Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

Juxa   

Ngonge dont ever barbardhigid me with SAYID redface.gif

i would say thank you in fact i did this morning.

 

 

both translation waa qalad.

 

HAGE = ma diyaarad baa hagi, ma curyaan baad hagi, ma indhoolaad hagi mise suicide bomber baad hagi?

 

maaddeey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ Adigu male version of Juxa ayaad igo noqotay. Waliga 'thank you NGONGE' ma odhanaysid. Hada adigoo og inaan curyaan ku ahay xaga af somaliga oo hadana is dhibay o ka fakaray kelmada aad na waydiisay, jawaab macqool na kuu qoray. Xita 'thank you but not thank you' maad qorin. Tacbaan fooqal tacbaan.

Bah! war bax warya - haddana ma jilicnimadaas baad la timid - iyo in aad ku ooydoh "mahadsanid igu ma dhihin" - sidan caruurtayda ku dhaho - ayaan ku odhan:

Wax sax ah ama wax fiican samey - si laguu abaalmariyo icon_razz.gif

 

LOL@male version of Juxa - awaiting Juxa's response.

 

Maaddeey - kaasi waa eri....not again....eraygii ii gooyaye haddaaye - marka - haddeer 'Hage' ayaan ka doortay.

 

Bacaac! @ Sheh & JB :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juxa:

Ngonge dont ever barbardhigid me with SAYID
redface.gif

i would say thank you in fact i did this morning.

 

 

both translation waa qalad.

 

HAGE = ma diyaarad baa hagi, ma curyaan baad hagi, ma indhoolaad hagi mise suicide bomber baad hagi?

 

maaddeey
smile.gif

belo wax ku barbardhigatay - ee hal af ku hadal ama wax ku qor - maxaa kugu kalifay in aad weedh dhan hal luuqad intaad ku qortit - hal eri (eray) oo luuqad kale ah dhex gelisid? :D

 

Hage - maya, afka hooyo buu hagi icon_razz.gif

 

 

Originally posted by Maaddeey:

Boo
we
oo la soo gaabiyey waaye ee adna Baa
yo
maad ugu jawaabtid!
:D

adna maxaad ka hadlaysaa? ma boo-buu'da Sheh iyo JB?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Maaddeey eeboow iisug, reer qardhoodkan (is qardho part of bari horta? it is alot nicer to say reer barigaan) aan meel soo fariisiyee

 

Sayid, atleast i CAN, lakin adiga waxad lasoo shirtagtay GUIDE hala ii sharxo, why are you getting triple paid (as a teacher, adviser and nowadays translator) when your command of luqadii hooyo is so laataacaleesh :D

 

ps: i wrote response kulul but then waan barxay xoogaa i dont want in sayid dacwo ii qabsado.

 

Ngonge waa noo taal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

haduu weerar cir iyo dhul ah igu soo qaadayaa tolkeygana meeshan kuma badna? there is only CL iyaduna waa biiriitish

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

no no he has been on mission since bucket-gate although i fail to understand why xanaqiisa is directed at me instead of ibti?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Edit: maxaay tahay waxaase - cuqdad kuguma ogayne - that is what you get from hanging with reer burco icon_razz.gif

 

Annagu haddaan nahay reer Qardhood gabdhaha ma weerarno - ragga la jira baanu ridnaa :cool:

Ngonge cagaha wax ka day (waadiga Juxa la saftaye) :D

 

p.s we are no longer part of Bari thanks to a black guy called Cade from Xamar - icon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

your use of the term gabdho indicates iney liidasho iyo yasid badani ka muuqato.

 

may i sir (eri boowe) ask you inaad xoogaa isyara d-abo qabato intaadan bohol ku dhicin. and afsomaligaada s!cks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this