Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: So much for Ethiopian influance, President Yusuf there is no cabinet

Recommended Posts

'Xukummad inoo dhisan ma jirto'

15 Nov 15, 2008 - 9:10:39 AM

 

Madaxweynaha dowlada KMG C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan qado sharaf ah ugu sameeyey magaalada Nairobi xubnaha Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya.

 

Kulankaan oo ka dhacay Hotelka PANARI ee Nairobi ayaa Madaxweynaha sheegay in dalka Ingiriika u tagay baaritaan caafimaad waxuuna sheegay in caafimaadkiisa uu wanaagsanyahay.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in magaalada Nairobi ay afar sano kadib dib ugu soo labaten iyaga oo aanan dalka waxba ka qaban hase ahaate waxuu sheegay in kadib markii xilka laga qaaday Gudoomiyihii gobolka Banadir ayaa sheegay in dalka inta badna ay la wareegen xoogaga kacdoonka isaga oo u sababayna xilka qaadistii Maxamad Dheere.

 

Madaxweyanha mar uu ka hadlayay xukuumada cusub ayuu yiri "anigu xog ogaal baan ahay yaa dowladaan dhisaya yaana duminaya waan kala aqaan inta duminaysa, markii leysoo gudbiyey liiska Xukuumada waxaan ku iri aan Barlamaanka u tago oo ummada Somaliyed u tago waxii Soomalai dan moodo, 'waxaas ayaan saxiixi karaa ayaanku iri" isaga oo ula jeedayay Ra'isal wasaare Nuur Cadde Xukuumadii uu dhisey.

 

Madaxweynahay ayaa sidoo kale sheegay inasyan xukuumad dalka ka jirin "maanta xukuumad inoo dhisan ma jirtee ogaada Xildhibaanoow"

 

Madaxweyanha ayaa ku booriyay Mudanayasha Barlamanka inay dalka dib ugu laabtan oo ay ka tashtaan ayaaha dowlada KMG.

 

Hadalka Cabdulahi Yusuf ayaa ku spoo beegmey kadib markii dowlada Ethiopia ku guuldareysatey dhexdhexaadin ay u sameyneysay Madaxweyne Cabdulahi Yusuf iyo Nuur Cadde.

 

Dowlada Ethiopia ayaa sheegtey maanta in ciidamadeda kala baxeyso dalka Somalia.

 

Cabdikariin Maxamed Jimcaale (Muxsin)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalka Cabdulahi Yusuf ayaa ku spoo beegmey kadib markii dowlada Ethiopia ku guuldareysatey dhexdhexaadin ay u sameyneysay Madaxweyne Cabdulahi Yusuf iyo Nuur Cadde.

 

Dowlada Ethiopia ayaa sheegtey maanta in ciidamadeda kala baxeyso dalka Somalia.

 

They need to get their troops out if they must, but the President knows his interest and Ethiopia or anyone else can do nothing... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Hadda what's your insider assessment, Duke? Wixi oo dhan ma finish baa? You seem happy about it; sideey wax u jiraan ninyow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Cirdey, I don't think Duke have clear understanding of what's going on, he is now happy Ethiopia leavin there, I don't get it, he said interest of Abdullaahi Yusuf, whattttt.

 

 

Duke, Adeer are you ok!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Duke was never a xabashi fan. He's always been a AY fan. If AY leaned towards the Xabash then Duke would swing that way too. But, make no mistake, Duke IS NOT a xabashi fan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

What interest I am a bit baffled? if I get out of the Somali political quagmire for a second and take the post of an analyst I would think telling the protection dog to stuff himself is a grave error, especially when “enemies” loom at every corner.

I suspect GD knows something we don’t

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ Duke was never a xabashi fan. He's always been a AY fan. If
AY
leaned towards the Xabash then Duke would swing that way too. But, make no mistake, Duke
IS NOT
a xabashi fan.

I agree with you ........

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

hey he is human with flesh and feeling just like us. He is excited about somalia being liberated with force rather than apologatic self satisfying baryo. Cadaw indha iyo dhag'la waa ethiopia eh hadal waxba ma usheegayo. Somalia dhago la'aan iyo indho la'aan ayey ku yimaadeen xabadna waa looga saaraya ilaa meesha ay ka yimaadeen. Insha Allah tacalaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

You mean it is time for DUke to get himself:

 

1. One of these: mm0601-olive_green-Inset.jpg

 

2. one of these: 163495_red_large.jpg

 

 

3. And grow his:

CurlBeardMOS0109_468x387.jpg

 

otherwise him and his uncle his gonna get:

jeedal3.jpg

 

:D ?

 

( am just joking with duke)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool......B_G...beryahaan ciidammo badan oo C/llaahi Cabsanaa baa shabaabka yiraa "War nimanka shabaabku waa niman fiican, oo Itoobiya qas bay waddaa"

 

 

"Anigu ma waxaad mooddey inaan C/llaahi taageersanahay? Weligeyba mucaarad baan ku ahaa"

 

lol...Xasha indhaha ayaaba la iska ridayaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this