Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

11 year old gives birth and a 40 year old says he's married to her.

Recommended Posts

Waxaa maanta cisbitaalka guud ee magaalada Galkacyo ku umushay gabar lagu magcaabo sacdiyo cumar axmed oo 11 jir.

 

Gabadhan ayaa la sheegay in ay qoyskeeda ka qarin jirtay uurka oo ay ahayd gabdhaha aan laga dareemi karin in ay uur sidaan .

 

Umulisada gabdhan dhalisay oo lagu magcaabo Drs. maymuun farax Samatar ayaa warbaahinta u sheegtay in ay la yaabtay markii loo keenay gabadha oo uu hayo xanunka foosha kadibna markii ay la aaday dhinaca saalada ay durba gabadhii umushay .

 

Drs. Maymuun oo sidoo kale madax ka ah Dallada dhawrista xaquuqda caruurta ee G/Mudug ayaa tibaaxday in ay tahay amuurtaan markii ugu horeeysay oo ay ka dhacdo deegaanada maamumul goboleedka Puntland.

 

Si kastaba ha ahaatee gabadhaan ayaa la sheegayaa in uu qudba siro ku qabay nin da'diisa lagu sheegay 40sano jir kana mid ah dadka ka xoogsada magaalada.

 

Qoyska gabadhan yaa lagu soo waramayaa in ay dacwad ka dhan ah ninka gabadhooda qudba sirada ku qabay u gudbiyeen saldhiga booliska magalada Galkacyo oo iminka halkaas ay labada ku kala gar qaadanayaan .

 

Dhacadadan ayaa ah mid naadir ku ah dhicitaankeeda Dalka somalia.

 

Yacquub Muxiyadiin C/salaan

allmudug.com

Yacquub12@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Si kastaba ha ahaatee gabadhaan ayaa la sheegayaa in uu
qudba siro ku qabay
nin da'diisa lagu sheegay 40sano jir kana mid ah dadka ka xoogsada magaalada.

Qudbo siro with 11 year old girl, adduunyooy xaalkaa ba', ninkan in la dhufaano weeyan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Forget babies having babies...what about Axad goosayahe weenlay Koob iyo toban jirin baan mehersade leh. Xooli dheh

Kitaabkey buu akhristay....Freaking pedophile.

 

Kan camal tarabuunkii xamar in lasoo istaajiyo oo la dhaga xeeyo aa fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ I think it is best in kaas dhagta dhiiga loo daro. There is no use having such characters around children. The sooner he is disposed off like contegious compost, the better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very very Un-Somali and Un-Islamic

I don't think so. I disagree. Somalis were marrying girls as young as this girl far far back in the somali tradition. Islamically, Aisha RA was only 9 when she was married off to the Prophet SCW.

 

It might not be our liking, but I don't think that the union is wrong. The 'masaafo' bit might be questionable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I think what he meant is the bahavior of the 40 year old man. Or the whole qudbo siro deal.

 

Was there a union between the alleged husband [should he be refered as husband or child rapist] and the little girl? Do you consider qudbo siro a legal union?

 

I don't think shooting the guy is gonna resolve the problem. He needs guidance more than anything else.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

because somalis did it long time does not make it right. and prophet(ppuh) married Aish(ra) 1400+ years ago. sagaal jir wakhtigaa la mid maaha sagaal jir maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Abdillah:

quote: Very very Un-Somali and Un-Islamic

I don't think so. I disagree. Somalis were marrying girls as young as this girl far far back in the somali tradition. Islamically, Aisha RA was only 9 when she was married off to the Prophet SCW.

 

It might not be our liking, but I don't think that the union is wrong. The 'masaafo' bit might be questionable.
Prove it, dont just come her with BS. Where are these Somalis that have been marrying girls that young.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this