Sign in to follow this  
Maaddeey

Sayidka Alshabaab: IS BAR-BAR DHIG

Recommended Posts

Maaddeey   

^sheekadaada xiiso uma qabo,hadalkaaga xanafta lehna cidi uma adkeysan karto, ee meeshaada & meel ka dheer, Dictator aan laga dictator-saneyn inaad tahay ayaan marag ka ahay, dadka hadalka afka u geli, sidaad rabto hadeysan u hadlinna naf maleh!

 

Bes, intaaseey iigaga egtahay waxaanan jeclaan lahaa in MMA uuba xiro topic-an!, haddii kale dhinacayga ka xiran.

 

Maxaa rag caarranaa (maba aqaan micnaheedee) laguu soo daayaa!, dadkii midaad caydo & midaad xorriyatul-qawlka u diiddaad ka dhigtaye, waxaanse ku weydiiyey aaway Kashafa? Post-igiisii u dambeeyey car & car waadinkii is lahaaye!??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Khashka inuu Burco iyo xagaas ka degay ayaa la sheegayey :D

 

Ninkii aan aqoon tabcada uu Xiin la damacsayahay inuu laba doodo waa danbi. Ka wareeg inta aad ka wareegi karto, laakiin xanaaq ha ooga tegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

It is either the dervishes VS Alshabaab or Sayidka Vs Ina Godane.

 

There is no doubt Sayidku was a Somali hero who had noble goals but he lacked the discipline of alshabaab, not to mention his qabiyaalad. It takes a lot to overcome qabiyaalad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Sayid was forced to use the qabiil war tactics cause Somalis were in dark age during his time. None of the people could understand what freedom stands. And he succeeded with awakening them from deep sleep.

 

As for Ina Godane it's to early to say anything about him, Macalin ceyrow has also walked away too early.

 

So, I say give him 22 more years and will be remembered for what he carries out now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Alshabaab, hadda waa in magaca laga beddelaa waayo waxaa ku soo biiray 70 jirro uu ugu horreeyo: Sheekh Xasan Turki, hadda ayay Sayyidka uga dhowyihiin intii hore smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dooda uu maaday soo bandhigay waxay madaxayga ku soo dhacday markii iigu horaysay ee aan maqlo Mr Godane oo gabyaya.

Isku eekanshaha Alshabab iyo sayidku inta uu maaday sheegay kuma koobna ee waa:

 

Labaduba Waxay fikirkooga ka soo waarideen (imported) dibada wadanka iyaga oo soo dheegtay halgano kale oo meelo kale ka socday.

Labaduba waxay ka horyimaadeen madhabtii dadka deeganka intoda badani ay isticmalaysay.

Labaduba diyaar uma aha dood figradaha iyo sharaxaadaha badan ee ay diintu yeelan karto ee waxay ku sheegan ka ka soo horjeeda WUU XUJOOBAY (sayidka) MURTADID (alshabab)

Labaduba Xujooyin iyo xarfado ay kaga horeeyaan dadka ay deeganka ugu yimaadeen ayay adeegsadaan (sida indho sarcaad, sixir iyo psycological war)

Labaduba Diyaarada ayay aad uga cabsadaan oo way cararaan markay maqlaan (Coomadi duulayay cadan ka keeneen, cirkiyo dhulkii baa is qabsaday cararacdoodiiye adiguba caqlaad leedahaye carar maxaa dhaama.

 

Inta Sayidka taageersan ha ogaadaan in mudadaa qarniga ah ee ka soo wareegtay taariikhdiisii waxyaabo badan oo khaladaada oo uu sayidku lahaa la ****olay si loogu eekaysiiyo GEESI lagu daydo. Qofku markuu dhintana inta badan amaan iyo halku dhigyo fiican ayaa laga reebaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Sayidka iyo Alshabaab la isma barbar dhigi karo, maaha isku mabda' isku ujeedo iyo isku dagaal midna.

 

 

Sayidka was a man of principles and freedom fighter despite his mistakes ,,,,, Alshabaab are not.

Waan ku saxantahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Jacaylbaro:

Sayidka iyo Alshabaab la isma barbar dhigi karo, maaha isku mabda' isku ujeedo iyo isku dagaal midna.

 

 

Sayidka was a man of principles and freedom fighter despite his mistakes ,,,,, Alshabaab are not.

I do not share with you the view that the Sayid was man of principle................ I believe that he shares similar characteristics with Ashabab by killing civilian and weak people to scare and subdue the others, so in my view, the Sayid was worse than today's Alshabab. No doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The problem is no one of his supporters has written about him. All you read about his history and wars are written by the same people who fought against him.

 

There is a lot of propaganda against him i'm telling u ,,,,,,,,,,,,,

 

The issue is that we can see Alshabaab's dirty actions with our naked eyes ...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this