Sign in to follow this  
xiinfaniin

The Kismayo tragedy continues!

Recommended Posts

Originally posted by HornAfrique:

Khalaf, Gaalkacyo is where the origins of the Yamaarugley incident which saw casualty rates of over 200 had its roots.

Can you elaborate on that Saaxib. You make it sound like conspiracy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I was hoping the good chief would delight us with story behind Yarmaarugley. Yarmaarugley is small village near Somali/Ethio Khalaf. And the good Horn was referring to tribal skirmishes that took place in that village.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Che, while the Yamaarugley incident was primarily ticked off by grazing rights/borehole control, the unmitigated "aano-qaabil" (call it "ugaarsi") killings in Gaalkacyo had alot to do with it also. The conflict was unfortunate and many people lost their lives for nothing.

 

Yamaarugley, Qaloocan, Isgoyska, Ceel-dheer, etc all were affected and the same people that fought continue to live with each other as they were doing before the conflict. Innocent blood shed for nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is unfortunate indeed, but it is little dishonest to blame the "ugaarsi" on particular group only. It was the murder of Ina Baale that jumped start the conflict, but they were other murders before Ina Baale's demise in which the B-folks remained patient. Ina Baale's murder was simply the tipping point,but it was really unfortunate that young B-Boys took matters into their hands, and marched onto unneccesary war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The xaaraan ku naax occupying clan militia killed another innocent wadaad again.

-----------

 

Shiikh kale oo xalay Magaalada Kismaayo lagu dilay

 

Khamiis, Oktoober 11, 2007 - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas lagu dilay Shiikh kale oo si weyn looga yaqaanay magaaladaas.

 

Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay ku dileen Xaafadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo Shiikh Maxamed Shire oo ka tirsanaa Culumaa’udiinka sida weyn looga yaqaanay Magaalada Kismaayo.

 

Horay ayaa gudaha Magaalada Kismaayo waxaa loogu dilay labo Shiikh oo kale oo lagu kala magacaabi jiray Shiikh Jeylaani Cali Macallin iyo Shiikh Yuusuf Dheere, kuwaasi oo ay iyana dileen kooxo hubeysnaa oo aan ilaa iyo haatan la ogaanin cidda ay ahaayeen.

 

Magaalada Kismaayo ayaa muddooyinkan waxaa ku soo badanaya Dilalka loo geysanayo Dadka muxtarimiinta ah ee ay ka midka yihiin Culumaa’udiinka, iyadoo ay sii dheer yihiin dilal kale oo salka ku haya aanooyin Qabiil, kuwaasi oo iyana magaalada ka dhacaya.

 

Dilka xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalintii shalay ahayd uu magaaladaas ka dhacay Qarax loo adeegsaday Miino dhulka lagu aasay, taasi oo loola dan lahaa in lagu dilo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ninkalagu magacaabo Maxamed Cali Shire.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo oo si weyn uga walaacsan dilalka qorsheysan ee loo geysanayo Culumaa’udiinka iyo weliba Qaraxyada ayaa waxay sheegayaan in falalka Nabadgelyo darrada ah ee ka jira Magaalada Muqdisho loo soo xawilay magaalada Kismaayo oo in muddo ah deganeyd, walow ay ka gaabsanayaan in ay sheegaan cidda u soo xawishay falalkaas nabadgelyo darrada ah.

 

Ugu dambeyntiina, Ururka Xuquuqda Aadanaha Faanoole ayaa wuxuu cambaareeyay falalka nabadgelyo darrada ah ee ka soo cusboonaaday Magaalada Kismaayo iyo weliba dilalka loo geysanayo Culumaa’udiinka oo ka dhan ah Shareecada Islaamka, Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamiga iyo Xeerarka soo jireenka ah ee Soomaalida.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

The Xaraan ku naax's must be removed from the city at once. May allah help the citizens of Kismayo from this evil group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, dont let them boil you, ina adeer. Ha ku taagnaato ee daa! Dont never lower yourself to thier low low.

 

Mar haddad magaaladaada gacantaada kuugu jirto maxaa kaaga jira cidii sidii dugaaggii hadba bowdka ka soo ciyeysa ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Maad inoo kaadisaan bal inta sifiican aan ciida u dhamaysanayno, Ramadaanti ayaan qaati idinkaga soo dhamaysanay bal Ciida un noo kaadsha Bootadiina...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

^Ka xorey adeer, cid ka xoraysaa la waayaye.
:D

Daan daansi iyo qosol amaa laga dabeen doonaa. Those who claim to control and administer the city should secure people's safety If the elders can't control the militia, let's get somebody who can.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Kismaayo waa gabadh weeye. Maalinba ninkii guursadaa qaba :D Laakiin dee hadda yaan la sugi waayin. Security-geeda waala sugayaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markaan maqlo maah maahdaan waan iska Qoslaa Every Dog Has A day? Today is Horn's day Abti Enjoy killing our Culamaa & and the civiliens. This is the 1st time in history I see people enjoying civilian blood sheed. Abti enjoy for short time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Mindhaa culimada adeerkaa Ina Amxaar ku dilay Barri iyo Koonfirta Somalia ayan ahayn culumo Haye?

 

Oohinta iska daaya niman weyn baad tihiine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LLPP hort ciidwanaagsan mida labaad sxb ku raa xeesta dhiiga islaamka. meeshaan nah oohin mataalo waxii dhacay baa laga wadahadalaayaa.

 

dad maata ah baa lagu laayey meesha!!!!!!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this