Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

^Iga hor leeexo, ilka-laawe

 

^Ibti, Masawirkaygaan kusoo diraa, emailkaaga isii, halkaan masoo galin karee foolxumadayda, waa facshiro aduun taasuyee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Nuune ma ila argakey this madness!! :D

 

Bile, I don't like guys who lack confidence, what is this nonesense about being ugly, yet you want miid ku qaada adiga and your foolxumo, what kind of CV baad diibi yaro? Shiid.

 

Nuune please take this wiil aside and give him a boost will ya, so yara juf-juf till he is dag dag :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

CV ma shaqo doon baan ahay naag doon baan ahayee

 

Sawirkayga hadaad rabtid halkaan masoo galin karaan ku iri, private waa iska caadi, luuqa masoo galaa

 

About the fooluxo, naa raggu foolxumada waa kufaanaa, it is a Somali way, ma maqal miyaa maahmaahda, Dumarka baararahooda kasheekeeyaan ragguna meelay kujabeen ama ba'een.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@soo jaf jaf, igu ogoow hadaan ku bilaabaa lol

 

 

Waryaa Tukaale :D kala gaban meyno ee bal ii warran niyahow, waaxey sidani :D ii baashaal abaabiina waa kuu soo kala fiireenaa camal smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Abti, horta Abti baa ii tahay kow dheh, mid yaroo aan kalgacal iyo hasaawe nadhex marayna waan kala boodnay last week laba dheh, hadaan kooye baan joogaa, mid yaroo meesha joogtana inaad farta iigu fiiqdo waan kaa doonayaa oo aan shab dhaho sadex dheh.

 

Hadaan firaaqo ahay intaan dhibadda usuuq tagin ilaa isbuucaan meeshaan wixi kuharay bal aan jaanis siiyo ayaan is iri. Waa hal week jaanisku hadaan la iga faa'daysan, meeshana aan wax kafaa'idin dulqaadkaygu mabadna.

 

Waa kasuuq tagaayaa goshaan lagu ba'ay mardhow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ibti, sure,

 

 

Bile, igu halleey, nin waalan :D

 

 

EDIT: ibti, they shouldn't allow such loaf to speak in audience, kaas waan qali lahaa hadaan arko

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i invested alot of time in ibti, it is only fair she marries nin reerahayga ah.

 

good morning peasant, yes we are awake, ma quraac baad rabtaa?

 

jumca mubarak hadaba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this