Valenteenah. Posted April 8, 2010 What's this, shirka dhuuniyaasha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 8, 2010 ^^ aah, it is the art of destruction, I think girls had their own version of sab, they used to sneak into habraha mingiska iyo quruumaha iska tumo and share the timirta iyo bunka, cuudka iyo jaawiga, Val, ma waxaad dhihi rabtaa you never participated in abbaay sitti sessions Tuujiska, waraa marax, ha i xasuusin those dayz faarabuuto, in those days, though it was recent, we are talking about 90gii/91kii/92gii, and maalin maalmaha ka mid aa waxaa suuqa siinaay oo barxada lafaha u dhawaa ka jirey sab yaroo gaabagaabeey ah, shab aan dhaney aniga iyo koox aan isla soconney oo same khaalid binu waliid isla dhiganeenay, markaa meeshii tagney, waa naloo diidey inaa sabta galno, irrida banaanka aa naloo istaagey waa isbaaro, markan oo kale aa ugu daran, we don't want to miss da great sab which will start soon anytime so kaartaa dagney, sabta bannaanka aa la fariisanaa barxad deyr weyn oo guriga hortiisa ah and gudaha for special people, dhagaxaan iyo bacaad aan bacyaal ka soo buuxiney like a bomb camal ka dhiganey, the first saxan marka la soo dhigey ayaan halmar shan bac oo bacaad isla tuurney, it landed right in the middle of the big saxan, and people started to run away qeelo iyo buuq qaxar iyo kadeed meeshii ka billaabmey, maxaa yaalo hee, we get in, and got special sabtii adduunka inside where the shuyuukhda fadhiistaan, wadaadadii aa nala dhax fadhiisiyey, meel cidla ayaan dirney sheikhyaashii intey duceenaayeenba saxamadiiba waa eber Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 8, 2010 Bariis maraq ari lagu kariyay iyo hilib ari ovenka lagu gaduudiyay baa maanta gurigayaga ka karsan...I am just saying! Too bad I dispise hilib ari... :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 8, 2010 Nuune, 91 and 92 siinaay sab ma ka jirin, shilke aa ka jirey see sanad kii iska kaa dhex yaacay.. 80kii iyo 81kii dheh dee Markii kuliyadda aa ku jiri jirtay! KK, bariiska iyo hilib ariga martida wax ma ugu dartay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 8, 2010 '80kii iyo 81kii dheh dee' maa tiri? Maya maya, 80gii iyo 81kii sab mexey ka yaqaaneen,baambaris aa u xirnaa, kuligood 30yrs ee jiraan nooh hada! Bariiska waa badan yahay ii dhinaga gacanta kala soo gal lee waaye... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 8, 2010 ^Ee hadda Nuune 92 aa sab siinaay u tagay maa laga dhagaysanaa! Maskiin aa tahay eeddo, markaa secunto ka ahayd Yasin Cisman (mise Xawo Tako ee ahayd) dadkaan qaar jiiro Norway ay u soo kali jireen iyako xirxiran Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 8, 2010 Gheelle, lool, actually it is not the same Suuqa Siinaay as the one in Xamar, this one only existed qixii bas, and only in 90/91kii in Libooya, that was it, odayaal aan iska aheen aniga iyo Tuujiska oo wali sab madaxa kaga jirtey meeshii waliima lagu sheego waa taagneen adiga markaas Utaango aa ku xareesneed camal Koolo lol@30 jir, baambariis beel, waa ku ogaa inaa tom boy iska aheed oo wiilasha sabta u raaci jirtey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 8, 2010 Originally posted by Valenteenah.: What's this, shirka dhuuniyaasha? Haa, waa dhuuniyaashii oo u tashanaaya sidii ay Dhooreyaasha Hilibka uga xadi lahaayeen, Basbaasna afka uga buuxin lahaayeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 9, 2010 Nuune aniga suuqaas rooti iyo bur aan ku gadi jiray mala socotaa horta..xaafada dhan anaga aan ka laheen foorno lool... ar maxaa dagaal sii galay intaan suuqa usii socday.... Waraa Gheelle Nuune iyo aniga 91-kii xerada qaxootiga ee libooye aan iskula jirnay..meeshaas uu ninkaan niikinayo maanta ka bilawyay rabshada..mar uu naago ka tumo mingiska iyo balaayo kale, mar uu zab uris aado iyo mar uu jini ka bixis zab iyo beeso ku raadso... lacagtiisa dhan wuxuu geeni jirayna garoonkii yaraa ee diyaaradaha...waqtigaas uu rabay in uu diyaarad gato.... KK libooya walaahi been aha, laf hilib dhan saarneen oo cad, ayaa digsi inta lagu rido oo biyo lagu shubo ayaa maraq laga raadin jiray..laftaas waxa maraq ee dhali jirtay ma u maleyneesid loool.... hana soo xasuusinina yaaqee... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 10, 2010 Lol@ shirka dhuniyaasha...Val it must be hun. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted April 10, 2010 With all this bariis & hilib talk gaajaaba nagu rideen sxbyaal Iga tag, sab sharafteeda qurbahey ku bahdileen! Imagine adi iyo Maadeey oo sab isugu yimid, ma cuntadaad ku raxeysataa mise goortuu is qarxin doono yaad ka fikirtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 11, 2010 ^^^^ loooool ilaahoo nin miino ku xirantahay zab ha ila fadhiisin...hadana kaaga daran wadaadada wax ka zab uris badan ma jiraan ma ogidoo duqa! ar yaa zab asturkeeda phd ku qaatay aan wadaad aheen!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 30, 2010 *Hmmmmmmmmmm...* Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted October 31, 2010 Balo war waxan Bariis uma eko, Wallee Bariis waxaa loogu tagaa Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 31, 2010 ^ War waa la ilbaxay. Weli in la cuno dallac bilaash miyaad moodey? Quote Share this post Link to post Share on other sites