Sign in to follow this  
nuune

Albert Einsteinba waa Nabi - says Odey Soomaali ah

Recommended Posts

nuune   

It was only yesterday when I had a chat with odey Soomaali ah, around 59 yrs old, odeygan waa raggeedi, kaftan badan, and iska farxaan ah, balse this odey had being causing lots of heated debate about his belief recently.

 

To make it short, sheekaba sheekay ku imaataa, sidii loo hadlayay, ayaa waxey noqotey in aan weydiiyo odeyga sababta uu shakiga uga qabo Ilaahay,

 

wuxuu yiri, Ilaah ducadeyda ma aqbalo, 50 sano ayaan hal wax ka baryayey, halkii waxna wali waan ka sugayaa, waxaan ku iri maxaad kontonkaa sano ka baryeesay Ilaah, wuxuu yiri, Ilaah waxaan maalin walboo 50kaa sano ka mid ah weydiisanayay in uu ila hadlo sidii uu ula hadley Nabi Muuse, si direct ah ayaan rabey inuu iila hadlo Ilaah.

 

Odeygan dadka badankood waa ay ka shakisnaayeen waayo doodiisaa fara badatey, hadalkaa intaan u soo gaabiyey baan ku iri, adeer Muslim miyaad tahay mise Gaal, markaasuu yiri meel soke ayaad iiga soo qabatey balse runtaan kuu sheegi, markaasuu yiri, adeer anigu Nabi Maxamed ma aaminsani wuxuu keenay meeshaan kama duwano wuxuu Albert Einstein adduunka keenay, kanba waa Nabi Einstein waayo labaduba dad badan ayaa raacey oo nalkan aad arkeeso Einstein ayaa inoo dhajiyey, markaasaan ku iri, adeer ma gaal baad tahay mise Muslim, markaasuu igu yiri adeer waad dagdag badantahay ee Muslim ma ihi arrintanna adiga hakugu ekkaato gaalnimadeyda.

 

The conversation took place somewhere at Kilburn, timekaa igu yaraa

 

 

Hada odeyga waan la ballansanahay waqtigaa igu yaraa shalayto, odeyga wuxuu taaganyahay haduu Ilaah la hadlay Nabi Muuse muxuu aniga iila hadli la'yahay

 

Will check on him my next meeting soon, kan Quraan Saar waxba ka tari maayo, wuxuu la soo taaganyahay muu Ilaah ila hadlo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool i would love to give duuqa a hug & slowly walk away from him backwards :D

 

I love how when faced with a religious dilemma Somalis are always reiterating “Muslim miyaad tahay mise Gaal?” haha CLASSIC!!!

 

Nuune-- I am worried for your sanity now, you need more ammo than that to put down ninkan wareersan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, inta aanan ka hadlin arrinkan, marka hore inoo sheeg xaalka odeyga, waa nin caynkee ah? miyirkiisa ka waran amaba dish-ku si fiican ma ugu suran yahay odaygu? Olyadii & Farinki ma daadinayaa mise isku dhex-yaacsan yihiin? Buufis ver. 4.5 maa haya? waa nin caykee ah dee marka hore haddii markaa intaa an kor ku soo sheegay wax si ka yihiin dee hadaldiisu wax ka soo qaad malahan, Allaha shaafiyo iga gaarsii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
B   

59! your 40. if he is odey... you have just entered middle life crisis! lol. you'll be saying richard durkin waa nabi! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, ninka waa in sawir laga soo qaado, cajiladna laga soo duubo. Arrinkaani baxnaanin-horraad weyn ayuu u baahan yahay intaan la gudo gelin oo falanqayn gudo-dheer lagu samayn.

 

baaritaanka hala wado ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, inta aanan ka hadlin arrinkan, marka hore inoo sheeg xaalka odeyga, waa nin caynkee ah? miyirkiisa ka waran amaba dish-ku si fiican ma ugu suran yahay odaygu? Olyadii & Farinki ma daadinayaa mise isku dhex-yaacsan yihiin? Buufis ver. 4.5 maa haya? waa nin caykee ah dee marka hore haddii markaa intaa an kor ku soo sheegay wax si ka yihiin dee hadaldiisu wax ka soo qaad malahan, Allaha shaafiyo iga gaarsii.

:D:D:D:D:D:D Classic! Made my day. :D @"Buufis ver. 4.5."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Nuune , I agree with Allamagan we need his profile si aan Odayga daawo ugu qorno :D

 

Bal noo cadee:

1) Ninku balwada siduu ku yahay Jaadka/Khamriga

2) Imisa goor ayuu guursaday(Naag Cadaan ah?). Xaaski imika ma la nooshahay

3) Caruurtiisa xidhiidh fiican ma la leeyahay! Walise isagu Awoowe ma noqday?

4) Imisa sano ayuu qurbaha joogay?

5) Psychatric miyuu booqday 40kii sano ee ugu dambeeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GUY, GUYS, All this psychoanalysis is unnecessary, we are not Dr.phil... let’s just give Duqa labo ukun and see what he does with them.

 

Only two outcomes here;

 

a) He will make himself something to eat like any reasonable person, (judging from his personality sunny side up i take it)

 

b) He will sit on it and pretend as though he hatched it... then my friends *Chuckles* that is how we’ll know :D

 

Trust me it works all the time, worked like a charm for my adeer... This one time he thought balambaallis & shinni could mate, so he made himself a punnett square and... (i've said too much, i have to go now)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D:D Waxaasi waa waalni cad, shinni an balambaalis is abaahinayo

 

 

Okey guys, ballantaan odeyga la lahaa is not far away, but before that let me tell you more about him in my recent conversation with him,

 

 

Odeyga carruur waa uu leeyahay, iskool iyo jaamacadana waa ay u wada dhigtaan, wadanka ingiriiskana waxa uu joogaa 8 sano oo kaliya, waxa uuna madax ka yahay oo uu aas aasey Somali Community illaa hadana waa u shidantahay leenkaas waxna ka dhuuqaa, siyaasada Soomaalida kama uu hadlo at all, mana uu jeclo dadka ka hadlo siyaasada Soomaalida,

 

odeyga af ingiriisigii waaweenaa ee odayaashii Soomaalida ayuu ku hadlayaa, and he is well versed in Somali language, Arabic, as well as Italian and English, you can spot him throwing heavy words in Somali, arabic, english and italian all at once when he is talking, and one time, I heard him saying hakuna matata when I told him I might be late for our next meeting,

 

All in all, odeyga madaxiisa waa uu caddaadey as for all odeyaal in his age, laakin daawo madoobeeso ayaa u marsan, bikoorad ma wato, tusbax ma wato, cumaamad ma qaato, bidaar yaroo weegaarsanna waa ku taala oo qadaadka jeexday, he is into fashion and takes well care of himself with futashaari gacma gaaban iyo sarwaalkiisaba,

 

he reasons and and uses logic alot with questions, like sidan maxay u ahaan weyday iyo maxaa sidan ka dhigay, hadey sidan ahaan laheed sidan ayuu noqon lahaa, su'aala saas oo kale ahna waa uu soo halgaadaa mararka qaarkood,

 

 

Waan ka war keeni, laakinse intaa ka badan baaritaan ah kama keeni karo odeyga balse idin la socodsiin wixii aan soo helo, waayo intaas waxaan ku ogaadey intii yareyd een la sheekeesanayay, with little help from people about his background here in London, like when he came here, and what he does.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

mid baan idinku darsan

 

all psychiatric reports start with

 

hebel hebel was born full term, normal birth and weight.

 

was he?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this