Sign in to follow this  
nuune

My discussion with 2 Jehovas Witness today

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ ayagoo islaanta maskiin waaye yaaqee.... iyada oo kale intii guriga lasoo fadhiisiyo ayaa biyo burkaanti lugu soo qasay la siiyaa.... musqusha ee ku waalanee runtii...waayeel iyo shuban waa lakala leexiyaa..beentood waaye ma ceshan karaan lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Tuujiye:

^^^ ayagoo islaanta maskiin waaye yaaqee.... iyada oo kale intii guriga lasoo fadhiisiyo ayaa biyo burkaanti lugu soo qasay la siiyaa.... musqusha ee ku waalanee runtii...waayeel iyo shuban waa lakala leexiyaa..beentood waaye ma ceshan karaan lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Tuujiye, ar maxaa adiga dad ka inkaarsatay :D:D:D ,,, duqdii musqusha aa u dirtay fiina wiito

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masha'allah nuune, if you ever come to Canada, I will definately invite you to MSA islam awareness week. In this conversation you were the driver and you made them the passengers, and that is how it should be when we are doing dawah, keep up the good work.

 

Tuujiya, duqooshinka are mostly constipated, so it should be duqooshin iyo kaadi waa lakala leexiaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^ MSA dadka diinta ku cusub ama aan sifiican u aqoon ee ku mac'dahay.... Nuune dugsiga aan isla dhigan jirnay, kabiir uu ii ahaan beena ma aha weydii walaahi looool..... halsano uu waabis raaxada iigaga qaadi jiray iyo subcis aan loo joogin....

 

 

Abaay Heylay, MSA Islam Awarenessdii hada dhaweyd was very nice.. I think it was the best one since 2003....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ adiga see nin oo wax badan a ka wentahay uu kabiir kugu noqday? mise iska looxjiid aa iska aheed damiin waligii tabarak gaarin :D

 

Nuune, war ninyahow dacwada waad ku fiican tahay ma is tiri. Si fiican aa u geshay mar dambene ma soo noqonayaan wa lagu yaqaan meeshii lagu soo karbaasho waa ka cararaan wixi ujilicsana waa ku soo noqnoqdaan maalin kasta. Hadda bal ninyaho SOL dad jooga oo somali ku hadla bal dacwada gaarsii korkor (publicly) iyo hoose hooseyba (pm) wax ugu sheeg dhaqso ushaqo gal iyo odeygii waalnaa ee ku yiri Illaah ma aqoonsani isna ku dar :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D Allamagan, ninkaan Tuujiska wuxuu aad ugu fiicnaa tajwiidka, Quraanka codkuu ku akhrin jirey caadi ma aheyn, laguma heesanin xagga tajwiidka iyo tartiilka, thanks for the encouragements sxb

 

 

Abaay Heylay, thanks walaalo, and for your kind words smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiya, I know MSA islam awareness week is for dadka gaalada or dadka diinta ku cusub, but I was talking about inviting him as speaker to give dawah to those people. Usually some of the speakers we invite are really good in giving dawahs while others can be really boring or might not get to the point.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^ looool Abaay Heylay, walaalee Nuune anaa kuu kasaaye bal sug... Horta nuune wadaad ma aha laakiin diinta wuu yaqaan..mida labaad, ninkaan haduu dad hortooda istaago sida uu u qalalo ilaahey kuma tuso..wax ruuxii dhan lagala baxay ayaad u qabtaa..jeexkiisii baa jarees isku badalo... aad adigana wili ajanabi rabtaa in aad horgeyso...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

whoever needs the reference verses I used in the discussion, please let me know, specially the verses that Jehovas Witness guys are trained to preach around, they all use the same verses no matter wherever they are.

Please do share sxb, gracias!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune lool usheeg ninkaan dhooraha sawirkiisa soo qaatay... usheeg inta tartan aan raaye lol tartanada dhan waxaan u gali jirnay si aan u cuno rooti iyo oodkac loool xalwo ma jirin in libooye lool...

 

 

Jacfar, eraygaas sabab aan u iloowi karin ayaa jirta lool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I had the craziest meeting with this black lady today..it was more of a humerous than anything else..

 

She asks me if I'm muslim and im like yes and then she goes her cousin is married to a muslim and goes what do you guys exactly do at the mosque, do you guys dance or sing? She caught me off guard I almost wanted to burst out laughing and then I smiled n i was like no we dont dance or sing we listen to a islamic lecture/pray and then she goes that is as boring as cathlolism, that is why I converted to protestant. I swear that did it for me I laughed ....miskiinta I didnt meant to laugh. And, then she goes we dance and sing at the chruch and goes if any of her or her siblings miss the choir we dont even bother with the church. I think walahi she wanted to convert me with her emphasiszing the fun part about the chruch she attends...and then she asks me if i would marry someone from another relgion and then I said no I wouldnt..So she goes you are a good girl you are so into your culture ( i guess she meant religion)..anyways it was fun talking to her but walahi I couldnt contribute much to the discussion she was the type of lady who would go on and on about her religion..I have a feeling she wanted to convert me.....But, I really felt like giving this islamic book I had in my purse but she seemed so stuck with her mind set about having fun at the Protestant church and how catholism resembles islam in their strictless that i was like tana khyr ma leh lol. But, now that I think about it maybe I should have gave it to her..

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa la yiri ama Soomaalida dhihi jireen -- and it was and is cruel -- 'jareer Jilib ha joogo ama Jikaako (Chicaco) ha joogo, jareer waa jareer.'

 

Waxee ula jeedeen waa heesaha iyo ciyaaraha ee jecelyihiin. Soomaalida iyaga 'jareer' ma'aha miyaa. Sheeko. Yaana ka heeso jecel. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol shekadii oo dhan meel kale ula bodey horta adi somali maxa kugu diray wa suaale...hada somaliba ya ka hadlayay icon_razz.gif

 

anyways I was talking about religion not culture. meel diin loo yimid miya laga ciyaaara..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this