuum Shiikh Jaylaani sheikh Cali waxa uu tafsiirka quraanka ka akhrin jiray idaacadda magaaladda kismaayo waxaana dilkiisa loo aanaynayaa arimo diineed iyo in uu ahaa wadaad ay ku midaysnaayeen shacabka ku dhaqan magaaladda kismaayo sida ay xaqiijiyeen labo wadaad oo ardaydiisa ka mid ahaa oo codsaday in aan magacooda la shaacin.

 

********ta kooxda mbegathi ayaa mudooyinkan dambe waxa ay caadiyaysteen dilka ay kula kacayaan dadka caanka ah, siyaasiyiinta, aqoonyahanada macalimiinta dugsi quraanka iyo wadaadada dadka diinta bara.

 

 

 

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Santaaro, ciidamada commanded and controlled by the traditional elders(in the absence of state control).

 

I have found out the details concerning the men's murders and as I have said all of the Kismaayo populace is looking for justice. One of the deceased (allahu naxariisto) is the brother-in-law of a very close friend of mine and his in-laws, among others, are at the forefront in making sure something justice is achieved. For those who wish to make this inter-clan, I would have to say it is more intra-clan as of now showing how affected many sections of the Kismaayo populace are.

 

Waana la rucleeyn, waan la is jafi, but the odayaal will come through as they have been doing recently!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, may Allah bless your poor soul adeer! No matter how you spin it this was an ignoble act and low point for the folks you’ve been praising. Both the motive and perpetrators are known. So put your ears on the ground though as the potential repercussions could be far reaching: thiers would not be sheep’s death.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I used to heard Falaari gal galasho kaaga ma harto :mad: subxaanalaah maylaah garentee his mercy on those culamaa.

 

 

Emperor I am sure you do know Yuusuf dheer very good freind for both of us. ilaaheey ha unaxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

Horn, may Allah bless your poor soul adeer! No matter how you spin it this was an ignoble act and low point for the folks you’ve been praising. Both the motive and perpetrators are known. So put your ears on the ground though as the potential repercussions could be far reaching: thiers would not be sheep’s death.

No adeer, you put your ears on the ground and take off that fake veneer you have put on. If by "folks" you are alluding to clan as has been your habit, not they are certainly not my clan and I have a history of differentiating between those that seek to live in peace and prosperity with their neighbors and those that wish to cause mischief and strive. But of course, I do not need to tell anyone around here that heinous crimes are not new to war-torn Somalia which says alot about your melodramatic way to spin the story.

 

The position of "my folks" is clear for anyone out there that wants to know as informed to them by the Council of Elders' swift meeting following the crime in which they stressed justice will be achieved. Only today the same position of "my folks" was clearly reiterated by the interim Governor of the area himself, Dr. Abdirizaaq Faarax Taano.

 

Dr.Cabdirizaq F Taano Oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Kismaayo, Kana Hadlay Falkii Dilka Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Oct 07,2007

by Kismaayo-GEDO-NN

 

taano1.jpg

 

Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Meridian Hotel siyaasiga C/risaaq Faarax Cali(Taano) oo ka mid ah siyaasiyiinta gacanta ku haya Gobolka J/hoose ayaa markii u horaysay ka hadlay dilkii ka dhacay Magaalada Kismaayo afartii bishan oktober(04/10/2007)

 

C/risaaq Faarax Cali oo mudadan danbe aad ugu janjeeray dhinaca nabadda iyo nabadaynta ayaa u dhigay war saxaafadeedkiisa sidan:

 

Ugu horanytii waxaan Tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaa eheladii, qaraabadii iyo dad waynaha ku nool gobolka jubbada hoose, anigoo uga tacsiyeynaya dilkii waxshiga ahaa ee ku yimid laba marxuum ee laka oranjiray Yuusuf Maxamed Cali iyo Axmed Aaden Muuse, waxaan leeyahay waxaa dishay labada marxuum gacan ka xaq daran, waxaana lagu dilay si dulmi ah sidaa darteed ,waxaan alle uga baryayaa in ilaah danbi dhaaf uga dhigo eheladii ay ka geeriyoodeenna samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Waxaan iyana Tacsi taas la mid ah u dirayaa Shirkadda Hormuud oo labada nin ee ladilay mid ka mid ah shaqaale muhiim ah u ahaa iyadana waxaan la qaybsanaynaa murugada iyo tiiraanyada naxdinta leh ee ku timid shirkadda Hormuud taas oo lagu yaqaanay dhexdhexaadnimo ka fog garabyada siyaasadda isku haya.

