Sign in to follow this  
FatB

moving out

Recommended Posts

Originally posted by nuune:

leo ugaali aa ii diyaarsan camal
:D
oo green ah

Green? :eek: Ala baaa'ayeey calosha. I don't think ugali is suppose to be that color, unless you mean with "skuma wiki" :D

 

Malika hiyo ni advice poa sana...

You know "Asante ya punda ni mateke" ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D ask Malika, and she will tell you there are versions of Ugaali that are green, this was my fav one, with sikumaawiiki and mboga with maharaga iyo fiyaasi in it, some bilibili and majongo iyo wazima buntukhi na wa kiza sasa fiyaato faana watadhulu watendhelo jikizo hufya haki ya mungu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^iyaaaah, iyaaaah! aniyaa haddana??, Shaleemo Puntland waa jid caddaha weyn ee ka sokeeya dhinaca Masjidka Gumarreey (Sh. Cali dheere kii maxkamadihii waagii cali Mahdi) ayaa kala qaybiya Kaaraan & Huriwaa, lakin haddii aad wadada dhinaca waqooyi ka xigto reer Yaaqshiid baad tahay haddaadse koonfur xigto Kaaraan ama Huriwaa, Xaafaddii shimee kuugu dambeysay? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Jid cadaha sheegeesid maxaa weeye ninyahow-Sheneemo Puntland laamigey saarneyd.Anigase xaafadeyda laamiga dhinaca kaley xigtey (Yaqshiid). Gurigeega waxaa hormaraye jidka suuqa balka (Juungal) aada waa laamiga marka laga soo dago.

 

Jid cadaha sheegeysid kii Iskool Ziiyow dhinac maraaye miyaa oo Huriwaa adaaya. Sheenomo Puntland hal jid cadey udhawaa kaasna Kaaraan kor u aadijirey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jidka Meydka aa la dhihi jiray! Xaashi Wehliye & Muuse Boqor (AUN)ayaa maydkooda loo siiwaday, waxaan u maleynaa inuu jidkaas Kaaraan galo, waa jid u dhexeeya Shinema Puntland & Masjidka Gumarreey.

 

 

Suuqa Balka Masjid ku yaalla oo weyn (Jungal) ayaan XER ka haan jiray ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ilaahey baa hanuuniye smile.gif

 

Runbaa fiicaney maxasuusto Masaajidka Gummarey meeshuu ku yaaley laakin waxaan shaki iiga jirin jid cadaha dhinaca ka xigey shaneemo Puntland kaaraan buu aadi jirey. Dugsigeega kuyaaley jidkaa. Macalinkiiga Macalin Qoordheerey baa la dhihirey. Asxaabta siyaarada aadi jirey buu kamid ahaa :D

 

Maasijidka Juungal wax badan matagin jirey laakin juungal aada jirey. Hadaad xasuusitid nin waalan joogi jirey. Magaciisa waa ilaawey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MAdeey, Masjidka Gumarey walige ma maqal wxagge ku yaalay? wixii o 1991 ka dambeeyey magacyo cusubaa soo baxay oo hore ujirin.

 

Fagax, DA 30 (I like the name), Kalluunka, Geedka Yaaqa, Biibito Cali Gureey, Xerta Muxudiin Celi, Lafweyne, Faanus, CC illaa Max' Axm Cali thats used to my home territory. Che ciyaalka xaafada ahayd haye, ciyaal 8da Maajo maa ahayd mise Yaaqshiid?

 

Cinema Bunt free aa ku geli jiray (VIP xaafada ahaa)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Yaaqshiid-I used to go up and down that road. Went to Yaasin Cuusman-so I will take the bus from Caasin Cusmaan, Hotel Jubba, FIAT, Bilaajo, Sanco, Fanuus, Lafweyne (there was private Arabic school across it), Fagax, Kaah, what was the name of the new Hotel before Guled? well up and down I went most of the week.

 

LoooooooL@VIP meelada VIP akaheed ninyahow :D

 

Anyhow, are you saying Maddeey was Sunday or Wednesday people?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lool @ sunday! Allamagan wixii Villooyin xaafadaas aad ka taagteen Alla Yarxamhum :D (Abdiwahid Goonjeex maxaa isu tihiin?)geedaha showriga geedaha (roses-ka), masaajid yar waaye Shineemo Punt & Ladane ayuu u dhexeeyey, ka soo horjeedka Gurguurte ama ramadaan aad uma xusuusto(Sh. Cali dheere ayaa tafsiir ka aqrin) sawirkiisa waa kan:

Sh%20cali%20Sh%20maxamuud%20Sh%20cali%20

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Haatu ksitoo sug lee sheekada mar dhow Gariso aa soo galeysaa smile.gif

Waraa Che true ciyaalka xaafada aa noqotay. Ciyaal Shineemo Xadarmuut Beexaani waa aheed aan filaa anwyway Yasiin Cusmaan hal sano bas aan dhigtay wa la iso wareejiyey I liked the school but I had no choice ...lakin walaalkay iyo walashay aa dhigan jireen. Anniga 8da Maajo aa kabaha iiga dhamaadeen. Hoteelka isgoyska fagax Kalluunka ka soo horjeeday I think in la dhihi jiray something Hotel Xaramayn iwm. Markii la furayey meelahaas aan annigu 1988 Somalia ka soo tagay. Re. the VIP yes I knew many guys ka shaqeen jireen Cinema Bunt Theatre Ladane iskaba daa taa gadaasheeda waxa ku yaalay Geedka Yaaqa so Shadoor, Xiireey, Xasan Kuuriya ragaas u sareeyey agaas an well either relatives or friends e ahayen. Maadeey meesha mowlac weyn aa ku yaaley Xerta SH Muxudin Celi maalin kasta siyaara jirtay oo meel kasta laga imaan jiray maybe siyaaro siyaaro ku imaan jiray aagaas. :D

 

Maadeey

Maxaa Villoyin kale ka sheegesaa teeni aa weli xoog lagu deggen yahaye :D aakhiro maxaa wa jirra! ina Cilmi Goonjeex waa isla xaafadda smile.gif ubaxyadii ma dhindhinteen mise wagaabi kama dambayn? :D:D

 

Cali Dheere waagii gacmaha goyn jiray aa iigu horeysay magiciisa. Awkuuku (RIP) tuu ku suubiyey ma maqashay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this