Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Warmoog has been named a Moderator

Recommended Posts

Nomad Warmoog has been named a moderator of the Islam Section.

 

Sister Warmoog's maturity, intellect and balanced take on current issues have prompted her nomination to moderate that very important forum.

 

Congrats our sister!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yo Lib, good job. Home-gal, congrats and I ama amazed how progressive homie lib is! chosing a lady to run the I-section.

 

Wow...I like this place. Anyways, sista i like to ask if u can do us a favor and sort of teach a lil islam necessary steps online. Here is what really want to see in the I-section.

 

1- How to pray. Provide easy to follow steps in english, af somali and arabic. Do u have to always pray in Arabic?

 

2- What are the steps to do the wash before u go to pray.

 

3- How to do Ramadan. Specially, what breaks it, what to avoid and what are the minimum requirements for it.

 

thnx

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sidan wax loo magacaabayo ma yeelayno. Ma waafaqsana 4.5 rule. :D

 

LST waa inaadan si dictaatoorinima ah iska magacaabin ee aad la tashatid Strategic Advisory Group'ka aan ka midka ahay. :D

 

Anyway, warmoog waagii hore tuma ayey aheyd? Haday Haneefah tahay unbaan vote siinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Ninkaan LST la dhaho wuxuu kasoo haray gurmadkii reereedba ahaa ee gulwadaha.. Dooladii hore ee siyaadbare bare luflufkeedi baa ku maqan ee iska ilaali....

 

A&T yaa kaloo kamid ah group kaas? kolee haduu Ngonge ku jiro aniga kuma jiree... sheeko Adeero Lucas kama bixi karee...

 

 

LST, Can you remove nuune as Sports Mod? he is useless lool wax Liverpool taageersan baad furaha noogu dhiibtay! Raga Chelsea iyo Man U taageersan waad in aad furaha u dhiibtaa yaaqee ayaga baa champions iska ah sanadkaste...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Actually, Tuujiye you raised a good point.

 

There is no way Nuune can be a Sports Moderator on merit. If he is removed, waa in la ilaaliyaa isu-dheeli tirka beelaha, markaa cidda balaysa way iska cadahay. :D:D

 

Zack, Ferguson iyo Abdilatif'ba waan la tashaday. Nuune wax kalsooni ah kamahaysto beesha. :D

 

Bob'na ma badali karo oo lama hubo inuu Kismayo ka soo jeedo. Qaar baa leh waa Zulu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A most welcome development, the sister has impressed me with her intellect and contribution to that section. A good move indeed..

 

Congrats to Warmoog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:D

Actually, Tuujiye you raised a good point.

 

There is no way Nuune can be a Sports Moderator on merit. If he is removed, waa in la ilaaliyaa isu-dheeli tirka beelaha, markaa cidda balaysa way iska cadahay.

 

Zack, Ferguson iyo Abdilatif'ba waan la tashaday. Nuune wax kalsooni ah kamahaysto beesha.

 

Bob'na ma badali karo oo lama hubo inuu Kismayo ka soo jeedo. Qaar baa leh waa Zulu.

loool Hadii ee sidaa noqoto A&T, aniga ayaa meesha xaq kuleh.. maxaa yeelay, aniga beel kaste ayaan ku qasanahay loool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Bob'na ma badali karo oo lama hubo inuu Kismayo ka soo jeedo. Qaar baa leh waa Zulu.

^^^ :D:D Soomaalida waa wax laga faano beryahan, beenta iyo munaafiqnimadaan ku nacay nasiib xumada ihaysana waxay tahay Kismaayo weli kuma dhicin hergabka waddanka intiisa kale ku dhacay oo la yiraahdo 'Monkey Business Land' simply because waxaan ka imi magaalo weyn ee kamaan iman tuulo yaroo uu hal qabiil isugu tagay...Kismaayo waa Cosmopolitan city oo qabiil walba oo Soomaaliyeed from Bajuni to Barwani baa dega and we are proud of that.

 

 

PS. Hadaad ehel iyo qaraabanimo ii diiday dee Muslim nimada ha ii diidin awoowgaa la janneeye. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Kismaayo weli kuma dhicin hergabka waddanka intiisa kale ku dhacay oo la yiraahdo 'Monkey Business Land' simply because waxaan ka imi magaalo weyn ee kamaan iman tuulo yaroo uu hal qabiil isugu tagay...Kismaayo waa Cosmopolitan city oo qabiil walba oo Soomaaliyeed from Bajuni to Barwani baa dega and we are proud of that.

:D:D

taas ma la hubaa Jubbaland iyo waxbaan maqlayeye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Abtigiis iska key exclude garee ***** yahow aan qaraabadiis aqoon :D

 

Bob usheeg. Kismaayo buu mooddey tuuladiisa Xarshin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Taas weligeed ma dhaceyso...hadaad aragto kuwo Jubbaland iyo filin caato noocaas oo kale ah la wareegaayo waxaan kuu balan qaadayaa inay kuwaa reer Kismaayo dhalad ah aheyn waa kuwa aan ugu yeerno GALTI.

 

 

Al Shabab waa lagu roonyahay oo magaaladu waa nabad iyo barwaaqo oo cid cid kale dulmisana ma jirto sida waagii hore marka waxaan ku dhihi ilaahay waa kuu roonyahay waana kaa roonyahaa cida nabadeed waaye ilaah xamdigii. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

lol@ Galti :D

 

It's not Galtida who are pushing the Jubbaland project. It's our fellow brothers upstream ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this