 

Tan labaad, waxaan u sheegaynaa dadwaynaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolka Jubada Hoose falkaasu in uu ahaa fal gardarro, waxshinimo, Xasuuq ah, aan la isla ogayn, la isla qabin, gaar ku ah ciddii fulisay danbi ahaan iyo fikir ahaanba.

 

Tan sadexaad waxaan ka codsanayaa Hoggaanka dhaqanka, kan Siyaasadda, Ganacsatada iyo Culimaa’udiinka beesha **** in ay arrinkaas iska bari yeelaan tallaabo sharciyana ka qaadan ciddii fulisay falkaas naxdinta leh. Falkaas dhacay ma ahayn mid lagu yaqaanay ama ka dhici jiray beesha **** sidaa darted waxaa waajib muqadas ah nagu ah in aan iska dhaqno soo ban dhigno wax raalli galiya Maskaxda iyo Maanka umadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii dhibku sida tooska ah u gaaray.

 

Ugu danbayntii waxaa xusid mudan in falkaan xun ee dhacay uuna raad ku yeelan dooonin wadahadaladii lagu balamay in ay qabsoomaan 27 �"ka bishan oktober taas oo laga rajo qabo in lagu soo afmeero khilaafkii mudada ka taagnaa Gobolkan Jubbada Hoose. Tan kale Nabadda iyo nabadaynta waan wadaynaa xaalad kasta oo lagu jiro, iyada ayaana ka hormarinaynaa dhacdooyinka kale ee la isku hayo.

 

GEDO-NN-Kismaayo News Desk

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn,

 

All i can say tou and your links is "Aloow maxaad nin dhiban tahay". Everyone knows their history (those you defend)about how many men they have taken out of their homes and murdered in that city recently. This some how gets special treatment and i wonder why?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Allaha u naxariisto dhaamantood iyo inti muslim ahh....what Allah wills will happen, we ask Allah to bring peace to our homeland and to unite the hearts of the muslims and deliver them from this fitnah. Ameen

 

Puntland is home to many clans including the kismaayo subclans, but no revenage killings and hurting of innocent ppl because of clan, as often done in somali context. Big ups to the ppl of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Walle waa mucjiso. Ragii markhaati ka ahaa waxa Kismaayo ka dhaci jiray beriigi Morgan talada loo dhiibay baa maanta usoo xusul duubtay inay iska kaaya dhigaan qolyaha aan hubaysnayn. Nimanyaho you are overdoing it now, ee danbi wuu dhacay qof waliba taa wa markhaati ee aan anigu Horn u horeeya ee bal wax yar u kaadiya bal idinkuna. smile.gif

 

Khalaf, Gaalkacyo is where the origins of the Yamaarugley incident which saw casualty rates of over 200 had its roots.

Share this post


Link to post
Share on other sites

First and foremost, wixii dhintay, allaah jano siiso, wixii noolna nabad allaah siiyo in somalia.

 

Horn iyo duke, labadiina, who voted for you in public office?

 

am I missing something or TFG's own cabinet aaba ka tirsan tihiin.

 

Duke is always talking about how things will be dealt with bla bla, and now Horn aaba soo taagan inta talking about

 

but as I have said, clearly something will be done:

How do you know something will be done? Can you really just snap your finger and things will be done as quickly as you have snapped it?

 

Its one thing if hadaad relatives meesha ku haysatid oo update ku siiso, but don't sound so sure of yourself, computerka aa wali ag-fadhisaa, that doesn't seem re-assuring, does it now HORN?

 

Only ka hadal about reassurance marka aad the battle line aadid oo dadkaaga difaacdid, until then SOL aan booto ku haaya maba kaa yeelaayi, DUKE aa waxaas caan ku eh and wali meesha oo taagan yahey and still forwarding articles from those bogus sites.(waligiis ma daalo miyaa?)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this