Sign in to follow this  
N.O.R.F

The SOL Af-Somali Battle

Recommended Posts

^ ayeeyo aniga xataa :mad:

 

 

ha ii gafin dee, dadkaan hada barbaranaya miyaad igala mid dhigtay , aniga ragaan gabyaaga ah sida sida abtigiis,xiin iyo nuune ayaa laga yabaa inay far caaradeeda i dheeryihiin lakin otherwise.... macalin aabihiis ban ahay , hooy ka joog ha igu qasbin inaan soo tafo xayto yaa KK ..

 

haddii kale adiga xataa koob biyo ah kuu kaban maayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Geel_jire:

^ ayeeyo aniga xataa :mad:

 

 

ha ii gafin dee, dadkaan hada barbaranaya miyaad igala mid dhigtay , aniga ragaan gabyaaga ah sida sida abtigiis,xiin iyo nuune ayaa laga yabaa inay far caaradeeda i dheeryihiin lakin otherwise.... macalin aabihiis ban ahay , hooy ka joog ha igu qasbin inaan soo tafo xayto yaa KK ..

 

haddii kale adiga xataa koob biyo ah kuu kaban maayo
:D

Tan mid aan looooool ama kix kix kix dhihi karo ma'aha, lafaheyga aan u cabsaday...Tafo xayto aa? Alaheey waa ka ale...Bal soo fariiso, bakeeri caano iyo sonkor isku qabooji...Baraf makuugu soo daraa? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@KK bas bas seefta galka ayaan ku celiyay .. .. war heye zack Qandac beel ee place u'r bet ninyahow and let us stop hijacking this thread !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Originally posted by Kool_Kat:

quote:

Malika wale waa igambatay stoic iyo ibtisaam xertooda aan kuheestay

Afro, ar maya maya maya, weykuu beenguurtay...
Malika
runta sheeg yaa kula caawiyay sheekadaas?
icon_razz.gif

 

^ :D Naa KK wax maa ogid adigu, intaasi odanii waani iis hayneyee.,waxaan islahaa fashionkuu waa inaad tiradiid afsomaliga baa iguu adaag yahay! smile.gificon_razz.gif Hada waxaan kuleyahay iska jiir waa gabadha! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOL,Maya namalahilmaamin hedee,anaguu waxaan kujirnaa kooxda nuune,xiin,Abtigiis iyo wixii kalee afsomaliga[qoritanka uun] kuficaan..

Naa KK waax maaogid adigu, intaasi odanii waani iis haneyee.,waxaan islahaa fashionkuu waa inaad tiradiid afsomaliga uu iguu adaag yahay! Hada waxaan kuleyahay iska jiir waa gabadha!

TOTALLY DIFFERENT YAA MALIKA ,,, TOTALLY DIFFERENT :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

This whole thread is a trap. I am not taking part until KK & JB also agree to take part.

 

(Malika, you should have left it with the first post). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Malika & Ngonge, dabin baad dhigeysaan waa in dube la idin ku qaraaco ee dadka ka daaya durbaankaad tumeysaan,

 

 

Malika, adiga anaa kuu soo diyaarin qoraal dhaguhu qiic iyo danbas kaa kiciyo.

 

PS: Rule one of this topic is, "whoever enters the topic, cannot withdraw or leave without having a story to translate"

 

 

So far, aniga no one gave me a story to translate, I don't know why

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is your story Nuune:

 

A very skillful Bowman went to the mountains in search of game. All the beasts of the forest fled at his approach. The Lion alone challenged him to combat. The Bowman immediately let fly an arrow; and said to the Lion: "I send thee my messenger, that from him thou mayest learn what I myself shall be when I assail thee." The Lion, thus wounded, rushed, away in great fear, and on a Fox exhorting him to be of good courage, and not to run away at the first attack, he replied: "You counsel me in vain, for if he sends so fearful a messenger, how shall I abide the attack of the man himself?"

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

War gabey sidii sheeka u dhacayo ayaan doonayaa oo english ah, sheeko caruureed dooni maayo ee orodoo halkaas ula dhaqaaq fiidmeeryahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

PS: Rule one of this topic is, "whoever enters the topic, cannot withdraw or leave without having a story to translate"

Now don't break your own rule ,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Keep On Singing (iska hees)

 

 

Like any good mother (sida hoyo walba oo fiican), when Karen found out that another baby was on the way (markay karen ogatay en ay uur leedahay), she did what she could to help her 3-year old son, Michael, prepare for a new sibling ( way ku dadaashay si o diyaariso inankiida yar micheal sido ola qabsado walaalkiisa/walaashisa cusub). They find out that the new baby is going to be a girl (waxay og.a.adeen ilmaha cusub eno gabdh noqon doono), and day after day (maalin walba), night after night (eyo habeen kasta), Michael sings to his sister in Mommy's tummy (michael waalishisa aan dhalin ayuu o heesi jiray).

The pregnancy progresses normally for Karen (uurkan mid aan dhib laheen bu aha ), an active member of the Panther Creek United Methodist Church in Morristown,Tennessee ( islaantan mid illaahida ka baqata oo kaniisada xaafaday tagta bay aheed, waanay ku dadaali jirtay). Then the labor pains come (way fuulatay). Every five minutes every minute (xanuunka shan minute walbo ku so noqnoqanayay). But complications arise during delivery (caluusha socotay). Hours of labor (saacaday fuulanaysay). Would a C-section be required? (talo miya la qalaya?)

Finally (aakhirka), Michael's little sister is born (Michael walaashi way dhalatay). But she is in serious condition (lakin ilma buka bay aheed). With siren howling in the night, the ambulance rushes the infant to the neonatal intensive care unit at St. Mary's Hospital, Knoxville, Tennessee (dhaktarka lala cararay). The days inch by. The little girl gets worse. (maalin walba ta ku xigta yarto way ka sii daraysay) The pediatric specialist tells the parents, "There is very little hope. Be prepared for the worst." (dhaktrka woxo reerka ku yedhi "es diyaariya, gabadhina rajo ma leh).

 

:D

 

(five minutes translation. Put that in your pipe and sii noog).

 

ps

The English part itself is a joke.

 

pps

Try to read the Somali part on its own. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this